{"id":128580,"date":"2019-06-07T15:49:43","date_gmt":"2019-06-07T13:49:43","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=128580"},"modified":"2019-06-07T15:54:34","modified_gmt":"2019-06-07T13:54:34","slug":"daawo-xaaska-gaashanle-dhexe-cabdi-cali-seed-oo-sheegtay-in-ninkeeda-ladilay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaska-gaashanle-dhexe-cabdi-cali-seed-oo-sheegtay-in-ninkeeda-ladilay\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Xaaska Gaashanle Dhexe Cabdi Cali Seed oo sheegtay in ninkeeda ladilay"},"content":{"rendered":"<p>Faahfaahino cusub ayaa kasoo baxaya sarkaal ka tirsanaa ciidamada Booliska Soomaaliya oo ku dhintay magaalada Muqdisho, kadib markii la sheegay inuu is daldalay oo xarig qoorta isaga xiray, kadibna geed iska soo laadlaadiyey.<\/p>\n<p>Ninkan oo warar hore u soo baxay ay sheegeen inuu is daldalay ayaa wararkii ugu danbeeyay waxay sheegeen in sarkaalkan oo ahaa Gaashanle Dhexe laguna magacaabi jiray Cabdi Cali Seed la dilay ee aanu isagu is-dilin, sida laga soo xigtay qaar ka mida qaraabada sarkaalka.<\/p>\n<p>Warbaahinta oo soo xigatay xaaska sarkaalka ayaa sheegtay in la dilay sarkaalka, isagoo saaka ka tegay guriga, kadibna ay heleen meydkiisa, laakiin aanay jirin wararka sheegaya inuu is dilay, isla markaana uu ahaa nin fayow oo aan wax dhibaato ah qabin.<\/p>\n<p>Deeqa Axmed oo ah xaaska sarkaalka la dilay ayaa sheegtay in xalay lasoo wacay oo loo sheegay in dhulka uu degan yahay la duminayo oo laga doonayo inuu ka guuro, kadibna xalay markii ay seexdeen ay saaka ka war heleen in meydkiisa la helay, waxayna beenisay inuu isagu is-dilay, iyadoo sheegtay in la dilay, arrintiisuna baaritaan lagu hayo.<\/p>\n<p>Taliyaha soo wacay ee ku amray inuu guriga ka guuro ayey ku sheegtay magaciisa SULUB, laakiin uu u caddeeyay inuusan jirin meel u guuri karo, kadibna saaka arrintan ay dhacday, waxaana goobta tegay saraakiisha ciidamada Booliska oo qoyska u wargeliyey inay iyagu aasayaan sarkaalka, kiiskiisana baaritaan culus la gelinayo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Funiversalsomalitv%2Fvideos%2F442672526524779%2F&amp;show_text=0&amp;width=860\" width=\"860\" height=\"755\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" data-mce-type=\"bookmark\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/9LvhkND7sfg\" width=\"860\" height=\"750\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Faahfaahino cusub ayaa kasoo baxaya sarkaal ka tirsanaa ciidamada Booliska Soomaaliya oo ku dhintay magaalada Muqdisho, kadib markii la sheegay inuu is daldalay oo xarig qoorta isaga xiray, kadibna geed iska soo laadlaadiyey. Ninkan oo warar hore u soo baxay ay sheegeen inuu is daldalay ayaa wararkii ugu danbeeyay waxay sheegeen in sarkaalkan oo ahaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":128578,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-128580","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Xaaska Gaashanle Dhexe Cabdi Cali Seed oo sheegtay in ninkeeda ladilay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaska-gaashanle-dhexe-cabdi-cali-seed-oo-sheegtay-in-ninkeeda-ladilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Xaaska Gaashanle Dhexe Cabdi Cali Seed oo sheegtay in ninkeeda ladilay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Faahfaahino cusub ayaa kasoo baxaya sarkaal ka tirsanaa ciidamada Booliska Soomaaliya oo ku dhintay magaalada Muqdisho, kadib markii la sheegay inuu is daldalay oo xarig qoorta isaga xiray, kadibna geed iska soo laadlaadiyey. Ninkan oo warar hore u soo baxay ay sheegeen inuu is daldalay ayaa wararkii ugu danbeeyay waxay sheegeen in sarkaalkan oo ahaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaska-gaashanle-dhexe-cabdi-cali-seed-oo-sheegtay-in-ninkeeda-ladilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-07T13:49:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-06-07T13:54:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/61943375_1940884179350739_4301305782965633024_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"876\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaska-gaashanle-dhexe-cabdi-cali-seed-oo-sheegtay-in-ninkeeda-ladilay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaska-gaashanle-dhexe-cabdi-cali-seed-oo-sheegtay-in-ninkeeda-ladilay\/\",\"name\":\"DAAWO:-Xaaska Gaashanle Dhexe Cabdi Cali Seed oo sheegtay in ninkeeda ladilay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaska-gaashanle-dhexe-cabdi-cali-seed-oo-sheegtay-in-ninkeeda-ladilay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaska-gaashanle-dhexe-cabdi-cali-seed-oo-sheegtay-in-ninkeeda-ladilay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/61943375_1940884179350739_4301305782965633024_n.