{"id":128807,"date":"2019-06-10T08:55:08","date_gmt":"2019-06-10T06:55:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=128807"},"modified":"2019-06-10T08:55:08","modified_gmt":"2019-06-10T06:55:08","slug":"daawo-madaxwayne-xaaf-hal-sano-gurigeyga-xamar-ma-tagin","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-xaaf-hal-sano-gurigeyga-xamar-ma-tagin\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Madaxwayne Xaaf \u201chal sano gurigeyga Xamar ma tagin\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geele (Xaaf) ayaa ka hadlay culeysyada maamulkiisa ka heysta dhinaca dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, kaasoo muddooyinkii u dambeeyay ahaa kuwo soo jiitamayay.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xaaf ayaa uu sheegay in culeysyada heysta ay sabab u noqdeen inuu tagi waayo guri uu ka degan yahay magaalada Muqdisho, sidoo kalena aanu awood u leheyn inuu tago magaalada Cadaado oo ka mid ah deegaanada Galmudug.<\/p>\n<p>\u201cWax badan ayaa jira, hal sano aniga xitaa gurigeyga ma tagin, Xamar ma tagin hal Sano, Cadaadana diyaarad baan ku dul maraa, Laakiin intaas oo dhan dagaal baan ka xigaa waana gaari doonaa Insha Allaah\u201d ayuu yiri madaxweyne Xaaf.<\/p>\n<p>Waxa uu sidoo kale soo hadal qaaday mashaariicyo horumarineed oo Madaxweyne Farmaajo uu ka dhagax dhigay deegaanada Galmudug, kuwaasoo waxba aaney ka dhaqan gelin, isagoo balan qaaday iney isku tashi sameysanayaan.<\/p>\n<p>\u201cDadka naga soo horjeeda wanaagGeena ma rabaan, halkaan maalintii aynu imaaneynay oo ugu horeysay meelo badan ayaan dhagax dhignay, wax sooo laabto ma aragteen, ma arag mana arki doontaan, Cidna naguma gumeysaneyso Galmudug, waa ka shaqeysaneynaa waana joogeynaa, wax badan oo aan loo jeedinna wey noo imanayaan\u201d ayuu yiri Madaxweynaha Galmudug.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xaaf ayaa ugu dambeyn sheegay in uusan jirin khilaaf kala dhaxeeyay madaxdii Alu-Sunna ee lagu biiriyay maamulka Galmudug, isagoo sheegay in qoraalada la isla dhex marayay baraha Bulshada laga diray magaalada Dhuusamareeb oo sida uu qiray ay joogaan dad isaga ka soo horjeeda.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FXafiiska.Madaxweynaha.Galmudug%2Fvideos%2F2266760340212217%2F&amp;show_text=0&amp;width=860\" width=\"860\" height=\"755\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geele (Xaaf) ayaa ka hadlay culeysyada maamulkiisa ka heysta dhinaca dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, kaasoo muddooyinkii u dambeeyay ahaa kuwo soo jiitamayay. Madaxweyne Xaaf ayaa uu sheegay in culeysyada heysta ay sabab u noqdeen inuu tagi waayo guri uu ka degan yahay magaalada Muqdisho, sidoo kalena aanu awood u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":128808,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-128807","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Madaxwayne Xaaf \u201chal sano gurigeyga Xamar ma tagin\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-xaaf-hal-sano-gurigeyga-xamar-ma-tagin\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Madaxwayne Xaaf \u201chal sano gurigeyga Xamar ma tagin\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geele (Xaaf) ayaa ka hadlay culeysyada maamulkiisa ka heysta dhinaca dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, kaasoo muddooyinkii u dambeeyay ahaa kuwo soo jiitamayay. Madaxweyne Xaaf ayaa uu sheegay in culeysyada heysta ay sabab u noqdeen inuu tagi waayo guri uu ka degan yahay magaalada Muqdisho, sidoo kalena aanu awood u [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-xaaf-hal-sano-gurigeyga-xamar-ma-tagin\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-10T06:55:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-13.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"982\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"742\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-xaaf-hal-sano-gurigeyga-xamar-ma-tagin\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-xaaf-hal-sano-gurigeyga-xamar-ma-tagin\/\",\"name\":\"DAAWO:-Madaxwayne Xaaf \u201chal sano gurigeyga Xamar ma tagin\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-xaaf-hal-sano-gurigeyga-xamar-ma-tagin\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-xaaf-hal-sano-gurigeyga-xamar-ma-tagin\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-13.png\",\"datePublished\":\"2019-06-10T06:55:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-xaaf-hal-sano-gurigeyga-xamar-ma-tagin\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-xaaf-hal-sano-gurigeyga-xamar-ma-tagin\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-xaaf-hal-sano-gurigeyga-xamar-ma-tagin\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-13.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-13.png\",\"width\":982,\"height\":742},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-xaaf-hal-sano-gurigeyga-xamar-ma-tagin\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Madaxwayne Xaaf \u201chal sano gurigeyga Xamar ma tagin\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Madaxwayne Xaaf \u201chal sano gurigeyga Xamar ma tagin\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-xaaf-hal-sano-gurigeyga-xamar-ma-tagin\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Madaxwayne Xaaf \u201chal sano gurigeyga Xamar ma tagin\u201d - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geele (Xaaf) ayaa ka hadlay culeysyada maamulkiisa ka heysta dhinaca dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, kaasoo muddooyinkii u dambeeyay ahaa kuwo soo jiitamayay. Madaxweyne Xaaf ayaa uu sheegay in culeysyada heysta ay sabab u noqdeen inuu tagi waayo guri uu ka degan yahay magaalada Muqdisho, sidoo kalena aanu awood u [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-xaaf-hal-sano-gurigeyga-xamar-ma-tagin\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-10T06:55:08+00:00","og_image":[{"width":982,"height":742,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-13.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-xaaf-hal-sano-gurigeyga-xamar-ma-tagin\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-xaaf-hal-sano-gurigeyga-xamar-ma-tagin\/","name":"DAAWO:-Madaxwayne Xaaf \u201chal sano gurigeyga Xamar ma tagin\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-xaaf-hal-sano-gurigeyga-xamar-ma-tagin\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-xaaf-hal-sano-gurigeyga-xamar-ma-tagin\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-13.png","datePublished":"2019-06-10T06:55:08+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-xaaf-hal-sano-gurigeyga-xamar-ma-tagin\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-xaaf-hal-sano-gurigeyga-xamar-ma-tagin\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-xaaf-hal-sano-gurigeyga-xamar-ma-tagin\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-13.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-13.png","width":982,"height":742},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-xaaf-hal-sano-gurigeyga-xamar-ma-tagin\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Madaxwayne Xaaf \u201chal sano gurigeyga Xamar ma tagin\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128807"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=128807"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128807\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":128809,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128807\/revisions\/128809"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/128808"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=128807"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=128807"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=128807"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}