{"id":128577,"date":"2019-06-07T15:39:19","date_gmt":"2019-06-07T13:39:19","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=128577"},"modified":"2019-06-07T15:39:19","modified_gmt":"2019-06-07T13:39:19","slug":"gaashaanle-dhexe-cabdi-cali-seed-oo-isku-daldalay-muqdisho-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaashaanle-dhexe-cabdi-cali-seed-oo-isku-daldalay-muqdisho-sawirro\/","title":{"rendered":"Gaashaanle Dhexe Cabdi Cali Seed oo isku daldalay Muqdisho +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa isku daldalay gurigiisa oo ku yaala degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho, iyadoo falkan ay aad uga naxeen eheladiisa iyo dadka deegaanka.<\/p>\n<p>Wararka laga helayo Xerada Ciidamada ee Xaafada Sheelare ayaa sheegaya in Sarkaalka is daldalay lagu magacaabayay Gaashaanle Dhexe Cabdi Cali Seed, waxaa uu xarig uu qoorta isaga xiray uu isku daldalay gurigiisa, isagoo xirnaa darajada Ciidan iyo dharka ciidanka Booliska.<\/p>\n<p>Ma cadda ujeedada uu isku daldalay Sarkaalkan, hase ahaatee dadka deegaanka ayaa sheegaya in Sarkaalkan ay muddooyinkii u dambeeyay heysteen duruufooyin kala duwan, waxaa socda baaritaan ay wadaan Ciidanka dambi baarista Booliska, iyadoo Meydkiisa saaka loo qaaday Xarunta CID, si baaritaan loogu sameeyo.<\/p>\n<p>Ma jirto illaa iyo hadda wax war ah oo ka soo baxay Taliska Booliska oo ku aadan sababta uu Sarkaalka isku daldalay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa isku daldalay gurigiisa oo ku yaala degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho, iyadoo falkan ay aad uga naxeen eheladiisa iyo dadka deegaanka. Wararka laga helayo Xerada Ciidamada ee Xaafada Sheelare ayaa sheegaya in Sarkaalka is daldalay lagu magacaabayay Gaashaanle Dhexe Cabdi Cali Seed, waxaa uu xarig uu qoorta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":128578,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-128577","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Gaashaanle Dhexe Cabdi Cali Seed oo isku daldalay Muqdisho +SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaashaanle-dhexe-cabdi-cali-seed-oo-isku-daldalay-muqdisho-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Gaashaanle Dhexe Cabdi Cali Seed oo isku daldalay Muqdisho +SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa isku daldalay gurigiisa oo ku yaala degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho, iyadoo falkan ay aad uga naxeen eheladiisa iyo dadka deegaanka. Wararka laga helayo Xerada Ciidamada ee Xaafada Sheelare ayaa sheegaya in Sarkaalka is daldalay lagu magacaabayay Gaashaanle Dhexe Cabdi Cali Seed, waxaa uu xarig uu qoorta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaashaanle-dhexe-cabdi-cali-seed-oo-isku-daldalay-muqdisho-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-07T13:39:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/61943375_1940884179350739_4301305782965633024_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"876\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaashaanle-dhexe-cabdi-cali-seed-oo-isku-daldalay-muqdisho-sawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaashaanle-dhexe-cabdi-cali-seed-oo-isku-daldalay-muqdisho-sawirro\/\",\"name\":\"Gaashaanle Dhexe Cabdi Cali Seed oo isku daldalay Muqdisho +SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaashaanle-dhexe-cabdi-cali-seed-oo-isku-daldalay-muqdisho-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaashaanle-dhexe-cabdi-cali-seed-oo-isku-daldalay-muqdisho-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/61943375_1940884179350739_4301305782965633024_n.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-07T13:39:19+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaashaanle-dhexe-cabdi-cali-seed-oo-isku-daldalay-muqdisho-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaashaanle-dhexe-cabdi-cali-seed-oo-isku-daldalay-muqdisho-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaashaanle-dhexe-cabdi-cali-seed-oo-isku-daldalay-muqdisho-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/61943375_1940884179350739_4301305782965633024_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/61943375_1940884179350739_4301305782965633024_n.jpg\",\"width\":876,\"height\":960},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaashaanle-dhexe-cabdi-cali-seed-oo-isku-daldalay-muqdisho-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Gaashaanle Dhexe Cabdi Cali Seed oo isku daldalay Muqdisho +SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Gaashaanle Dhexe Cabdi Cali Seed oo isku daldalay Muqdisho +SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaashaanle-dhexe-cabdi-cali-seed-oo-isku-daldalay-muqdisho-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Gaashaanle Dhexe Cabdi Cali Seed oo isku daldalay Muqdisho +SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa isku daldalay gurigiisa oo ku yaala degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho, iyadoo falkan ay aad uga naxeen eheladiisa iyo dadka deegaanka. Wararka laga helayo Xerada Ciidamada ee Xaafada Sheelare ayaa sheegaya in Sarkaalka is daldalay lagu magacaabayay Gaashaanle Dhexe Cabdi Cali Seed, waxaa uu xarig uu qoorta [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaashaanle-dhexe-cabdi-cali-seed-oo-isku-daldalay-muqdisho-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-07T13:39:19+00:00","og_image":[{"width":876,"height":960,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/61943375_1940884179350739_4301305782965633024_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaashaanle-dhexe-cabdi-cali-seed-oo-isku-daldalay-muqdisho-sawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaashaanle-dhexe-cabdi-cali-seed-oo-isku-daldalay-muqdisho-sawirro\/","name":"Gaashaanle Dhexe Cabdi Cali Seed oo isku daldalay Muqdisho +SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaashaanle-dhexe-cabdi-cali-seed-oo-isku-daldalay-muqdisho-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaashaanle-dhexe-cabdi-cali-seed-oo-isku-daldalay-muqdisho-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/61943375_1940884179350739_4301305782965633024_n.jpg","datePublished":"2019-06-07T13:39:19+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaashaanle-dhexe-cabdi-cali-seed-oo-isku-daldalay-muqdisho-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/gaashaanle-dhexe-cabdi-cali-seed-oo-isku-daldalay-muqdisho-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaashaanle-dhexe-cabdi-cali-seed-oo-isku-daldalay-muqdisho-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/61943375_1940884179350739_4301305782965633024_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/61943375_1940884179350739_4301305782965633024_n.jpg","width":876,"height":960},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaashaanle-dhexe-cabdi-cali-seed-oo-isku-daldalay-muqdisho-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Gaashaanle Dhexe Cabdi Cali Seed oo isku daldalay Muqdisho +SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128577"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=128577"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128577\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":128579,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128577\/revisions\/128579"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/128578"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=128577"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=128577"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=128577"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}