{"id":128652,"date":"2019-06-08T10:15:41","date_gmt":"2019-06-08T08:15:41","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=128652"},"modified":"2019-06-08T10:15:41","modified_gmt":"2019-06-08T08:15:41","slug":"xildhibaan-saabir-booliska-waa-inuu-soo-caddeeyaa-geerida-marxuum-cabdi-seed","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-saabir-booliska-waa-inuu-soo-caddeeyaa-geerida-marxuum-cabdi-seed\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Saabir \u201cBooliska waa inuu soo caddeeyaa geerida Marxuum Cabdi Seed\u201c"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan Cabdi Saabir oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa ka hadlay Sarkaal ka tirsan ciidanka Booliska, kaasoo la sheegay inuu is daldalay, balse qoykiisa ay beeniyeen inuu isaga is dalay.<\/p>\n<p>Xildhibaanka ayaa ugu baaqay Hey\u2019addaha ammaanka inay baaritaan dhab ah ku sameeyaan kiiskaas, isla markaana loo baahan yahay in la soo bandhigo faah faahin rasmi ah oo ku saabsan sababta ka dambeysa geeridiisa.<\/p>\n<p>\u201cMarxuum G\/Dhexe Cabdi Cali Seed waxa uu ahaa Sarkaal ka tirsan Ciidanka Boliiska waxa uuna geeriyooday sida ka muuqata isaga oo ku guda jira waajibkiisii Qaranka isla markaasna xiran lebiskii ciidanka, waxaan ugu baaqayaa mas\u2019uuliyiinta taliska ciidanka booliska iyo hay\u2019adaha kale ee u xilsaaran in ay baaritaan dhab ah ku sameeyaan sida iyo sababta keentay geerida xanuunka leh ee Marxuum G\/Dhexe Cabdi Cali Seed, warbixin dhameystirana ay la soo wadaagaan ehelada Marxuumka\u201dayuu yiri Xildhibaan Saabir.<\/p>\n<p>Sarkaalka ciidan ayaa shalay la arkay, isagoo xarig qoorta ugu jiro, oo ka laad-laaday geed hortiis, oo ku yaalla gurigiisa, waxaana warar is khilaafsan ka soo baxayeen sababta ka dambeysa geeridiisa, inkastoo markii hore warar soo baxayay sheegayeen inuu isaga is dilay, balse markii dambe la beeniyay.<\/p>\n<p>Meydka Sarkaalkan ayaa waxaa la wareegay Ciidamada Booliska, iyagoo aasi doona, waxaana socda baaritaan ku aadan sababta ka dambeysa geeridiisa.<\/p>\n<p>Deeqa Axmed oo ah xaaska sarkaalka ayaa sheegtay in seygeeda aanu is dilin, balse la dilay, waxaana ay xustay la soo wacay oo loo sheegay in dhulka uu degan yahay la duminayo oo laga doonayo inuu ka guuro, kadibna ay ka war heleen in meydkiisa la helay, waxaana ay dalbatay in baaritaan lagu sameeyo dilka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Cabdi Saabir oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa ka hadlay Sarkaal ka tirsan ciidanka Booliska, kaasoo la sheegay inuu is daldalay, balse qoykiisa ay beeniyeen inuu isaga is dalay. Xildhibaanka ayaa ugu baaqay Hey\u2019addaha ammaanka inay baaritaan dhab ah ku sameeyaan kiiskaas, isla markaana loo baahan yahay in la soo bandhigo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":128653,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-128652","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaan Saabir \u201cBooliska waa inuu soo caddeeyaa geerida Marxuum Cabdi Seed\u201c - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-saabir-booliska-waa-inuu-soo-caddeeyaa-geerida-marxuum-cabdi-seed\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaan Saabir \u201cBooliska waa inuu soo caddeeyaa geerida Marxuum Cabdi Seed\u201c - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Cabdi Saabir oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa ka hadlay Sarkaal ka tirsan ciidanka Booliska, kaasoo la sheegay inuu is daldalay, balse qoykiisa ay beeniyeen inuu isaga is dalay. Xildhibaanka ayaa ugu baaqay Hey\u2019addaha ammaanka inay baaritaan dhab ah ku sameeyaan kiiskaas, isla markaana loo baahan yahay in la soo bandhigo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-saabir-booliska-waa-inuu-soo-caddeeyaa-geerida-marxuum-cabdi-seed\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-08T08:15:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Saabir.-696x615.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"615\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-saabir-booliska-waa-inuu-soo-caddeeyaa-geerida-marxuum-cabdi-seed\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-saabir-booliska-waa-inuu-soo-caddeeyaa-geerida-marxuum-cabdi-seed\/\",\"name\":\"Xildhibaan Saabir \u201cBooliska waa inuu soo caddeeyaa geerida Marxuum Cabdi Seed\u201c - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-saabir-booliska-waa-inuu-soo-caddeeyaa-geerida-marxuum-cabdi-seed\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-saabir-booliska-waa-inuu-soo-caddeeyaa-geerida-marxuum-cabdi-seed\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Saabir.