{"id":128829,"date":"2019-06-11T07:47:54","date_gmt":"2019-06-11T05:47:54","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=128829"},"modified":"2019-06-11T07:47:54","modified_gmt":"2019-06-11T05:47:54","slug":"ciidamo-uu-leeyahay-boqor-buur-madow-oo-lasheegay-inay-u-galeen-puntlandvideo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-uu-leeyahay-boqor-buur-madow-oo-lasheegay-inay-u-galeen-puntlandvideo\/","title":{"rendered":"Ciidamo uu Leeyahay Boqor Buur-madow oo lasheegay inay u galeen Puntland+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Tan iyo markii uu Boqor Cismaan Buurmadaw dhowaan sheegay in Beelaha dega Bariga iyo Galbeedka Burco ay shir Wadatashi ah yeelaan doonaan waxaa soo baxaya inay Arintaasi Xukuumadda Somaliland siwayn uga Biyo diiday.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Gobolka sanaag ugu magacaaban Somaliland ayaa sheegay in Ciidamo uu lahaa Boqor Buur-madow oo ku sugnaa sanaag ay Dhinaca Puntland u goosteen.\u201d Ciidan Buurmadaw leeyahay ayaa u tallaabay Puntland\u201d.<\/p>\n<p>Sida uu Telefishinka Bulsho u Xaqiijiyey Boqor Cismaan Buur-madow wuxuu sheegay inaysan Jirin Ciidamo uu leeyahay kuwaasi oo aaday dhinaca Puntland, wuxuuse Xusay inay deegaanada ku sugan yihiin Ciidamo beeleed kala duwan.<\/p>\n<p>Hadaba dad badan ayaa sheegay inay iswaydiintu tahay \u201cHore miyaad u maqasheen ciidankan? Hadduu Boqorku leeyahay ciidan Sanaag jooga maxaa Caarre loo eryaday kuwanna loo Qarsanayey? Maxaa shirkan Boqorku sheegay ku soo beegay dacaayaddan?<\/p>\n<p>Geesta kale Boqor Buur-madow ayaa sheegay inaanu tegin magaalada Garoowe, Balse uu weli ku sugan yahay dalka imaaraadka Carabta.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/SJah0toS1A0\" width=\"860\" height=\"730\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/_37pefIyGdQ\" width=\"850\" height=\"730\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tan iyo markii uu Boqor Cismaan Buurmadaw dhowaan sheegay in Beelaha dega Bariga iyo Galbeedka Burco ay shir Wadatashi ah yeelaan doonaan waxaa soo baxaya inay Arintaasi Xukuumadda Somaliland siwayn uga Biyo diiday. Gudoomiyaha Gobolka sanaag ugu magacaaban Somaliland ayaa sheegay in Ciidamo uu lahaa Boqor Buur-madow oo ku sugnaa sanaag ay Dhinaca Puntland u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127537,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-128829","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidamo uu Leeyahay Boqor Buur-madow oo lasheegay inay u galeen Puntland+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-uu-leeyahay-boqor-buur-madow-oo-lasheegay-inay-u-galeen-puntlandvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamo uu Leeyahay Boqor Buur-madow oo lasheegay inay u galeen Puntland+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Tan iyo markii uu Boqor Cismaan Buurmadaw dhowaan sheegay in Beelaha dega Bariga iyo Galbeedka Burco ay shir Wadatashi ah yeelaan doonaan waxaa soo baxaya inay Arintaasi Xukuumadda Somaliland siwayn uga Biyo diiday. Gudoomiyaha Gobolka sanaag ugu magacaaban Somaliland ayaa sheegay in Ciidamo uu lahaa Boqor Buur-madow oo ku sugnaa sanaag ay Dhinaca Puntland u [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-uu-leeyahay-boqor-buur-madow-oo-lasheegay-inay-u-galeen-puntlandvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-11T05:47:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/maxresdefault-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-uu-leeyahay-boqor-buur-madow-oo-lasheegay-inay-u-galeen-puntlandvideo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-uu-leeyahay-boqor-buur-madow-oo-lasheegay-inay-u-galeen-puntlandvideo\/\",\"name\":\"Ciidamo uu Leeyahay Boqor Buur-madow oo lasheegay inay u galeen Puntland+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-uu-leeyahay-boqor-buur-madow-oo-lasheegay-inay-u-galeen-puntlandvideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-uu-leeyahay-boqor-buur-madow-oo-lasheegay-inay-u-galeen-puntlandvideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/maxresdefault-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-11T05:47:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-uu-leeyahay-boqor-buur-madow-oo-lasheegay-inay-u-galeen-puntlandvideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-uu-leeyahay-boqor-buur-madow-oo-lasheegay-inay-u-galeen-puntlandvideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-uu-leeyahay-boqor-buur-madow-oo-lasheegay-inay-u-galeen-puntlandvideo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/maxresdefault-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/maxresdefault-1.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-uu-leeyahay-boqor-buur-madow-oo-lasheegay-inay-u-galeen-puntlandvideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidamo uu Leeyahay Boqor Buur-madow oo lasheegay inay u galeen Puntland+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamo uu Leeyahay Boqor Buur-madow oo lasheegay inay u galeen Puntland+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-uu-leeyahay-boqor-buur-madow-oo-lasheegay-inay-u-galeen-puntlandvideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidamo uu Leeyahay Boqor Buur-madow oo lasheegay inay u galeen Puntland+VIDEO - Wardoon","og_description":"Tan iyo markii uu Boqor Cismaan Buurmadaw dhowaan sheegay in Beelaha dega Bariga iyo Galbeedka Burco ay shir Wadatashi ah yeelaan doonaan waxaa soo baxaya inay Arintaasi Xukuumadda Somaliland siwayn uga Biyo diiday. Gudoomiyaha Gobolka sanaag ugu magacaaban Somaliland ayaa sheegay in Ciidamo uu lahaa Boqor Buur-madow oo ku sugnaa sanaag ay Dhinaca Puntland u [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-uu-leeyahay-boqor-buur-madow-oo-lasheegay-inay-u-galeen-puntlandvideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-11T05:47:54+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/maxresdefault-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-uu-leeyahay-boqor-buur-madow-oo-lasheegay-inay-u-galeen-puntlandvideo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-uu-leeyahay-boqor-buur-madow-oo-lasheegay-inay-u-galeen-puntlandvideo\/","name":"Ciidamo uu Leeyahay Boqor Buur-madow oo lasheegay inay u galeen Puntland+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-uu-leeyahay-boqor-buur-madow-oo-lasheegay-inay-u-galeen-puntlandvideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-uu-leeyahay-boqor-buur-madow-oo-lasheegay-inay-u-galeen-puntlandvideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/maxresdefault-1.jpg","datePublished":"2019-06-11T05:47:54+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-uu-leeyahay-boqor-buur-madow-oo-lasheegay-inay-u-galeen-puntlandvideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-uu-leeyahay-boqor-buur-madow-oo-lasheegay-inay-u-galeen-puntlandvideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-uu-leeyahay-boqor-buur-madow-oo-lasheegay-inay-u-galeen-puntlandvideo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/maxresdefault-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/maxresdefault-1.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-uu-leeyahay-boqor-buur-madow-oo-lasheegay-inay-u-galeen-puntlandvideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidamo uu Leeyahay Boqor Buur-madow oo lasheegay inay u galeen Puntland+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128829"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=128829"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128829\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":128830,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128829\/revisions\/128830"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127537"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=128829"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=128829"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=128829"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}