{"id":128697,"date":"2019-06-08T14:42:51","date_gmt":"2019-06-08T12:42:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=128697"},"modified":"2019-06-08T14:42:51","modified_gmt":"2019-06-08T12:42:51","slug":"madaxa-baarista-dambiyada-ee-saldhigga-waaberi-oo-ladilay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxa-baarista-dambiyada-ee-saldhigga-waaberi-oo-ladilay\/","title":{"rendered":"Madaxa baarista dambiyada ee Saldhigga Waaberi oo ladilay"},"content":{"rendered":"<p>Askari ka tirsan Ciidamada booliska ee ilaalada ka hayay Koontarool ku yaala nawaaxiga Isgoyska Dabka oo lagu baaro gaadiidka aada dhinaca madaxtooyada Soomaaliya, ayaa aroortii hore ee saaka abaara 03:55AM ku dilay Sarkaal ka tirsan Ciidamada booliska Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ninka la dilay oo dhalinyaro ahaa, ayaa lagu magacaabi jiray C\/Wahaab Aadan, wuxuuna ahaa madaxa baarista dambiyada ee Saldhigga Waaberi xilliga habeenkii, waxaana xilliga la tooganayay uu watay gaari yar oo nooca raaxada ah.<\/p>\n<p>Si dhab ah looma oga sababta rasmiga ah ee ka dambeysa dilka, balse askar ka tirsan Saldhigga Waaberi ayaa sheegay in marxuumka inta aan la dilin daqiiqado ka hor uu Isbitaalka Daaru Shifaa uu ka soo xiray Saddex askari iyo gaari Harrier ah oo ay wateen, kuwaasoo loo heysto rasaas xalay laga maqlay aagga wadada Maka Al-Mukarama.<\/p>\n<p>Askariga dilka geystay ayaa la sheegay inuu goobta isaga baxsaday, waxaana socda baaritaano ay wadaan laamaha ammaanka ee dowladda Soomaaliya, iyadoo la faray iney heegan galaan Ciidamada ku sugan degmooyinka Hodan, Howlwadaag, Waaberi iyo Xamar Jajab oo ka tirsan Taliska qeybta bartamaha.<\/p>\n<p>Taliyaha booliska gobolka Banaadir Saadaq Cumar Xasan (Joon) ayaa hore u amray Taliyayaasha ku sugan Kontrolada Ciidamada ay joogaan iney gacanta ku soo dhigaan askarigii wax dila ama goobtiisa lagu dilo, haddii uu baxsad isku dayo, hadey taas dhici weydanna uu xarig muteysan doono Sarkaalka ugu sareya baraha Ciidamada ay wax ku baaraan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Askari ka tirsan Ciidamada booliska ee ilaalada ka hayay Koontarool ku yaala nawaaxiga Isgoyska Dabka oo lagu baaro gaadiidka aada dhinaca madaxtooyada Soomaaliya, ayaa aroortii hore ee saaka abaara 03:55AM ku dilay Sarkaal ka tirsan Ciidamada booliska Soomaaliya. Ninka la dilay oo dhalinyaro ahaa, ayaa lagu magacaabi jiray C\/Wahaab Aadan, wuxuuna ahaa madaxa baarista dambiyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":128698,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-128697","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxa baarista dambiyada ee Saldhigga Waaberi oo ladilay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxa-baarista-dambiyada-ee-saldhigga-waaberi-oo-ladilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxa baarista dambiyada ee Saldhigga Waaberi oo ladilay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Askari ka tirsan Ciidamada booliska ee ilaalada ka hayay Koontarool ku yaala nawaaxiga Isgoyska Dabka oo lagu baaro gaadiidka aada dhinaca madaxtooyada Soomaaliya, ayaa aroortii hore ee saaka abaara 03:55AM ku dilay Sarkaal ka tirsan Ciidamada booliska Soomaaliya. Ninka la dilay oo dhalinyaro ahaa, ayaa lagu magacaabi jiray C\/Wahaab Aadan, wuxuuna ahaa madaxa baarista dambiyada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxa-baarista-dambiyada-ee-saldhigga-waaberi-oo-ladilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-08T12:42:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1.gif\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"500\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"300\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/gif\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxa-baarista-dambiyada-ee-saldhigga-waaberi-oo-ladilay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxa-baarista-dambiyada-ee-saldhigga-waaberi-oo-ladilay\/\",\"name\":\"Madaxa baarista dambiyada ee Saldhigga Waaberi oo ladilay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxa-baarista-dambiyada-ee-saldhigga-waaberi-oo-ladilay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxa-baarista-dambiyada-ee-saldhigga-waaberi-oo-ladilay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1.gif\",\"datePublished\":\"2019-06-08T12:42:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxa-baarista-dambiyada-ee-saldhigga-waaberi-oo-ladilay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxa-baarista-dambiyada-ee-saldhigga-waaberi-oo-ladilay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxa-baarista-dambiyada-ee-saldhigga-waaberi-oo-ladilay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1.gif\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1.gif\",\"width\":500,\"height\":300},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxa-baarista-dambiyada-ee-saldhigga-waaberi-oo-ladilay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxa baarista dambiyada ee Saldhigga Waaberi oo ladilay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxa baarista dambiyada ee Saldhigga Waaberi oo ladilay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxa-baarista-dambiyada-ee-saldhigga-waaberi-oo-ladilay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxa baarista dambiyada ee Saldhigga Waaberi oo ladilay - Wardoon","og_description":"Askari ka tirsan Ciidamada booliska ee ilaalada ka hayay Koontarool ku yaala nawaaxiga Isgoyska Dabka oo lagu baaro gaadiidka aada dhinaca madaxtooyada Soomaaliya, ayaa aroortii hore ee saaka abaara 03:55AM ku dilay Sarkaal ka tirsan Ciidamada booliska Soomaaliya. Ninka la dilay oo dhalinyaro ahaa, ayaa lagu magacaabi jiray C\/Wahaab Aadan, wuxuuna ahaa madaxa baarista dambiyada [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxa-baarista-dambiyada-ee-saldhigga-waaberi-oo-ladilay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-08T12:42:51+00:00","og_image":[{"width":500,"height":300,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1.gif","type":"image\/gif"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxa-baarista-dambiyada-ee-saldhigga-waaberi-oo-ladilay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxa-baarista-dambiyada-ee-saldhigga-waaberi-oo-ladilay\/","name":"Madaxa baarista dambiyada ee Saldhigga Waaberi oo ladilay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxa-baarista-dambiyada-ee-saldhigga-waaberi-oo-ladilay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxa-baarista-dambiyada-ee-saldhigga-waaberi-oo-ladilay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1.gif","datePublished":"2019-06-08T12:42:51+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxa-baarista-dambiyada-ee-saldhigga-waaberi-oo-ladilay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxa-baarista-dambiyada-ee-saldhigga-waaberi-oo-ladilay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxa-baarista-dambiyada-ee-saldhigga-waaberi-oo-ladilay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1.gif","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1.gif","width":500,"height":300},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxa-baarista-dambiyada-ee-saldhigga-waaberi-oo-ladilay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxa baarista dambiyada ee Saldhigga Waaberi oo ladilay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128697"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=128697"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128697\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":128699,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128697\/revisions\/128699"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/128698"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=128697"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=128697"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=128697"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}