-696x615.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-08T08:15:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-saabir-booliska-waa-inuu-soo-caddeeyaa-geerida-marxuum-cabdi-seed\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-saabir-booliska-waa-inuu-soo-caddeeyaa-geerida-marxuum-cabdi-seed\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-saabir-booliska-waa-inuu-soo-caddeeyaa-geerida-marxuum-cabdi-seed\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Saabir.-696x615.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Saabir.-696x615.jpg\",\"width\":696,\"height\":615},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-saabir-booliska-waa-inuu-soo-caddeeyaa-geerida-marxuum-cabdi-seed\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaan Saabir \u201cBooliska waa inuu soo caddeeyaa geerida Marxuum Cabdi Seed\u201c\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaan Saabir \u201cBooliska waa inuu soo caddeeyaa geerida Marxuum Cabdi Seed\u201c - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-saabir-booliska-waa-inuu-soo-caddeeyaa-geerida-marxuum-cabdi-seed\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaan Saabir \u201cBooliska waa inuu soo caddeeyaa geerida Marxuum Cabdi Seed\u201c - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Cabdi Saabir oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa ka hadlay Sarkaal ka tirsan ciidanka Booliska, kaasoo la sheegay inuu is daldalay, balse qoykiisa ay beeniyeen inuu isaga is dalay. Xildhibaanka ayaa ugu baaqay Hey\u2019addaha ammaanka inay baaritaan dhab ah ku sameeyaan kiiskaas, isla markaana loo baahan yahay in la soo bandhigo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-saabir-booliska-waa-inuu-soo-caddeeyaa-geerida-marxuum-cabdi-seed\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-08T08:15:41+00:00","og_image":[{"width":696,"height":615,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Saabir.-696x615.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-saabir-booliska-waa-inuu-soo-caddeeyaa-geerida-marxuum-cabdi-seed\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-saabir-booliska-waa-inuu-soo-caddeeyaa-geerida-marxuum-cabdi-seed\/","name":"Xildhibaan Saabir \u201cBooliska waa inuu soo caddeeyaa geerida Marxuum Cabdi Seed\u201c - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-saabir-booliska-waa-inuu-soo-caddeeyaa-geerida-marxuum-cabdi-seed\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-saabir-booliska-waa-inuu-soo-caddeeyaa-geerida-marxuum-cabdi-seed\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Saabir.-696x615.jpg","datePublished":"2019-06-08T08:15:41+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-saabir-booliska-waa-inuu-soo-caddeeyaa-geerida-marxuum-cabdi-seed\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-saabir-booliska-waa-inuu-soo-caddeeyaa-geerida-marxuum-cabdi-seed\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-saabir-booliska-waa-inuu-soo-caddeeyaa-geerida-marxuum-cabdi-seed\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Saabir.-696x615.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Saabir.-696x615.jpg","width":696,"height":615},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-saabir-booliska-waa-inuu-soo-caddeeyaa-geerida-marxuum-cabdi-seed\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaan Saabir \u201cBooliska waa inuu soo caddeeyaa geerida Marxuum Cabdi Seed\u201c"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128652"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=128652"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128652\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":128654,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128652\/revisions\/128654"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/128653"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=128652"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=128652"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=128652"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}