{"id":128655,"date":"2019-06-08T10:21:45","date_gmt":"2019-06-08T08:21:45","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=128655"},"modified":"2019-06-08T10:21:45","modified_gmt":"2019-06-08T08:21:45","slug":"daawo-guddoomiyihii-gobolka-hiiraan-oo-xilka-laga-qaaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-gobolka-hiiraan-oo-xilka-laga-qaaday\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Guddoomiyihii gobolka Hiiraan oo xilka laga qaaday"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan u magacaabay Cali Maxamed Caraale, iyadoo uu xilka ka qaaday Yuusuf axmed hagar (Yuusuf Dabageed).<\/p>\n<p>Xilka qaadista guddoomiyihii gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed ayaa timid saacado kadib markii uu eedeyn kulul u soo jeediyay Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare isagoo ku eedeeyay inuu doonayo in uu lunsado dhaqaalaha laga ururiyo shacabka gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha cusub ee loo magacaabay Maamulka gobolka Hiiraan Cali Maxamed Caraale ayaa ka mid ahaa musharaxiintii xilka madaxtinimada dowlad goboleedka Hirshabelle.<\/p>\n<p>Afhayeenka maamulka Hirshabelle Daa\u2019uud Xaaji Cirro ayaa ka hadlay xil ka qaadista lagu sameeyay guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed.<\/p>\n<p>Shir jaraa\u2019id oo uu ku qabtay madaxtooyada maamulka Hirshabelle Afhayeenka Hirshabelle Daa\u2019uud Xaaji Cirro ayuu ku aqriyay wareegtada ka soo baxday Madaxweynaha Hirshabelle oo xilka loogaga qaaday Yuusuf Axmed Hagar Dabageed oo hore sidan oo kale xilka guddoomiyaha gobolka Hiiraan loogaga qaaday.<\/p>\n<p>Halkan hoose ka daawo Afhayeenka Hirshabelle oo saxaafada u aqriyay xilka qaadista Yuusuf Dabageed;<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/FB_IMG_1559957635605.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-128656\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/FB_IMG_1559957635605.jpg\" alt=\"\" width=\"476\" height=\"477\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/FB_IMG_1559957635605.jpg 476w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/FB_IMG_1559957635605-150x150.jpg 150w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/FB_IMG_1559957635605-300x300.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 476px) 100vw, 476px\" \/><\/a><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/w4CyXySk7uI\" width=\"869\" height=\"791\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/wareegto-696x985.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-128657\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/wareegto-696x985.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"985\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/wareegto-696x985.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/wareegto-696x985-212x300.jpg 212w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan u magacaabay Cali Maxamed Caraale, iyadoo uu xilka ka qaaday Yuusuf axmed hagar (Yuusuf Dabageed). Xilka qaadista guddoomiyihii gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed ayaa timid saacado kadib markii uu eedeyn kulul u soo jeediyay Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare isagoo ku eedeeyay inuu doonayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":128648,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-128655","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Guddoomiyihii gobolka Hiiraan oo xilka laga qaaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-gobolka-hiiraan-oo-xilka-laga-qaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Guddoomiyihii gobolka Hiiraan oo xilka laga qaaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan u magacaabay Cali Maxamed Caraale, iyadoo uu xilka ka qaaday Yuusuf axmed hagar (Yuusuf Dabageed). Xilka qaadista guddoomiyihii gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed ayaa timid saacado kadib markii uu eedeyn kulul u soo jeediyay Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare isagoo ku eedeeyay inuu doonayo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-gobolka-hiiraan-oo-xilka-laga-qaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-08T08:21:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/dabaged.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"392\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-gobolka-hiiraan-oo-xilka-laga-qaaday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-gobolka-hiiraan-oo-xilka-laga-qaaday\/\",\"name\":\"DAAWO:-Guddoomiyihii gobolka Hiiraan oo xilka laga qaaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-gobolka-hiiraan-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-gobolka-hiiraan-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/dabaged.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-08T08:21:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-gobolka-hiiraan-oo-xilka-laga-qaaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-gobolka-hiiraan-oo-xilka-laga-qaaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-gobolka-hiiraan-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/dabaged.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/dabaged.jpg\",\"width\":696,\"height\":392},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-gobolka-hiiraan-oo-xilka-laga-qaaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Guddoomiyihii gobolka Hiiraan oo xilka laga qaaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Guddoomiyihii gobolka Hiiraan oo xilka laga qaaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-gobolka-hiiraan-oo-xilka-laga-qaaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Guddoomiyihii gobolka Hiiraan oo xilka laga qaaday - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan u magacaabay Cali Maxamed Caraale, iyadoo uu xilka ka qaaday Yuusuf axmed hagar (Yuusuf Dabageed). Xilka qaadista guddoomiyihii gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed ayaa timid saacado kadib markii uu eedeyn kulul u soo jeediyay Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare isagoo ku eedeeyay inuu doonayo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-gobolka-hiiraan-oo-xilka-laga-qaaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-08T08:21:45+00:00","og_image":[{"width":696,"height":392,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/dabaged.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-gobolka-hiiraan-oo-xilka-laga-qaaday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-gobolka-hiiraan-oo-xilka-laga-qaaday\/","name":"DAAWO:-Guddoomiyihii gobolka Hiiraan oo xilka laga qaaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-gobolka-hiiraan-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-gobolka-hiiraan-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/dabaged.jpg","datePublished":"2019-06-08T08:21:45+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-gobolka-hiiraan-oo-xilka-laga-qaaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-gobolka-hiiraan-oo-xilka-laga-qaaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-gobolka-hiiraan-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/dabaged.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/dabaged.jpg","width":696,"height":392},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-gobolka-hiiraan-oo-xilka-laga-qaaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Guddoomiyihii gobolka Hiiraan oo xilka laga qaaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128655"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=128655"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128655\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":128658,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128655\/revisions\/128658"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/128648"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=128655"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=128655"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=128655"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}