{"id":128730,"date":"2019-06-09T11:03:06","date_gmt":"2019-06-09T09:03:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=128730"},"modified":"2019-06-09T11:03:06","modified_gmt":"2019-06-09T09:03:06","slug":"c-raxmaan-cali-diirye-oo-loomagacaabay-gudoomiyaha-gobolka-mudug","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-cali-diirye-oo-loomagacaabay-gudoomiyaha-gobolka-mudug\/","title":{"rendered":"C\/raxmaan Cali Diirye oo loomagacaabay Gudoomiyaha Gobolka Mudug"},"content":{"rendered":"<p>Wararka aan ka heleyno magaalada Dhuusomareeb ayaa sheegaya in madaxweynaha Galmudug uu sameeyay xil ka qaadis iyo magacaabis.<\/p>\n<p>Axmed Ducaale Xaaf, ayaa lagu waramayaa inuu xilka ka qaaday guddoomiyihii gobolka Mudug, isaga oo magacaabay guddoomiye cusub oo gobolkaasi uu yeesho.<\/p>\n<p>C\/raxmaan Cali Diirye ayaa madaxweyne Xaaf wuxuu u magacaabay guddoomiyaha cusub ee gobolka Mudug, waxaana Mr Diiriye laga sugayaa inuu qabto shaqooyin badan.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xaaf ayaa warqaddiisa magacaabista waxa uu faray Hey\u2019adaha amniga ee ka howlgala Gobolka Mudug in ay la shaqeeyaan Guddoomiye Cabdiraxmaan.<\/p>\n<p>Sidoo kale Hey\u2019adaha gargaarka ee ka howlgala Gobolka Mudug ee Galmudug ayuu faray Madaxweyne Xaaf, in ay la shaqeeyaan Guddoomiyaha cusub ee loo magacaabay gobolkaas.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/62010126_2466197160080583_4334543259264090112_n.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-128731\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/62010126_2466197160080583_4334543259264090112_n.jpg\" alt=\"\" width=\"474\" height=\"631\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/62010126_2466197160080583_4334543259264090112_n.jpg 474w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/62010126_2466197160080583_4334543259264090112_n-225x300.jpg 225w\" sizes=\"(max-width: 474px) 100vw, 474px\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/64301671_2466197430080556_418197082961084416_n.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-128732\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/64301671_2466197430080556_418197082961084416_n.jpg\" alt=\"\" width=\"474\" height=\"632\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/64301671_2466197430080556_418197082961084416_n.jpg 474w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/64301671_2466197430080556_418197082961084416_n-225x300.jpg 225w\" sizes=\"(max-width: 474px) 100vw, 474px\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Wareegto.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-128733\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Wareegto.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Wareegto.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Wareegto-225x300.jpg 225w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka aan ka heleyno magaalada Dhuusomareeb ayaa sheegaya in madaxweynaha Galmudug uu sameeyay xil ka qaadis iyo magacaabis. Axmed Ducaale Xaaf, ayaa lagu waramayaa inuu xilka ka qaaday guddoomiyihii gobolka Mudug, isaga oo magacaabay guddoomiye cusub oo gobolkaasi uu yeesho. C\/raxmaan Cali Diirye ayaa madaxweyne Xaaf wuxuu u magacaabay guddoomiyaha cusub ee gobolka Mudug, waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":128731,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-128730","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>C\/raxmaan Cali Diirye oo loomagacaabay Gudoomiyaha Gobolka Mudug - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-cali-diirye-oo-loomagacaabay-gudoomiyaha-gobolka-mudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"C\/raxmaan Cali Diirye oo loomagacaabay Gudoomiyaha Gobolka Mudug - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka aan ka heleyno magaalada Dhuusomareeb ayaa sheegaya in madaxweynaha Galmudug uu sameeyay xil ka qaadis iyo magacaabis. Axmed Ducaale Xaaf, ayaa lagu waramayaa inuu xilka ka qaaday guddoomiyihii gobolka Mudug, isaga oo magacaabay guddoomiye cusub oo gobolkaasi uu yeesho. C\/raxmaan Cali Diirye ayaa madaxweyne Xaaf wuxuu u magacaabay guddoomiyaha cusub ee gobolka Mudug, waxaana [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-cali-diirye-oo-loomagacaabay-gudoomiyaha-gobolka-mudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-09T09:03:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/62010126_2466197160080583_4334543259264090112_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"474\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"631\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-cali-diirye-oo-loomagacaabay-gudoomiyaha-gobolka-mudug\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-cali-diirye-oo-loomagacaabay-gudoomiyaha-gobolka-mudug\/\",\"name\":\"C\/raxmaan Cali Diirye oo loomagacaabay Gudoomiyaha Gobolka Mudug - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-cali-diirye-oo-loomagacaabay-gudoomiyaha-gobolka-mudug\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-cali-diirye-oo-loomagacaabay-gudoomiyaha-gobolka-mudug\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/62010126_2466197160080583_4334543259264090112_n.