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-07T13:49:43+00:00\",\"dateModified\":\"2019-06-07T13:54:34+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaska-gaashanle-dhexe-cabdi-cali-seed-oo-sheegtay-in-ninkeeda-ladilay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaska-gaashanle-dhexe-cabdi-cali-seed-oo-sheegtay-in-ninkeeda-ladilay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaska-gaashanle-dhexe-cabdi-cali-seed-oo-sheegtay-in-ninkeeda-ladilay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/61943375_1940884179350739_4301305782965633024_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/61943375_1940884179350739_4301305782965633024_n.jpg\",\"width\":876,\"height\":960},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaska-gaashanle-dhexe-cabdi-cali-seed-oo-sheegtay-in-ninkeeda-ladilay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Xaaska Gaashanle Dhexe Cabdi Cali Seed oo sheegtay in ninkeeda ladilay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Xaaska Gaashanle Dhexe Cabdi Cali Seed oo sheegtay in ninkeeda ladilay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaska-gaashanle-dhexe-cabdi-cali-seed-oo-sheegtay-in-ninkeeda-ladilay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Xaaska Gaashanle Dhexe Cabdi Cali Seed oo sheegtay in ninkeeda ladilay - Wardoon","og_description":"Faahfaahino cusub ayaa kasoo baxaya sarkaal ka tirsanaa ciidamada Booliska Soomaaliya oo ku dhintay magaalada Muqdisho, kadib markii la sheegay inuu is daldalay oo xarig qoorta isaga xiray, kadibna geed iska soo laadlaadiyey. Ninkan oo warar hore u soo baxay ay sheegeen inuu is daldalay ayaa wararkii ugu danbeeyay waxay sheegeen in sarkaalkan oo ahaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaska-gaashanle-dhexe-cabdi-cali-seed-oo-sheegtay-in-ninkeeda-ladilay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-07T13:49:43+00:00","article_modified_time":"2019-06-07T13:54:34+00:00","og_image":[{"width":876,"height":960,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/61943375_1940884179350739_4301305782965633024_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaska-gaashanle-dhexe-cabdi-cali-seed-oo-sheegtay-in-ninkeeda-ladilay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaska-gaashanle-dhexe-cabdi-cali-seed-oo-sheegtay-in-ninkeeda-ladilay\/","name":"DAAWO:-Xaaska Gaashanle Dhexe Cabdi Cali Seed oo sheegtay in ninkeeda ladilay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaska-gaashanle-dhexe-cabdi-cali-seed-oo-sheegtay-in-ninkeeda-ladilay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaska-gaashanle-dhexe-cabdi-cali-seed-oo-sheegtay-in-ninkeeda-ladilay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/61943375_1940884179350739_4301305782965633024_n.jpg","datePublished":"2019-06-07T13:49:43+00:00","dateModified":"2019-06-07T13:54:34+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaska-gaashanle-dhexe-cabdi-cali-seed-oo-sheegtay-in-ninkeeda-ladilay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaska-gaashanle-dhexe-cabdi-cali-seed-oo-sheegtay-in-ninkeeda-ladilay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaska-gaashanle-dhexe-cabdi-cali-seed-oo-sheegtay-in-ninkeeda-ladilay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/61943375_1940884179350739_4301305782965633024_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/61943375_1940884179350739_4301305782965633024_n.jpg","width":876,"height":960},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaska-gaashanle-dhexe-cabdi-cali-seed-oo-sheegtay-in-ninkeeda-ladilay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Xaaska Gaashanle Dhexe Cabdi Cali Seed oo sheegtay in ninkeeda ladilay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128580"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=128580"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128580\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":128584,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128580\/revisions\/128584"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/128578"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=128580"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=128580"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=128580"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}