{"id":128868,"date":"2019-06-11T20:15:31","date_gmt":"2019-06-11T18:15:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=128868"},"modified":"2019-06-11T20:15:31","modified_gmt":"2019-06-11T18:15:31","slug":"daawo-koryn-caare-muuse-biixi-iyo-maxamed-kaahin-waa-in-maxkamad-lasoo-taago","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koryn-caare-muuse-biixi-iyo-maxamed-kaahin-waa-in-maxkamad-lasoo-taago\/","title":{"rendered":"DAAWO :-Koryn Caare \u201cMuuse Biixi iyo Maxamed Kaahin waa in Maxkamad lasoo taago\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Kornayl Saciid Cawil Jaamac [ Caare ] oo shir jaraad ku qabtay Magaalada Qardho ee fadhiga jabhada uu hogaamiyo ayaa ka hadlay dhawr arimood oo kala duwan, ugu horayn Caare jawaab adag ka bixiyay war kasoo baxay gudoomiyaha Gobolka Sanaag Tiimbaro kaas oo ahaa in Caare uu dhoofayo, Caare wuxuu sheegay in dalka uusan meelna uga socon.<\/p>\n<p>\u201d Hadii dibad wax yaalaan isagaan kasoo tahriibeen aniguna meel uma socdo, adiga gurigaaga waan aqaanaa. dhulka ha qalalo \u201d ayuu yiri Korne Caare.<\/p>\n<p>Kornaly Caarre oo sii wata hadalkiisa wuxuu ka codsaday golaha guurtida iyo baarlaamanka ee Somaliland in ay xil ka qaadis ku sameeyaan Madaxweyne Muuse Biixi iyo Wasiir Kaahin oo uu ku tilmaamey gacan ku dhiiglayaal, sidoo kale hay\u2019adaha cadaalada ee dunida ayuu ugu baaqay in ay ku maxkamadeeyaan danbiyada ay galeen.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan xal u arkaa in Biixi iyo Kaahin xilka laga qaado, aaway hay\u2019ada caalamiga ah ee xuquuqda u dooda. ninmakaas gacan ku dhiiglayaasha ah hala soo taago maxkamad oo halagu qaado danbiyada ay galeen\u201d. Ayuu yidhi Caare.<\/p>\n<p>Dhinaca kale mar la waydiiyey hadii Madaxweyne Biixi iyo Kaahin ay ka codsadaan in miiska korkiisa ay kuwada hadlaan waxa uu ka qabo \u201d waxaan la hadlayaa marka 8dii qodob ee gacan libaax ay suurta geliyaan \u201d ayuu ku jawaabay Kornayl Caare.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/-iADRhYqylw\" width=\"850\" height=\"750\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kornayl Saciid Cawil Jaamac [ Caare ] oo shir jaraad ku qabtay Magaalada Qardho ee fadhiga jabhada uu hogaamiyo ayaa ka hadlay dhawr arimood oo kala duwan, ugu horayn Caare jawaab adag ka bixiyay war kasoo baxay gudoomiyaha Gobolka Sanaag Tiimbaro kaas oo ahaa in Caare uu dhoofayo, Caare wuxuu sheegay in dalka uusan meelna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":128869,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-128868","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO :-Koryn Caare \u201cMuuse Biixi iyo Maxamed Kaahin waa in Maxkamad lasoo taago\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koryn-caare-muuse-biixi-iyo-maxamed-kaahin-waa-in-maxkamad-lasoo-taago\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO :-Koryn Caare \u201cMuuse Biixi iyo Maxamed Kaahin waa in Maxkamad lasoo taago\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kornayl Saciid Cawil Jaamac [ Caare ] oo shir jaraad ku qabtay Magaalada Qardho ee fadhiga jabhada uu hogaamiyo ayaa ka hadlay dhawr arimood oo kala duwan, ugu horayn Caare jawaab adag ka bixiyay war kasoo baxay gudoomiyaha Gobolka Sanaag Tiimbaro kaas oo ahaa in Caare uu dhoofayo, Caare wuxuu sheegay in dalka uusan meelna [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koryn-caare-muuse-biixi-iyo-maxamed-kaahin-waa-in-maxkamad-lasoo-taago\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-11T18:15:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-15.