{"id":128804,"date":"2019-06-10T08:47:34","date_gmt":"2019-06-10T06:47:34","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=128804"},"modified":"2019-06-10T08:56:33","modified_gmt":"2019-06-10T06:56:33","slug":"daawo-gudomiyihii-gobolka-mudug-oo-ka-hor-yimid-xilkaqaadis-lagu-sameyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudomiyihii-gobolka-mudug-oo-ka-hor-yimid-xilkaqaadis-lagu-sameyay\/","title":{"rendered":"DAAWO:- GUDOMIYIHII GOBOLKA MUDUG OO KA HOR YIMID XILKAQAADIS LAGU SAMEYAY"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyihii gobolka Mudug ee xilka qaadista lagu sameeyay Cabdi Rashiid Xaashi Cartan ayaa markii u horeysay ka hadlay wareegtada ka soo baxday Madaxweynaha maamulka Galmudug ee Sabtidii la soo dhaafay xilka looga qaaday.<\/p>\n<p>Guddoomiye Cartan ayaa sheegay in aysan sharci aheyn shaqa ka eryida lagu sameeyay, isagoo tilmaamay inuu wali yahay Guddoomiyaha saxda ah ee gobolka Mudug, maadaama sida uu yiri uu Madaxweyne Xaaf xliligan awood sharci u heysan inuu qof xil ka qaado ama magacaabo.<\/p>\n<p>Mr C\/rashiid Xaashi Cartan waxa uu doodiisa sal uga dhigay in Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle( Xaaf) uu gaba gaba yahay Muddo Xileedkiisa, halka bil ee ka harsanna aanu sharci aheyn tallaabo kasta oo uu qaado.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xaaf ayaa 8-dii bishan Guddoomiyaha cusub ee gobolka Mudug ee maamulka Galmudug u soo magacaabay C\/raxmaan Cali Diiriye, isagoo xilka qaadis ku sameeyay Cartan oo xilka soo hayay tan iyo 8-dii bishii November sanadkii 2015, xiligaas oo uu magacaabay madaxweynihii hore ee Galmudug C\/kariin Xuseen Guuleed.<\/p>\n<p>C\/rashiid Xaashi Cartan ayaa noqonaya Gudoomiyihii 2aad ee gobol, kaasoo diida xil ka qaadis uu ku sameeyay madaxweyne maamul goboleed, iyadoo maalin ka hor wareegto ka soo baxday Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Waare xilka looga qaaday Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed, hase ahaatee uu ka hor-yimid xil ka qaadistaas, sharci darana ku tilmaamay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/spNlGQuBXDU\" width=\"850\" height=\"750\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyihii gobolka Mudug ee xilka qaadista lagu sameeyay Cabdi Rashiid Xaashi Cartan ayaa markii u horeysay ka hadlay wareegtada ka soo baxday Madaxweynaha maamulka Galmudug ee Sabtidii la soo dhaafay xilka looga qaaday. Guddoomiye Cartan ayaa sheegay in aysan sharci aheyn shaqa ka eryida lagu sameeyay, isagoo tilmaamay inuu wali yahay Guddoomiyaha saxda ah ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":128805,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-128804","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- GUDOMIYIHII GOBOLKA MUDUG OO KA HOR YIMID XILKAQAADIS LAGU SAMEYAY - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudomiyihii-gobolka-mudug-oo-ka-hor-yimid-xilkaqaadis-lagu-sameyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- GUDOMIYIHII GOBOLKA MUDUG OO KA HOR YIMID XILKAQAADIS LAGU SAMEYAY - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyihii gobolka Mudug ee xilka qaadista lagu sameeyay Cabdi Rashiid Xaashi Cartan ayaa markii u horeysay ka hadlay wareegtada ka soo baxday Madaxweynaha maamulka Galmudug ee Sabtidii la soo dhaafay xilka looga qaaday. Guddoomiye Cartan ayaa sheegay in aysan sharci aheyn shaqa ka eryida lagu sameeyay, isagoo tilmaamay inuu wali yahay Guddoomiyaha saxda ah ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudomiyihii-gobolka-mudug-oo-ka-hor-yimid-xilkaqaadis-lagu-sameyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-10T06:47:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-06-10T06:56:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-12.