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-09T09:03:06+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-cali-diirye-oo-loomagacaabay-gudoomiyaha-gobolka-mudug\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-cali-diirye-oo-loomagacaabay-gudoomiyaha-gobolka-mudug\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-cali-diirye-oo-loomagacaabay-gudoomiyaha-gobolka-mudug\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/62010126_2466197160080583_4334543259264090112_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/62010126_2466197160080583_4334543259264090112_n.jpg\",\"width\":474,\"height\":631},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-cali-diirye-oo-loomagacaabay-gudoomiyaha-gobolka-mudug\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"C\/raxmaan Cali Diirye oo loomagacaabay Gudoomiyaha Gobolka Mudug\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"C\/raxmaan Cali Diirye oo loomagacaabay Gudoomiyaha Gobolka Mudug - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-cali-diirye-oo-loomagacaabay-gudoomiyaha-gobolka-mudug\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"C\/raxmaan Cali Diirye oo loomagacaabay Gudoomiyaha Gobolka Mudug - Wardoon","og_description":"Wararka aan ka heleyno magaalada Dhuusomareeb ayaa sheegaya in madaxweynaha Galmudug uu sameeyay xil ka qaadis iyo magacaabis. Axmed Ducaale Xaaf, ayaa lagu waramayaa inuu xilka ka qaaday guddoomiyihii gobolka Mudug, isaga oo magacaabay guddoomiye cusub oo gobolkaasi uu yeesho. C\/raxmaan Cali Diirye ayaa madaxweyne Xaaf wuxuu u magacaabay guddoomiyaha cusub ee gobolka Mudug, waxaana [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-cali-diirye-oo-loomagacaabay-gudoomiyaha-gobolka-mudug\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-09T09:03:06+00:00","og_image":[{"width":474,"height":631,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/62010126_2466197160080583_4334543259264090112_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-cali-diirye-oo-loomagacaabay-gudoomiyaha-gobolka-mudug\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-cali-diirye-oo-loomagacaabay-gudoomiyaha-gobolka-mudug\/","name":"C\/raxmaan Cali Diirye oo loomagacaabay Gudoomiyaha Gobolka Mudug - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-cali-diirye-oo-loomagacaabay-gudoomiyaha-gobolka-mudug\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-cali-diirye-oo-loomagacaabay-gudoomiyaha-gobolka-mudug\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/62010126_2466197160080583_4334543259264090112_n.jpg","datePublished":"2019-06-09T09:03:06+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-cali-diirye-oo-loomagacaabay-gudoomiyaha-gobolka-mudug\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-cali-diirye-oo-loomagacaabay-gudoomiyaha-gobolka-mudug\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-cali-diirye-oo-loomagacaabay-gudoomiyaha-gobolka-mudug\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/62010126_2466197160080583_4334543259264090112_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/62010126_2466197160080583_4334543259264090112_n.jpg","width":474,"height":631},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-cali-diirye-oo-loomagacaabay-gudoomiyaha-gobolka-mudug\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"C\/raxmaan Cali Diirye oo loomagacaabay Gudoomiyaha Gobolka Mudug"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128730"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=128730"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128730\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":128734,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128730\/revisions\/128734"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/128731"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=128730"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=128730"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=128730"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}