{"id":128673,"date":"2019-06-08T10:48:10","date_gmt":"2019-06-08T08:48:10","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=128673"},"modified":"2019-06-08T10:48:10","modified_gmt":"2019-06-08T08:48:10","slug":"daba-geed-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagusameeyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daba-geed-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagusameeyay\/","title":{"rendered":"Daba-Geed oo diiday xilka qaadistii lagusameeyay"},"content":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed uu kasoo horjeestay xilka qaadis uu ku sameeyay Madaxweynaha Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in uu diiday in uu wareejiyo xilka, islamarkaana uu ku shaqeyn doono xarunta maamulka gobolka Hiiraan ,maadaama uu shalay ku dhawaaqay in uu kasoo horjeeddo maamulka Madaxweyne Waare.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Hirshabeelle oo uu ka mid yihiin Xildhibaan iyo Wasiiro ayaa wadda dadaallo looga hortagayo in Khilaafka Yuusuf Dabageed iyo Madaxweyne Waare uu sii xoogeysto.<\/p>\n<p>Yuusuf Dabageed ayaa shalay ku dhawaaqay in dadka kunool degaanada gobolka Hiiraan ay ka tashadeen Madaxweyne Waare ka dib markii uu sheegay in uu si weyn uga soo horjeeddo horumarinta gobolka iyo dagaalka Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Madaxweyne Waare ayaa dhowr Gudoomiye u Magacaabay gobolka Hiiraan tan iyo markii uu noqday Madaxweynaha Hirshabeelle, waxaana dhammaantood xilka looga qaaday Sababo la xariira habka maareynta daqliga soo gala gobolka Hiiraan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed uu kasoo horjeestay xilka qaadis uu ku sameeyay Madaxweynaha Hirshabeelle. Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in uu diiday in uu wareejiyo xilka, islamarkaana uu ku shaqeyn doono xarunta maamulka gobolka Hiiraan ,maadaama uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":128674,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-128673","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daba-Geed oo diiday xilka qaadistii lagusameeyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daba-geed-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagusameeyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daba-Geed oo diiday xilka qaadistii lagusameeyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka naga soo gaaraya Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed uu kasoo horjeestay xilka qaadis uu ku sameeyay Madaxweynaha Hirshabeelle. Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in uu diiday in uu wareejiyo xilka, islamarkaana uu ku shaqeyn doono xarunta maamulka gobolka Hiiraan ,maadaama uu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daba-geed-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagusameeyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-08T08:48:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/dabageed-696x392.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"392\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daba-geed-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagusameeyay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daba-geed-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagusameeyay\/\",\"name\":\"Daba-Geed oo diiday xilka qaadistii lagusameeyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daba-geed-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagusameeyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daba-geed-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagusameeyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/dabageed-696x392.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-08T08:48:10+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daba-geed-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagusameeyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daba-geed-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagusameeyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daba-geed-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagusameeyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/dabageed-696x392.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/dabageed-696x392.jpg\",\"width\":696,\"height\":392},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daba-geed-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagusameeyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daba-Geed oo diiday xilka qaadistii lagusameeyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daba-Geed oo diiday xilka qaadistii lagusameeyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daba-geed-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagusameeyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daba-Geed oo diiday xilka qaadistii lagusameeyay - Wardoon","og_description":"Wararka naga soo gaaraya Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed uu kasoo horjeestay xilka qaadis uu ku sameeyay Madaxweynaha Hirshabeelle. Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in uu diiday in uu wareejiyo xilka, islamarkaana uu ku shaqeyn doono xarunta maamulka gobolka Hiiraan ,maadaama uu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daba-geed-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagusameeyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-08T08:48:10+00:00","og_image":[{"width":696,"height":392,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/dabageed-696x392.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daba-geed-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagusameeyay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daba-geed-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagusameeyay\/","name":"Daba-Geed oo diiday xilka qaadistii lagusameeyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daba-geed-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagusameeyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daba-geed-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagusameeyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/dabageed-696x392.jpg","datePublished":"2019-06-08T08:48:10+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daba-geed-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagusameeyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daba-geed-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagusameeyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daba-geed-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagusameeyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/dabageed-696x392.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/dabageed-696x392.jpg","width":696,"height":392},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daba-geed-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagusameeyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daba-Geed oo diiday xilka qaadistii lagusameeyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128673"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=128673"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128673\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":128675,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128673\/revisions\/128675"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/128674"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=128673"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=128673"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=128673"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}