{"id":128710,"date":"2019-06-08T22:14:36","date_gmt":"2019-06-08T20:14:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=128710"},"modified":"2019-06-08T22:14:36","modified_gmt":"2019-06-08T20:14:36","slug":"masuuliyiin-ka-tirsan-gobolka-hiiraan-oo-ka-hadlay-qaabka-loo-ururiyo-canshuuraha-video","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/masuuliyiin-ka-tirsan-gobolka-hiiraan-oo-ka-hadlay-qaabka-loo-ururiyo-canshuuraha-video\/","title":{"rendered":"Mas\u2019uuliyiin ka tirsan gobolka Hiiraan oo ka hadlay qaabka loo ururiyo Canshuuraha +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Shir jaraa\u2019id oo goor dhaw magaalada Beledweyne ay ku qabteen mas\u2019uuliyiinta maamulka heer gobol iyo degmo ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedeymo uu soo jeediyay guddoomiyihii hore ee maamulka gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku-xigeenka Siyaasada iyo Maaliyada gobolka Xassan Ibraahim Cabdulle iyo Isku-duwaha Maaliyada gobolka Maxamed Cabduqaadir Maxamed {Waxar] ayaa labaduba sheegay in nidaamka maaliyada gobolku yahay mid mara dariiqii saxda ahaa, iyaga oo waxba kama jiraan ku tilmaamay in maaliyada gobolka uu maamulo shaqsi gaar ah.<\/p>\n<p>\u2018\u2019Waa waxba kama jiraan in maaliyada gobolka cid gaar ah la wareegtay, waxaan rabaa in aan halkan ka cadeeyo, in canshuura la qaado iyo habka maamulka dhaqaalaha uu gobolku ay si nadiif ah u socdaan, waa nidaam ay wax walba cad yihiin waxaana dariiqaa noo jeexay oo waliba nagula shaqeynaya maamulka heer dowlad gobolleed\u2019\u2019 ayuu yiri Isku-duwaha Maaliyada gobolka.<\/p>\n<p>Xassan Ibraahim Cabdulle Guddoomiye ku-xigeenka Siyaasadda iyo Maaliyada gobolka Hiiraan ayaa sheegay in dhaqaalaha iyo maaliyada gobolka intaba ay u madax-bannaaneeyeen maamulka gobolka oo si toos u maamula.<\/p>\n<p>\u2018\u2019Lacagtaha laga qaado waa mid dib loogu celiyo bulshada gobolka haddii ay ahaan lahaayeen dib u dhiska goobaha danta guud, muddo 8 biliood ah nidaamka dhaqaalaha waxaa maamulayay maamulka gobolka, Hirshabeella \u2013na wax fara-galin ah kuma laheyn, mudaddaana ma jirto qof shaqsi ah oo ay jeeb-kiisa ku dhacday lacagtaas\u2019\u2019 ayuu yiri guddoomiye ku-xigeenka maamulka gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Dhinaca kale guddoomiyaha degmada Beledweyne Maxamed Axmed Ibraahim Food Cadde oo shirka jaraa\u2019id ka hadlay ayaa sheegay in waxba kama jiraan yihiin wararka sheegaya in xiisad magaalada ka taagan tahay, isaga oo dhinaca kalana soo dhaweeyay guddoomiyaha cusub ee gobolka Cali Maxamed Caraale.<\/p>\n<p>Wareegto ka soo baxday madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle ayaa xilkii looga qaaday guddoomiyihii gobolka Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed, iyadoo xilkan loo magacaabay Cali Maxamed Caraale.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/m09ymvndIKQ\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-128710 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/masuuliyiin-ka-tirsan-gobolka-hiiraan-oo-ka-hadlay-qaabka-loo-ururiyo-canshuuraha-video\/1-1353\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1031\" height=\"646\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-3.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-3.png 1031w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-3-300x188.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-3-768x481.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-3-1024x642.png 1024w\" sizes=\"(max-width: 1031px) 100vw, 1031px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/masuuliyiin-ka-tirsan-gobolka-hiiraan-oo-ka-hadlay-qaabka-loo-ururiyo-canshuuraha-video\/2-1210\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"949\" height=\"665\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/2-1.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/2-1.png 949w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/2-1-300x210.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/2-1-768x538.png 768w\" sizes=\"(max-width: 949px) 100vw, 949px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/masuuliyiin-ka-tirsan-gobolka-hiiraan-oo-ka-hadlay-qaabka-loo-ururiyo-canshuuraha-video\/201968636955930002414752img-20190608-wa0022\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1008\" height=\"490\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/201968636955930002414752IMG-20190608-WA0022.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/201968636955930002414752IMG-20190608-WA0022.jpg 1008w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/201968636955930002414752IMG-20190608-WA0022-300x146.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/201968636955930002414752IMG-20190608-WA0022-768x373.