{"id":128700,"date":"2019-06-08T14:46:49","date_gmt":"2019-06-08T12:46:49","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=128700"},"modified":"2019-06-08T14:47:40","modified_gmt":"2019-06-08T12:47:40","slug":"madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-iyo-taliyaha-booliska-oo-isku-dhacay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-iyo-taliyaha-booliska-oo-isku-dhacay\/","title":{"rendered":"Madaxweyne ku xigeenka Puntland iyo Taliyaha Booliska oo isku dhacay"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa shaqadiisa u fasaxay taliyaha qeybta Booliiska gobolka Nugaal G\/sare Cabdixamiid Maxamed Dirir saacado kadib markii uu shaqada ka joojiyay taliyaha ciidamada Booliiska Puntland S\/Gaas Muxiyadiin Axmed Muuse.<\/p>\n<p>Gen Muxiyadiin ayaa shaqa-joojinta u cuskaday amar qaadasho la\u2019aan uu sheegay in uu sameeyay G\/sare Cabdixamiid Dirir oo sidoo kale ah taliyaha ciidanka PSF ee gobolka Nugaal.<\/p>\n<p>Balse madaxweyne ku xigeenka ayaa buriyay shaqa-joojinta waxaana taliyaha Booliiska lagu amray in uu mudda 24 saac gudaheeda ku soo galo magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.<\/p>\n<p>Labadda Masuul ayaa waxaa soo kala dhexgalay Khilaaf ka dhashay xilka qaadista iyo tilaabooyin uu qaaday taliyaha Ciidanka Booliska oo uusan kala tashan Madaxweyne ku xigeenka oo hadda kusime ka ah Puntland.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/nnnnnnnnnnnnn.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-128703\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/nnnnnnnnnnnnn.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/nnnnnnnnnnnnn.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/nnnnnnnnnnnnn-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa shaqadiisa u fasaxay taliyaha qeybta Booliiska gobolka Nugaal G\/sare Cabdixamiid Maxamed Dirir saacado kadib markii uu shaqada ka joojiyay taliyaha ciidamada Booliiska Puntland S\/Gaas Muxiyadiin Axmed Muuse. Gen Muxiyadiin ayaa shaqa-joojinta u cuskaday amar qaadasho la\u2019aan uu sheegay in uu sameeyay G\/sare Cabdixamiid Dirir oo sidoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":128701,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-128700","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxweyne ku xigeenka Puntland iyo Taliyaha Booliska oo isku dhacay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-iyo-taliyaha-booliska-oo-isku-dhacay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxweyne ku xigeenka Puntland iyo Taliyaha Booliska oo isku dhacay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa shaqadiisa u fasaxay taliyaha qeybta Booliiska gobolka Nugaal G\/sare Cabdixamiid Maxamed Dirir saacado kadib markii uu shaqada ka joojiyay taliyaha ciidamada Booliiska Puntland S\/Gaas Muxiyadiin Axmed Muuse. Gen Muxiyadiin ayaa shaqa-joojinta u cuskaday amar qaadasho la\u2019aan uu sheegay in uu sameeyay G\/sare Cabdixamiid Dirir oo sidoo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-iyo-taliyaha-booliska-oo-isku-dhacay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-08T12:46:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-06-08T12:47:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/page.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-iyo-taliyaha-booliska-oo-isku-dhacay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-iyo-taliyaha-booliska-oo-isku-dhacay\/\",\"name\":\"Madaxweyne ku xigeenka Puntland iyo Taliyaha Booliska oo isku dhacay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-iyo-taliyaha-booliska-oo-isku-dhacay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-iyo-taliyaha-booliska-oo-isku-dhacay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/page.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-08T12:46:49+00:00\",\"dateModified\":\"2019-06-08T12:47:40+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-iyo-taliyaha-booliska-oo-isku-dhacay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-iyo-taliyaha-booliska-oo-isku-dhacay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-iyo-taliyaha-booliska-oo-isku-dhacay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/page.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/page.jpg\",\"width\":404,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-iyo-taliyaha-booliska-oo-isku-dhacay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxweyne ku xigeenka Puntland iyo Taliyaha Booliska oo isku dhacay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxweyne ku xigeenka Puntland iyo Taliyaha Booliska oo isku dhacay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-iyo-taliyaha-booliska-oo-isku-dhacay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxweyne ku xigeenka Puntland iyo Taliyaha Booliska oo isku dhacay - Wardoon","og_description":"Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa shaqadiisa u fasaxay taliyaha qeybta Booliiska gobolka Nugaal G\/sare Cabdixamiid Maxamed Dirir saacado kadib markii uu shaqada ka joojiyay taliyaha ciidamada Booliiska Puntland S\/Gaas Muxiyadiin Axmed Muuse. Gen Muxiyadiin ayaa shaqa-joojinta u cuskaday amar qaadasho la\u2019aan uu sheegay in uu sameeyay G\/sare Cabdixamiid Dirir oo sidoo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-iyo-taliyaha-booliska-oo-isku-dhacay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-08T12:46:49+00:00","article_modified_time":"2019-06-08T12:47:40+00:00","og_image":[{"width":404,"height":404,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/page.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-iyo-taliyaha-booliska-oo-isku-dhacay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-iyo-taliyaha-booliska-oo-isku-dhacay\/","name":"Madaxweyne ku xigeenka Puntland iyo Taliyaha Booliska oo isku dhacay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-iyo-taliyaha-booliska-oo-isku-dhacay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-iyo-taliyaha-booliska-oo-isku-dhacay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/page.jpg","datePublished":"2019-06-08T12:46:49+00:00","dateModified":"2019-06-08T12:47:40+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-iyo-taliyaha-booliska-oo-isku-dhacay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-iyo-taliyaha-booliska-oo-isku-dhacay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-iyo-taliyaha-booliska-oo-isku-dhacay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/page.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/page.jpg","width":404,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-iyo-taliyaha-booliska-oo-isku-dhacay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxweyne ku xigeenka Puntland iyo Taliyaha Booliska oo isku dhacay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128700"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=128700"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128700\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":128704,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128700\/revisions\/128704"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/128701"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=128700"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=128700"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=128700"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}