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1393\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"983\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koryn-caare-muuse-biixi-iyo-maxamed-kaahin-waa-in-maxkamad-lasoo-taago\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koryn-caare-muuse-biixi-iyo-maxamed-kaahin-waa-in-maxkamad-lasoo-taago\/\",\"name\":\"DAAWO :-Koryn Caare \u201cMuuse Biixi iyo Maxamed Kaahin waa in Maxkamad lasoo taago\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koryn-caare-muuse-biixi-iyo-maxamed-kaahin-waa-in-maxkamad-lasoo-taago\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koryn-caare-muuse-biixi-iyo-maxamed-kaahin-waa-in-maxkamad-lasoo-taago\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-15.png\",\"datePublished\":\"2019-06-11T18:15:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koryn-caare-muuse-biixi-iyo-maxamed-kaahin-waa-in-maxkamad-lasoo-taago\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koryn-caare-muuse-biixi-iyo-maxamed-kaahin-waa-in-maxkamad-lasoo-taago\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koryn-caare-muuse-biixi-iyo-maxamed-kaahin-waa-in-maxkamad-lasoo-taago\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-15.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-15.png\",\"width\":1393,\"height\":983},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koryn-caare-muuse-biixi-iyo-maxamed-kaahin-waa-in-maxkamad-lasoo-taago\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO :-Koryn Caare \u201cMuuse Biixi iyo Maxamed Kaahin waa in Maxkamad lasoo taago\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO :-Koryn Caare \u201cMuuse Biixi iyo Maxamed Kaahin waa in Maxkamad lasoo taago\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koryn-caare-muuse-biixi-iyo-maxamed-kaahin-waa-in-maxkamad-lasoo-taago\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO :-Koryn Caare \u201cMuuse Biixi iyo Maxamed Kaahin waa in Maxkamad lasoo taago\u201d - Wardoon","og_description":"Kornayl Saciid Cawil Jaamac [ Caare ] oo shir jaraad ku qabtay Magaalada Qardho ee fadhiga jabhada uu hogaamiyo ayaa ka hadlay dhawr arimood oo kala duwan, ugu horayn Caare jawaab adag ka bixiyay war kasoo baxay gudoomiyaha Gobolka Sanaag Tiimbaro kaas oo ahaa in Caare uu dhoofayo, Caare wuxuu sheegay in dalka uusan meelna [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koryn-caare-muuse-biixi-iyo-maxamed-kaahin-waa-in-maxkamad-lasoo-taago\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-11T18:15:31+00:00","og_image":[{"width":1393,"height":983,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-15.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koryn-caare-muuse-biixi-iyo-maxamed-kaahin-waa-in-maxkamad-lasoo-taago\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koryn-caare-muuse-biixi-iyo-maxamed-kaahin-waa-in-maxkamad-lasoo-taago\/","name":"DAAWO :-Koryn Caare \u201cMuuse Biixi iyo Maxamed Kaahin waa in Maxkamad lasoo taago\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koryn-caare-muuse-biixi-iyo-maxamed-kaahin-waa-in-maxkamad-lasoo-taago\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koryn-caare-muuse-biixi-iyo-maxamed-kaahin-waa-in-maxkamad-lasoo-taago\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-15.png","datePublished":"2019-06-11T18:15:31+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koryn-caare-muuse-biixi-iyo-maxamed-kaahin-waa-in-maxkamad-lasoo-taago\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koryn-caare-muuse-biixi-iyo-maxamed-kaahin-waa-in-maxkamad-lasoo-taago\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koryn-caare-muuse-biixi-iyo-maxamed-kaahin-waa-in-maxkamad-lasoo-taago\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-15.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-15.png","width":1393,"height":983},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koryn-caare-muuse-biixi-iyo-maxamed-kaahin-waa-in-maxkamad-lasoo-taago\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO :-Koryn Caare \u201cMuuse Biixi iyo Maxamed Kaahin waa in Maxkamad lasoo taago\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128868"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=128868"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128868\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":128870,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128868\/revisions\/128870"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/128869"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=128868"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=128868"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=128868"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}