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 1008px) 100vw, 1008px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/masuuliyiin-ka-tirsan-gobolka-hiiraan-oo-ka-hadlay-qaabka-loo-ururiyo-canshuuraha-video\/201968636955930078954142img-20190608-wa0020\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"989\" height=\"573\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/201968636955930078954142IMG-20190608-WA0020.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/201968636955930078954142IMG-20190608-WA0020.jpg 989w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/201968636955930078954142IMG-20190608-WA0020-300x174.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/201968636955930078954142IMG-20190608-WA0020-768x445.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 989px) 100vw, 989px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/masuuliyiin-ka-tirsan-gobolka-hiiraan-oo-ka-hadlay-qaabka-loo-ururiyo-canshuuraha-video\/201968636955930135954039img-20190608-wa0018\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"779\" height=\"557\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/201968636955930135954039IMG-20190608-WA0018.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/201968636955930135954039IMG-20190608-WA0018.jpg 779w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/201968636955930135954039IMG-20190608-WA0018-300x215.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/201968636955930135954039IMG-20190608-WA0018-768x549.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 779px) 100vw, 779px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/masuuliyiin-ka-tirsan-gobolka-hiiraan-oo-ka-hadlay-qaabka-loo-ururiyo-canshuuraha-video\/201968636955930226064955img-20190608-wa0015\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"761\" height=\"569\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/201968636955930226064955IMG-20190608-WA0015.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/201968636955930226064955IMG-20190608-WA0015.jpg 761w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/201968636955930226064955IMG-20190608-WA0015-300x224.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 761px) 100vw, 761px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/masuuliyiin-ka-tirsan-gobolka-hiiraan-oo-ka-hadlay-qaabka-loo-ururiyo-canshuuraha-video\/201968636955930291458588fb_img_1559991410648\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"720\" height=\"540\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/201968636955930291458588FB_IMG_1559991410648.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/201968636955930291458588FB_IMG_1559991410648.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/201968636955930291458588FB_IMG_1559991410648-300x225.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shir jaraa\u2019id oo goor dhaw magaalada Beledweyne ay ku qabteen mas\u2019uuliyiinta maamulka heer gobol iyo degmo ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedeymo uu soo jeediyay guddoomiyihii hore ee maamulka gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed. Guddoomiye ku-xigeenka Siyaasada iyo Maaliyada gobolka Xassan Ibraahim Cabdulle iyo Isku-duwaha Maaliyada gobolka Maxamed Cabduqaadir Maxamed {Waxar] ayaa labaduba [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":128717,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-128710","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mas\u2019uuliyiin ka tirsan gobolka Hiiraan oo ka hadlay qaabka loo ururiyo Canshuuraha +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/masuuliyiin-ka-tirsan-gobolka-hiiraan-oo-ka-hadlay-qaabka-loo-ururiyo-canshuuraha-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mas\u2019uuliyiin ka tirsan gobolka Hiiraan oo ka hadlay qaabka loo ururiyo Canshuuraha +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Shir jaraa\u2019id oo goor dhaw magaalada Beledweyne ay ku qabteen mas\u2019uuliyiinta maamulka heer gobol iyo degmo ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedeymo uu soo jeediyay guddoomiyihii hore ee maamulka gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed. Guddoomiye ku-xigeenka Siyaasada iyo Maaliyada gobolka Xassan Ibraahim Cabdulle iyo Isku-duwaha Maaliyada gobolka Maxamed Cabduqaadir Maxamed {Waxar] ayaa labaduba [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/masuuliyiin-ka-tirsan-gobolka-hiiraan-oo-ka-hadlay-qaabka-loo-ururiyo-canshuuraha-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-08T20:14:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/201968636955930291458588FB_IMG_1559991410648.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"540\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/masuuliyiin-ka-tirsan-gobolka-hiiraan-oo-ka-hadlay-qaabka-loo-ururiyo-canshuuraha-video\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/masuuliyiin-ka-tirsan-gobolka-hiiraan-oo-ka-hadlay-qaabka-loo-ururiyo-canshuuraha-video\/\",\"name\":\"Mas\u2019uuliyiin ka tirsan gobolka Hiiraan oo ka hadlay qaabka loo ururiyo Canshuuraha +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/masuuliyiin-ka-tirsan-gobolka-hiiraan-oo-ka-hadlay-qaabka-loo-ururiyo-canshuuraha-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/masuuliyiin-ka-tirsan-gobolka-hiiraan-oo-ka-hadlay-qaabka-loo-ururiyo-canshuuraha-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/201968636955930291458588FB_IMG_1559991410648.