{"id":128834,"date":"2019-06-11T09:18:05","date_gmt":"2019-06-11T07:18:05","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=128834"},"modified":"2019-06-11T09:18:05","modified_gmt":"2019-06-11T07:18:05","slug":"galmudug-oo-laga-masaafurinayo-dadka-ka-soo-jeeda-koofur-galbeed","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-laga-masaafurinayo-dadka-ka-soo-jeeda-koofur-galbeed\/","title":{"rendered":"Galmudug oo laga masaafurinayo dadka ka soo jeeda Koofur Galbeed"},"content":{"rendered":"<p>Wararka laga helayo deegaano kale tirsan Galmudug ayaa sheegaya in madaxa xukuumada Galmudug uu amar kasoo saaray dadka kasoo jeeda deegaanada Koofur Galbeed.<\/p>\n<p>Sida ay baahisay Idaacadda Kulmiye ee magaalada Muqdisho, madaxa xukuumadda ayaa dadkaasi ku amray inay muddo labo maalin ah isaga baxaan deegaanada Galmudug, gaar ahaana deegaanada ay ka taliso Ahlu Sunna.<\/p>\n<p>Dadka kasoo jeeda Koofur Galbeed ee ku nool Dhuusomareeb iyo Guriceel ayaa la sheegay in amarkaan uu saameyn doono, waxaana laga doonayaa inay muddo 48 saacadood kaga baxaan deegaanada Galmudug.<\/p>\n<p>Xogaha la helayo ayaa sheegaya in ujeedada ka dambeysay arintaani ay tahay, kadib markii lagu eedeeyay inay caqabad ku yihiin amaanka deegaanada Galmudug, gaar ahaan Dhuusomareeb iyo Guriceel.<\/p>\n<p>Ahlu sunna ayaa dagaal adag kula jirta Al Shabaab, waxaana dadkaasi lagu tuhmayaa inay xiriir la leeyihiin ururka Al Shabaab.<\/p>\n<p>Lama oga ujeedada dahsoon ee ka dambeysay amarka kasoo baxay Galmudug, balse waxay caqabad ku noqon doontaa dadka ku dhaqan deegaanada Galmudug ee ku abtirsada beesha Raxanweyn.<\/p>\n<p>Ma jiro jawaab maamulka Koofur Galbeed uu arintaani ka bixiyay, sidaan oo kale waxaa horey shacabka kasoo jeeda Koofur Galbeed looga soo masaafuriyay deegaanada Puntland, walow markii dambe ay yaraadeen takoorka dadkaasi lagu hayay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka laga helayo deegaano kale tirsan Galmudug ayaa sheegaya in madaxa xukuumada Galmudug uu amar kasoo saaray dadka kasoo jeeda deegaanada Koofur Galbeed. Sida ay baahisay Idaacadda Kulmiye ee magaalada Muqdisho, madaxa xukuumadda ayaa dadkaasi ku amray inay muddo labo maalin ah isaga baxaan deegaanada Galmudug, gaar ahaana deegaanada ay ka taliso Ahlu Sunna. Dadka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":128835,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-128834","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Galmudug oo laga masaafurinayo dadka ka soo jeeda Koofur Galbeed - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-laga-masaafurinayo-dadka-ka-soo-jeeda-koofur-galbeed\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Galmudug oo laga masaafurinayo dadka ka soo jeeda Koofur Galbeed - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka laga helayo deegaano kale tirsan Galmudug ayaa sheegaya in madaxa xukuumada Galmudug uu amar kasoo saaray dadka kasoo jeeda deegaanada Koofur Galbeed. Sida ay baahisay Idaacadda Kulmiye ee magaalada Muqdisho, madaxa xukuumadda ayaa dadkaasi ku amray inay muddo labo maalin ah isaga baxaan deegaanada Galmudug, gaar ahaana deegaanada ay ka taliso Ahlu Sunna. Dadka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-laga-masaafurinayo-dadka-ka-soo-jeeda-koofur-galbeed\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-11T07:18:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/galmudug.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"629\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"457\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-laga-masaafurinayo-dadka-ka-soo-jeeda-koofur-galbeed\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-laga-masaafurinayo-dadka-ka-soo-jeeda-koofur-galbeed\/\",\"name\":\"Galmudug oo laga masaafurinayo dadka ka soo jeeda Koofur Galbeed - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-laga-masaafurinayo-dadka-ka-soo-jeeda-koofur-galbeed\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-laga-masaafurinayo-dadka-ka-soo-jeeda-koofur-galbeed\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/galmudug.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-11T07:18:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-laga-masaafurinayo-dadka-ka-soo-jeeda-koofur-galbeed\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-laga-masaafurinayo-dadka-ka-soo-jeeda-koofur-galbeed\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-laga-masaafurinayo-dadka-ka-soo-jeeda-koofur-galbeed\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/galmudug.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/galmudug.jpg\",\"width\":629,\"height\":457},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-laga-masaafurinayo-dadka-ka-soo-jeeda-koofur-galbeed\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Galmudug oo laga masaafurinayo dadka ka soo jeeda Koofur Galbeed\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Galmudug oo laga masaafurinayo dadka ka soo jeeda Koofur Galbeed - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-laga-masaafurinayo-dadka-ka-soo-jeeda-koofur-galbeed\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Galmudug oo laga masaafurinayo dadka ka soo jeeda Koofur Galbeed - Wardoon","og_description":"Wararka laga helayo deegaano kale tirsan Galmudug ayaa sheegaya in madaxa xukuumada Galmudug uu amar kasoo saaray dadka kasoo jeeda deegaanada Koofur Galbeed. Sida ay baahisay Idaacadda Kulmiye ee magaalada Muqdisho, madaxa xukuumadda ayaa dadkaasi ku amray inay muddo labo maalin ah isaga baxaan deegaanada Galmudug, gaar ahaana deegaanada ay ka taliso Ahlu Sunna. Dadka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-laga-masaafurinayo-dadka-ka-soo-jeeda-koofur-galbeed\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-11T07:18:05+00:00","og_image":[{"width":629,"height":457,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/galmudug.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-laga-masaafurinayo-dadka-ka-soo-jeeda-koofur-galbeed\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-laga-masaafurinayo-dadka-ka-soo-jeeda-koofur-galbeed\/","name":"Galmudug oo laga masaafurinayo dadka ka soo jeeda Koofur Galbeed - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-laga-masaafurinayo-dadka-ka-soo-jeeda-koofur-galbeed\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-laga-masaafurinayo-dadka-ka-soo-jeeda-koofur-galbeed\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/galmudug.jpg","datePublished":"2019-06-11T07:18:05+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-laga-masaafurinayo-dadka-ka-soo-jeeda-koofur-galbeed\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-laga-masaafurinayo-dadka-ka-soo-jeeda-koofur-galbeed\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-laga-masaafurinayo-dadka-ka-soo-jeeda-koofur-galbeed\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/galmudug.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/galmudug.jpg","width":629,"height":457},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-laga-masaafurinayo-dadka-ka-soo-jeeda-koofur-galbeed\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Galmudug oo laga masaafurinayo dadka ka soo jeeda Koofur Galbeed"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128834"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=128834"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128834\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":128836,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128834\/revisions\/128836"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/128835"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=128834"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=128834"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=128834"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}