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"936\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"624\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudomiyihii-gobolka-mudug-oo-ka-hor-yimid-xilkaqaadis-lagu-sameyay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudomiyihii-gobolka-mudug-oo-ka-hor-yimid-xilkaqaadis-lagu-sameyay\/\",\"name\":\"DAAWO:- GUDOMIYIHII GOBOLKA MUDUG OO KA HOR YIMID XILKAQAADIS LAGU SAMEYAY - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudomiyihii-gobolka-mudug-oo-ka-hor-yimid-xilkaqaadis-lagu-sameyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudomiyihii-gobolka-mudug-oo-ka-hor-yimid-xilkaqaadis-lagu-sameyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-12.png\",\"datePublished\":\"2019-06-10T06:47:34+00:00\",\"dateModified\":\"2019-06-10T06:56:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudomiyihii-gobolka-mudug-oo-ka-hor-yimid-xilkaqaadis-lagu-sameyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudomiyihii-gobolka-mudug-oo-ka-hor-yimid-xilkaqaadis-lagu-sameyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudomiyihii-gobolka-mudug-oo-ka-hor-yimid-xilkaqaadis-lagu-sameyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-12.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-12.png\",\"width\":936,\"height\":624},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudomiyihii-gobolka-mudug-oo-ka-hor-yimid-xilkaqaadis-lagu-sameyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- GUDOMIYIHII GOBOLKA MUDUG OO KA HOR YIMID XILKAQAADIS LAGU SAMEYAY\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- GUDOMIYIHII GOBOLKA MUDUG OO KA HOR YIMID XILKAQAADIS LAGU SAMEYAY - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudomiyihii-gobolka-mudug-oo-ka-hor-yimid-xilkaqaadis-lagu-sameyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- GUDOMIYIHII GOBOLKA MUDUG OO KA HOR YIMID XILKAQAADIS LAGU SAMEYAY - Wardoon","og_description":"Guddoomiyihii gobolka Mudug ee xilka qaadista lagu sameeyay Cabdi Rashiid Xaashi Cartan ayaa markii u horeysay ka hadlay wareegtada ka soo baxday Madaxweynaha maamulka Galmudug ee Sabtidii la soo dhaafay xilka looga qaaday. Guddoomiye Cartan ayaa sheegay in aysan sharci aheyn shaqa ka eryida lagu sameeyay, isagoo tilmaamay inuu wali yahay Guddoomiyaha saxda ah ee [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudomiyihii-gobolka-mudug-oo-ka-hor-yimid-xilkaqaadis-lagu-sameyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-10T06:47:34+00:00","article_modified_time":"2019-06-10T06:56:33+00:00","og_image":[{"width":936,"height":624,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-12.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudomiyihii-gobolka-mudug-oo-ka-hor-yimid-xilkaqaadis-lagu-sameyay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudomiyihii-gobolka-mudug-oo-ka-hor-yimid-xilkaqaadis-lagu-sameyay\/","name":"DAAWO:- GUDOMIYIHII GOBOLKA MUDUG OO KA HOR YIMID XILKAQAADIS LAGU SAMEYAY - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudomiyihii-gobolka-mudug-oo-ka-hor-yimid-xilkaqaadis-lagu-sameyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudomiyihii-gobolka-mudug-oo-ka-hor-yimid-xilkaqaadis-lagu-sameyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-12.png","datePublished":"2019-06-10T06:47:34+00:00","dateModified":"2019-06-10T06:56:33+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudomiyihii-gobolka-mudug-oo-ka-hor-yimid-xilkaqaadis-lagu-sameyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudomiyihii-gobolka-mudug-oo-ka-hor-yimid-xilkaqaadis-lagu-sameyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudomiyihii-gobolka-mudug-oo-ka-hor-yimid-xilkaqaadis-lagu-sameyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-12.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-12.png","width":936,"height":624},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudomiyihii-gobolka-mudug-oo-ka-hor-yimid-xilkaqaadis-lagu-sameyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- GUDOMIYIHII GOBOLKA MUDUG OO KA HOR YIMID XILKAQAADIS LAGU SAMEYAY"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128804"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=128804"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128804\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":128810,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128804\/revisions\/128810"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/128805"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=128804"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=128804"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=128804"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}