{"id":128768,"date":"2019-06-09T23:16:40","date_gmt":"2019-06-09T21:16:40","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=128768"},"modified":"2019-06-09T23:16:40","modified_gmt":"2019-06-09T21:16:40","slug":"guddoomiyihii-hore-ee-gobolka-mudug-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagu-sameeyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-gobolka-mudug-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagu-sameeyay\/","title":{"rendered":"Guddoomiyihii hore ee Gobolka Mudug oo diiday xilka qaadistii lagu sameeyay"},"content":{"rendered":"<p>Cabdi Rashiid Xaashi Cartan oo ahaa Guddoomiyihii Gobolka Mudug ee xilka qaadista uu ku sameeyay Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa waxaa uu ka hor yimid xilka qaadistii lagu sameeyay.<\/p>\n<p>Cabdirashiid Cartan oo Goordhow shir Jaraa\u2019id warbaahinta u qabtay ayaa waxaa uu sheegay in Wareegtadii xilka looga qaaday aysan waxba ka jirin,isla markaana uu u hogaansami doonin amarkii xilka looga qaaday.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu sheegay Cabdirashiid Cartan in uu weli yahay Guddoomiyaha Gobolka Mudug lagana taageersan yahay halkaasi,sidoo kalena dowladda Federaalka Soomaaliya laga taageersan yahay Gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Isaga oo sii hadlaayay ayuu Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ugu baaqay in uu u diyaar garoowo Doorasho Bisha soo socota July ee 2019 ,isla markaana waxaa uu tilmaamay in Galmudug xriirka ay u jartay dowladda Soomaaliya uu ku egyahay oo kaliya Madaxweyne Xaaf.<\/p>\n<p>Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa xilka looga qaaday Guddoomiyihii Gobolka Mudug Cabdi Rashiid Xaashi Cartan,iyadoona loo magacaabay Cabdiraxmaan Cali Diiyire (Isxal).<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Wareegto.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-128733\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Wareegto.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Wareegto.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Wareegto-225x300.jpg 225w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cabdi Rashiid Xaashi Cartan oo ahaa Guddoomiyihii Gobolka Mudug ee xilka qaadista uu ku sameeyay Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa waxaa uu ka hor yimid xilka qaadistii lagu sameeyay. Cabdirashiid Cartan oo Goordhow shir Jaraa\u2019id warbaahinta u qabtay ayaa waxaa uu sheegay in Wareegtadii xilka looga qaaday aysan waxba ka jirin,isla [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":128769,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-128768","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyihii hore ee Gobolka Mudug oo diiday xilka qaadistii lagu sameeyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-gobolka-mudug-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagu-sameeyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyihii hore ee Gobolka Mudug oo diiday xilka qaadistii lagu sameeyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Cabdi Rashiid Xaashi Cartan oo ahaa Guddoomiyihii Gobolka Mudug ee xilka qaadista uu ku sameeyay Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa waxaa uu ka hor yimid xilka qaadistii lagu sameeyay. Cabdirashiid Cartan oo Goordhow shir Jaraa\u2019id warbaahinta u qabtay ayaa waxaa uu sheegay in Wareegtadii xilka looga qaaday aysan waxba ka jirin,isla [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-gobolka-mudug-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagu-sameeyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-09T21:16:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/War-750x430.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-gobolka-mudug-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagu-sameeyay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-gobolka-mudug-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagu-sameeyay\/\",\"name\":\"Guddoomiyihii hore ee Gobolka Mudug oo diiday xilka qaadistii lagu sameeyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-gobolka-mudug-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagu-sameeyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-gobolka-mudug-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagu-sameeyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/War-750x430.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-09T21:16:40+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-gobolka-mudug-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagu-sameeyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-gobolka-mudug-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagu-sameeyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-gobolka-mudug-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagu-sameeyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/War-750x430.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/War-750x430.jpg\",\"width\":750,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-gobolka-mudug-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagu-sameeyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyihii hore ee Gobolka Mudug oo diiday xilka qaadistii lagu sameeyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyihii hore ee Gobolka Mudug oo diiday xilka qaadistii lagu sameeyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-gobolka-mudug-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagu-sameeyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyihii hore ee Gobolka Mudug oo diiday xilka qaadistii lagu sameeyay - Wardoon","og_description":"Cabdi Rashiid Xaashi Cartan oo ahaa Guddoomiyihii Gobolka Mudug ee xilka qaadista uu ku sameeyay Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa waxaa uu ka hor yimid xilka qaadistii lagu sameeyay. Cabdirashiid Cartan oo Goordhow shir Jaraa\u2019id warbaahinta u qabtay ayaa waxaa uu sheegay in Wareegtadii xilka looga qaaday aysan waxba ka jirin,isla [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-gobolka-mudug-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagu-sameeyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-09T21:16:40+00:00","og_image":[{"width":750,"height":430,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/War-750x430.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-gobolka-mudug-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagu-sameeyay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-gobolka-mudug-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagu-sameeyay\/","name":"Guddoomiyihii hore ee Gobolka Mudug oo diiday xilka qaadistii lagu sameeyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-gobolka-mudug-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagu-sameeyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-gobolka-mudug-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagu-sameeyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/War-750x430.jpg","datePublished":"2019-06-09T21:16:40+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-gobolka-mudug-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagu-sameeyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-gobolka-mudug-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagu-sameeyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-gobolka-mudug-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagu-sameeyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/War-750x430.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/War-750x430.jpg","width":750,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-gobolka-mudug-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagu-sameeyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyihii hore ee Gobolka Mudug oo diiday xilka qaadistii lagu sameeyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128768"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=128768"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128768\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":128771,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128768\/revisions\/128771"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/128769"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=128768"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=128768"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=128768"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}