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-08T20:14:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/masuuliyiin-ka-tirsan-gobolka-hiiraan-oo-ka-hadlay-qaabka-loo-ururiyo-canshuuraha-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/masuuliyiin-ka-tirsan-gobolka-hiiraan-oo-ka-hadlay-qaabka-loo-ururiyo-canshuuraha-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/masuuliyiin-ka-tirsan-gobolka-hiiraan-oo-ka-hadlay-qaabka-loo-ururiyo-canshuuraha-video\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/201968636955930291458588FB_IMG_1559991410648.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/201968636955930291458588FB_IMG_1559991410648.jpg\",\"width\":720,\"height\":540},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/masuuliyiin-ka-tirsan-gobolka-hiiraan-oo-ka-hadlay-qaabka-loo-ururiyo-canshuuraha-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mas\u2019uuliyiin ka tirsan gobolka Hiiraan oo ka hadlay qaabka loo ururiyo Canshuuraha +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mas\u2019uuliyiin ka tirsan gobolka Hiiraan oo ka hadlay qaabka loo ururiyo Canshuuraha +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/masuuliyiin-ka-tirsan-gobolka-hiiraan-oo-ka-hadlay-qaabka-loo-ururiyo-canshuuraha-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mas\u2019uuliyiin ka tirsan gobolka Hiiraan oo ka hadlay qaabka loo ururiyo Canshuuraha +VIDEO - Wardoon","og_description":"Shir jaraa\u2019id oo goor dhaw magaalada Beledweyne ay ku qabteen mas\u2019uuliyiinta maamulka heer gobol iyo degmo ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedeymo uu soo jeediyay guddoomiyihii hore ee maamulka gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed. Guddoomiye ku-xigeenka Siyaasada iyo Maaliyada gobolka Xassan Ibraahim Cabdulle iyo Isku-duwaha Maaliyada gobolka Maxamed Cabduqaadir Maxamed {Waxar] ayaa labaduba [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/masuuliyiin-ka-tirsan-gobolka-hiiraan-oo-ka-hadlay-qaabka-loo-ururiyo-canshuuraha-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-08T20:14:36+00:00","og_image":[{"width":720,"height":540,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/201968636955930291458588FB_IMG_1559991410648.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/masuuliyiin-ka-tirsan-gobolka-hiiraan-oo-ka-hadlay-qaabka-loo-ururiyo-canshuuraha-video\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/masuuliyiin-ka-tirsan-gobolka-hiiraan-oo-ka-hadlay-qaabka-loo-ururiyo-canshuuraha-video\/","name":"Mas\u2019uuliyiin ka tirsan gobolka Hiiraan oo ka hadlay qaabka loo ururiyo Canshuuraha +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/masuuliyiin-ka-tirsan-gobolka-hiiraan-oo-ka-hadlay-qaabka-loo-ururiyo-canshuuraha-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/masuuliyiin-ka-tirsan-gobolka-hiiraan-oo-ka-hadlay-qaabka-loo-ururiyo-canshuuraha-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/201968636955930291458588FB_IMG_1559991410648.jpg","datePublished":"2019-06-08T20:14:36+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/masuuliyiin-ka-tirsan-gobolka-hiiraan-oo-ka-hadlay-qaabka-loo-ururiyo-canshuuraha-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/masuuliyiin-ka-tirsan-gobolka-hiiraan-oo-ka-hadlay-qaabka-loo-ururiyo-canshuuraha-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/masuuliyiin-ka-tirsan-gobolka-hiiraan-oo-ka-hadlay-qaabka-loo-ururiyo-canshuuraha-video\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/201968636955930291458588FB_IMG_1559991410648.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/201968636955930291458588FB_IMG_1559991410648.jpg","width":720,"height":540},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/masuuliyiin-ka-tirsan-gobolka-hiiraan-oo-ka-hadlay-qaabka-loo-ururiyo-canshuuraha-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mas\u2019uuliyiin ka tirsan gobolka Hiiraan oo ka hadlay qaabka loo ururiyo Canshuuraha +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128710"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=128710"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128710\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":128718,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128710\/revisions\/128718"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/128717"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=128710"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=128710"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=128710"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}