{"id":128720,"date":"2019-06-09T10:29:18","date_gmt":"2019-06-09T08:29:18","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=128720"},"modified":"2019-06-09T10:29:18","modified_gmt":"2019-06-09T08:29:18","slug":"ingiriiska-oo-saldhig-ciidan-oo-weyn-ka-sameysatay-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-saldhig-ciidan-oo-weyn-ka-sameysatay-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Ingiriiska oo Saldhig Ciidan oo weyn ka sameysatay Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Ingiriiska ayaa Saldhig Milatari oo weyn waxa ay ka sameysatay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, halkaas oo Caasimad KMG u ah maamulka Koofur Galbeed.<\/p>\n<p>Saldhiggan waxa uu ku dhex yaalaa gudaha gareoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo, kaasoo garoon Milatari ah xiligii dowladdii dhexe ay ka jirtay dalka bur burkii ka hor.<\/p>\n<p>Sida ay baahisay Safaarada Ingiriiska ee dalka Soomalaiya, Saldhiggan waxaa xarig jarkiisa shalay eheyd ka qeybgalay mas\u2019uuliyiin uu ku jiray Guddoomiyaha Baarlamaanka Koofur Galbeed C\/qaadir Shariif Sheekhunaa Maye iyo Saraakiil kale.<\/p>\n<p>Sababta ay u hirgaliyeen Saldhiggan waxa ay Safaarada ku sheegtay iney qeyb ka tahay qorshaha la doonayo in dalka looga saaro Ciidamada AMISOM, waxaana Saldhiggan lagu tababari doonaa qeyb kamid ah askarta la doonayo iney amniga dalka la wareegto.<\/p>\n<p>Dowladda Ingiriiska waxa ay sheegtay in Saldhiggeedan cusub uu u dhameystiran yahay qalabkiisii, kaasoo si casri ah loo dhisay, waxaana durba la geeyay Saraakiil tababar siisa Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada.<\/p>\n<p>Waxa uu noqonayaa Saldhiggii 4-aad ee dalalka shisheeye ay ka dhistaan wadanka, waxaana Saldhiggii u horeeyay uu Mareykanka ka sameystay deegaanka Bali-Doogle ee gobolka Sh?Hoose, waxaa ku xigay midka Turkiga ee ku yaala deegaanka Jazeera ee duleedka Muqdisho iyo kan Imaaraatka Carabta uu ka sameystay Magaalada Berbera ee Gobolka Waqooyi Galbeed Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Ingiriiska ayaa Saldhig Milatari oo weyn waxa ay ka sameysatay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, halkaas oo Caasimad KMG u ah maamulka Koofur Galbeed. Saldhiggan waxa uu ku dhex yaalaa gudaha gareoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo, kaasoo garoon Milatari ah xiligii dowladdii dhexe ay ka jirtay dalka bur burkii ka hor. Sida ay baahisay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":128721,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-128720","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ingiriiska oo Saldhig Ciidan oo weyn ka sameysatay Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-saldhig-ciidan-oo-weyn-ka-sameysatay-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ingiriiska oo Saldhig Ciidan oo weyn ka sameysatay Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Ingiriiska ayaa Saldhig Milatari oo weyn waxa ay ka sameysatay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, halkaas oo Caasimad KMG u ah maamulka Koofur Galbeed. Saldhiggan waxa uu ku dhex yaalaa gudaha gareoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo, kaasoo garoon Milatari ah xiligii dowladdii dhexe ay ka jirtay dalka bur burkii ka hor. Sida ay baahisay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-saldhig-ciidan-oo-weyn-ka-sameysatay-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-09T08:29:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/UK.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"567\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"368\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-saldhig-ciidan-oo-weyn-ka-sameysatay-soomaaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-saldhig-ciidan-oo-weyn-ka-sameysatay-soomaaliya\/\",\"name\":\"Ingiriiska oo Saldhig Ciidan oo weyn ka sameysatay Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-saldhig-ciidan-oo-weyn-ka-sameysatay-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-saldhig-ciidan-oo-weyn-ka-sameysatay-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/UK.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-09T08:29:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-saldhig-ciidan-oo-weyn-ka-sameysatay-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-saldhig-ciidan-oo-weyn-ka-sameysatay-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-saldhig-ciidan-oo-weyn-ka-sameysatay-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/UK.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/UK.jpg\",\"width\":567,\"height\":368},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-saldhig-ciidan-oo-weyn-ka-sameysatay-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ingiriiska oo Saldhig Ciidan oo weyn ka sameysatay Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ingiriiska oo Saldhig Ciidan oo weyn ka sameysatay Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-saldhig-ciidan-oo-weyn-ka-sameysatay-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ingiriiska oo Saldhig Ciidan oo weyn ka sameysatay Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Dowladda Ingiriiska ayaa Saldhig Milatari oo weyn waxa ay ka sameysatay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, halkaas oo Caasimad KMG u ah maamulka Koofur Galbeed. Saldhiggan waxa uu ku dhex yaalaa gudaha gareoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo, kaasoo garoon Milatari ah xiligii dowladdii dhexe ay ka jirtay dalka bur burkii ka hor. Sida ay baahisay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-saldhig-ciidan-oo-weyn-ka-sameysatay-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-09T08:29:18+00:00","og_image":[{"width":567,"height":368,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/UK.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-saldhig-ciidan-oo-weyn-ka-sameysatay-soomaaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-saldhig-ciidan-oo-weyn-ka-sameysatay-soomaaliya\/","name":"Ingiriiska oo Saldhig Ciidan oo weyn ka sameysatay Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-saldhig-ciidan-oo-weyn-ka-sameysatay-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-saldhig-ciidan-oo-weyn-ka-sameysatay-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/UK.jpg","datePublished":"2019-06-09T08:29:18+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-saldhig-ciidan-oo-weyn-ka-sameysatay-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-saldhig-ciidan-oo-weyn-ka-sameysatay-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-saldhig-ciidan-oo-weyn-ka-sameysatay-soomaaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/UK.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/UK.jpg","width":567,"height":368},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-saldhig-ciidan-oo-weyn-ka-sameysatay-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ingiriiska oo Saldhig Ciidan oo weyn ka sameysatay Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128720"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=128720"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128720\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":128722,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128720\/revisions\/128722"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/128721"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=128720"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=128720"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=128720"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}