{"id":128539,"date":"2019-06-06T16:06:05","date_gmt":"2019-06-06T14:06:05","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=128539"},"modified":"2019-06-06T16:06:05","modified_gmt":"2019-06-06T14:06:05","slug":"daawo-odoyaasha-muqdisho-oo-sheegay-inuu-sababrkii-kadhamaaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odoyaasha-muqdisho-oo-sheegay-inuu-sababrkii-kadhamaaday\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Odoyaasha muqdisho oo sheegay inuu sababrkii kadhamaaday"},"content":{"rendered":"<p>Kulan maanta ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho qaar ka mid ah waxgaradka gobolka Banaadir ayay ku dhawaaqeen in dowlada dhexe ee Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo ay caburin ku heyso Shacabka Muqdisho.<\/p>\n<p>Waxgaradka waxa ay sheegeen in ay sameyn doonaan maamul gaar ah oo uu yeesho gobolka Banaadir si looga baxo dhibatooyinka ay dowladda Soomaaliya ku heyso Shacabka Caasimadda.<\/p>\n<p>Waxa ay sheegeen in Magaalada Muqdisho loo kala qeybiyay labo qeybood oo ay adag tahay in la iska kala Gudbo,maadaama inta badan ay xiran yihiin Wadooyinka Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Odayaasha dhaqanka ayaa xusay in haweenka badan ay ku umuleen Wadooyinka islamarkaana aysan wax naxariis ah ka helin dowladda Soomaaliya oo sii xirtay Wadooyinka.<\/p>\n<p>Mid ka mid ah ka qeyb galayeyaasha ayaa warbaahinta u aqriyay War kasoo baxay kulankii Odayaasha dhaqanka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/INEx00uTbOE\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan maanta ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho qaar ka mid ah waxgaradka gobolka Banaadir ayay ku dhawaaqeen in dowlada dhexe ee Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo ay caburin ku heyso Shacabka Muqdisho. Waxgaradka waxa ay sheegeen in ay sameyn doonaan maamul gaar ah oo uu yeesho gobolka Banaadir si looga baxo dhibatooyinka ay dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":128540,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-128539","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Odoyaasha muqdisho oo sheegay inuu sababrkii kadhamaaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odoyaasha-muqdisho-oo-sheegay-inuu-sababrkii-kadhamaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Odoyaasha muqdisho oo sheegay inuu sababrkii kadhamaaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kulan maanta ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho qaar ka mid ah waxgaradka gobolka Banaadir ayay ku dhawaaqeen in dowlada dhexe ee Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo ay caburin ku heyso Shacabka Muqdisho. Waxgaradka waxa ay sheegeen in ay sameyn doonaan maamul gaar ah oo uu yeesho gobolka Banaadir si looga baxo dhibatooyinka ay dowladda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odoyaasha-muqdisho-oo-sheegay-inuu-sababrkii-kadhamaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-06T14:06:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-8.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"833\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"631\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odoyaasha-muqdisho-oo-sheegay-inuu-sababrkii-kadhamaaday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odoyaasha-muqdisho-oo-sheegay-inuu-sababrkii-kadhamaaday\/\",\"name\":\"DAAWO:-Odoyaasha muqdisho oo sheegay inuu sababrkii kadhamaaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odoyaasha-muqdisho-oo-sheegay-inuu-sababrkii-kadhamaaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odoyaasha-muqdisho-oo-sheegay-inuu-sababrkii-kadhamaaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-8.png\",\"datePublished\":\"2019-06-06T14:06:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odoyaasha-muqdisho-oo-sheegay-inuu-sababrkii-kadhamaaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odoyaasha-muqdisho-oo-sheegay-inuu-sababrkii-kadhamaaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odoyaasha-muqdisho-oo-sheegay-inuu-sababrkii-kadhamaaday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-8.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-8.png\",\"width\":833,\"height\":631},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odoyaasha-muqdisho-oo-sheegay-inuu-sababrkii-kadhamaaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Odoyaasha muqdisho oo sheegay inuu sababrkii kadhamaaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Odoyaasha muqdisho oo sheegay inuu sababrkii kadhamaaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odoyaasha-muqdisho-oo-sheegay-inuu-sababrkii-kadhamaaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Odoyaasha muqdisho oo sheegay inuu sababrkii kadhamaaday - Wardoon","og_description":"Kulan maanta ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho qaar ka mid ah waxgaradka gobolka Banaadir ayay ku dhawaaqeen in dowlada dhexe ee Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo ay caburin ku heyso Shacabka Muqdisho. Waxgaradka waxa ay sheegeen in ay sameyn doonaan maamul gaar ah oo uu yeesho gobolka Banaadir si looga baxo dhibatooyinka ay dowladda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odoyaasha-muqdisho-oo-sheegay-inuu-sababrkii-kadhamaaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-06T14:06:05+00:00","og_image":[{"width":833,"height":631,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-8.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odoyaasha-muqdisho-oo-sheegay-inuu-sababrkii-kadhamaaday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odoyaasha-muqdisho-oo-sheegay-inuu-sababrkii-kadhamaaday\/","name":"DAAWO:-Odoyaasha muqdisho oo sheegay inuu sababrkii kadhamaaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odoyaasha-muqdisho-oo-sheegay-inuu-sababrkii-kadhamaaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odoyaasha-muqdisho-oo-sheegay-inuu-sababrkii-kadhamaaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-8.png","datePublished":"2019-06-06T14:06:05+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odoyaasha-muqdisho-oo-sheegay-inuu-sababrkii-kadhamaaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odoyaasha-muqdisho-oo-sheegay-inuu-sababrkii-kadhamaaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odoyaasha-muqdisho-oo-sheegay-inuu-sababrkii-kadhamaaday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-8.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-8.png","width":833,"height":631},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odoyaasha-muqdisho-oo-sheegay-inuu-sababrkii-kadhamaaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Odoyaasha muqdisho oo sheegay inuu sababrkii kadhamaaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128539"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=128539"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128539\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":128541,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128539\/revisions\/128541"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/128540"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=128539"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=128539"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=128539"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}