{"id":128706,"date":"2019-06-08T22:08:32","date_gmt":"2019-06-08T20:08:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=128706"},"modified":"2019-06-08T22:08:32","modified_gmt":"2019-06-08T20:08:32","slug":"dhagayso-ciidamada-yuusuf-dabageed-oo-la-wareegay-beledweyne","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamada-yuusuf-dabageed-oo-la-wareegay-beledweyne\/","title":{"rendered":"DHAGAYSO Ciidamada Yuusuf Dabageed oo la wareegay Beledweyne"},"content":{"rendered":"<p>Wararka aan ka heleyno magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamo taabacsan Yuusuf Dabageed ay la wareegeen inta badan magaalada, kadib markii uu diiday xil ka qaadis uu ku sameeyey madaxweynaha HirShabelle.<\/p>\n<p>Ciidamada daacadda u ah Dabageed ayaa gacanta ku dhigay xarunta maaliyadda maamulka Beledweyne iyo dhammaan koontaroolada laga galo magaalada, oo ay hadda si buuxda u maamulayaan.<\/p>\n<p>Gudaha magaalada ayaa sidoo kale lasoo dhoobay ciidamo dheeraad ah oo daacad u ah Dabageed.<\/p>\n<p>Dhanka kale, guddoomiyaha cusub ee loo magacaabay gobolka Hiiraan, Cali Maxamed Caraale ayaa la sheegay in xabsi Guri haatan looga dhigay magaalada Baladweyne.<\/p>\n<p>Wararka qaar ayaa sheegaya in wax dhaq dhaqaaq ah uusan sameyn karin, guddoomiye Caraale oo uu xilkaasi u magacaabay Madaxweynaha HirShabelle.<\/p>\n<p>Yuusuf Dabageed ayaa sheegay in Shacabka Hiiraan ay ka tashadeen madaxweyne Waare, islamarkaana uusan aqbalsaneyn xil ka qaadista lagu sameeyay.<\/p>\n<p>Arrinta ugu weyn ee Dabageed iyo madaxweyne Waare isku qabteen ayaa ah maareynta dhaqaalaha badan ee kasoo xarooda gobolka Hiiraan, waxaana madaxweynaha uu doonayaa in lacagta ka timaado Beledweyne toos loogu shubo Bangiga maamulka HirShabeelle oo isaga uu maamulo.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Hirshabeelle oo ay ka mid yihiin Xildhibaano iyo Wasiiro ayaa wadda dadaalo looga hortagayo in Khilaafka Yuusuf Dabageed iyo Madaxweyne Waare uu sii xoogeysto.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-128706-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/YUUSUF-DABAGEED-OO-KA-HOR-YIMID-XIL-KA-QAADISTA-LAGULow480x360-Mp4.m4a?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/YUUSUF-DABAGEED-OO-KA-HOR-YIMID-XIL-KA-QAADISTA-LAGULow480x360-Mp4.m4a\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/YUUSUF-DABAGEED-OO-KA-HOR-YIMID-XIL-KA-QAADISTA-LAGULow480x360-Mp4.m4a<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka aan ka heleyno magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamo taabacsan Yuusuf Dabageed ay la wareegeen inta badan magaalada, kadib markii uu diiday xil ka qaadis uu ku sameeyey madaxweynaha HirShabelle. Ciidamada daacadda u ah Dabageed ayaa gacanta ku dhigay xarunta maaliyadda maamulka Beledweyne iyo dhammaan koontaroolada laga galo magaalada, oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":128648,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-128706","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DHAGAYSO Ciidamada Yuusuf Dabageed oo la wareegay Beledweyne - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamada-yuusuf-dabageed-oo-la-wareegay-beledweyne\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DHAGAYSO Ciidamada Yuusuf Dabageed oo la wareegay Beledweyne - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka aan ka heleyno magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamo taabacsan Yuusuf Dabageed ay la wareegeen inta badan magaalada, kadib markii uu diiday xil ka qaadis uu ku sameeyey madaxweynaha HirShabelle. Ciidamada daacadda u ah Dabageed ayaa gacanta ku dhigay xarunta maaliyadda maamulka Beledweyne iyo dhammaan koontaroolada laga galo magaalada, oo ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamada-yuusuf-dabageed-oo-la-wareegay-beledweyne\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-08T20:08:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/dabaged.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"392\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamada-yuusuf-dabageed-oo-la-wareegay-beledweyne\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamada-yuusuf-dabageed-oo-la-wareegay-beledweyne\/\",\"name\":\"DHAGAYSO Ciidamada Yuusuf Dabageed oo la wareegay Beledweyne - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamada-yuusuf-dabageed-oo-la-wareegay-beledweyne\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamada-yuusuf-dabageed-oo-la-wareegay-beledweyne\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/dabaged.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-08T20:08:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamada-yuusuf-dabageed-oo-la-wareegay-beledweyne\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamada-yuusuf-dabageed-oo-la-wareegay-beledweyne\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamada-yuusuf-dabageed-oo-la-wareegay-beledweyne\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/dabaged.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/dabaged.jpg\",\"width\":696,\"height\":392},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamada-yuusuf-dabageed-oo-la-wareegay-beledweyne\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DHAGAYSO Ciidamada Yuusuf Dabageed oo la wareegay Beledweyne\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DHAGAYSO Ciidamada Yuusuf Dabageed oo la wareegay Beledweyne - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamada-yuusuf-dabageed-oo-la-wareegay-beledweyne\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DHAGAYSO Ciidamada Yuusuf Dabageed oo la wareegay Beledweyne - Wardoon","og_description":"Wararka aan ka heleyno magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamo taabacsan Yuusuf Dabageed ay la wareegeen inta badan magaalada, kadib markii uu diiday xil ka qaadis uu ku sameeyey madaxweynaha HirShabelle. Ciidamada daacadda u ah Dabageed ayaa gacanta ku dhigay xarunta maaliyadda maamulka Beledweyne iyo dhammaan koontaroolada laga galo magaalada, oo ay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamada-yuusuf-dabageed-oo-la-wareegay-beledweyne\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-08T20:08:32+00:00","og_image":[{"width":696,"height":392,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/dabaged.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamada-yuusuf-dabageed-oo-la-wareegay-beledweyne\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamada-yuusuf-dabageed-oo-la-wareegay-beledweyne\/","name":"DHAGAYSO Ciidamada Yuusuf Dabageed oo la wareegay Beledweyne - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamada-yuusuf-dabageed-oo-la-wareegay-beledweyne\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamada-yuusuf-dabageed-oo-la-wareegay-beledweyne\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/dabaged.jpg","datePublished":"2019-06-08T20:08:32+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamada-yuusuf-dabageed-oo-la-wareegay-beledweyne\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamada-yuusuf-dabageed-oo-la-wareegay-beledweyne\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamada-yuusuf-dabageed-oo-la-wareegay-beledweyne\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/dabaged.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/dabaged.jpg","width":696,"height":392},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamada-yuusuf-dabageed-oo-la-wareegay-beledweyne\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DHAGAYSO Ciidamada Yuusuf Dabageed oo la wareegay Beledweyne"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128706"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=128706"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128706\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":128709,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128706\/revisions\/128709"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/128648"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=128706"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=128706"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=128706"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}