{"id":128916,"date":"2019-06-12T22:17:05","date_gmt":"2019-06-12T20:17:05","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=128916"},"modified":"2019-06-12T22:17:05","modified_gmt":"2019-06-12T20:17:05","slug":"galmudug-oo-kahadashay-dad-lagu-dilay-agagaarka-dhuusamarebvideo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-kahadashay-dad-lagu-dilay-agagaarka-dhuusamarebvideo\/","title":{"rendered":"Galmudug oo kahadashay dad lagu dilay Agagaarka Dhuusamareb+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay Saqdii dhexe 4 Ruux lagu dilay deegaan Duleedka ka ah Magalada Dhuusamareeb oo ah Xarunta rasmiga ah ee Dowlad Goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p>Wariyeyaal ku sugan Dhuusamareeb ayaa waxaa ay sheegeen in Deegaanka Dhiin-waris oo Dhanka Koonfur ka Xiga Magaalada Dhusamareeb lagu dilay Afarta Qof oo ka mid ahaa Shaqaalaha Goob Shinada Malabka looga dhaliyo.<\/p>\n<p>Wararka qaar ayaa waxaa ay sheegayaan in Afarta qof ee la dilay ay kasoo jeedaan deegaanada Maamulka Koonfur Galbeed,isla markaana loo dilay falal la xiriira aanooyin qabiil wallow aysan kamid ahayn dadka ay kadhaxaysay aanada qabiil .<\/p>\n<p>Meydka Afarta Ruux ayaa la sheegay in loo soo qaaday dhinaca Caasimadda dhuusamareeb, iyada oo Maamulka Galmudug uu wado baritaano ku aadan dadkii ka dambeeyay dilkaas iyo sababta ka dambeysa dilkooda.<\/p>\n<p>Majirto cid sirasmi ah u sheegatay mas\u2019uuliyada dilka Afarta Ruux ee Shacabka ahaa loogu geystay duleedka Magalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud,waxaana dhacdadaan Maanta siweyn looga hadal hayaa Magalada Dhuusamareeb.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FGMTVNEWS%2Fvideos%2F1024507414421958%2F&amp;show_text=0&amp;width=860\" width=\"860\" height=\"753\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay Saqdii dhexe 4 Ruux lagu dilay deegaan Duleedka ka ah Magalada Dhuusamareeb oo ah Xarunta rasmiga ah ee Dowlad Goboleedka Galmudug. Wariyeyaal ku sugan Dhuusamareeb ayaa waxaa ay sheegeen in Deegaanka Dhiin-waris oo Dhanka Koonfur ka Xiga Magaalada Dhusamareeb lagu dilay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":128918,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-128916","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Galmudug oo kahadashay dad lagu dilay Agagaarka Dhuusamareb+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-kahadashay-dad-lagu-dilay-agagaarka-dhuusamarebvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Galmudug oo kahadashay dad lagu dilay Agagaarka Dhuusamareb+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay Saqdii dhexe 4 Ruux lagu dilay deegaan Duleedka ka ah Magalada Dhuusamareeb oo ah Xarunta rasmiga ah ee Dowlad Goboleedka Galmudug. Wariyeyaal ku sugan Dhuusamareeb ayaa waxaa ay sheegeen in Deegaanka Dhiin-waris oo Dhanka Koonfur ka Xiga Magaalada Dhusamareeb lagu dilay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-kahadashay-dad-lagu-dilay-agagaarka-dhuusamarebvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-12T20:17:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-20.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"883\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-kahadashay-dad-lagu-dilay-agagaarka-dhuusamarebvideo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-kahadashay-dad-lagu-dilay-agagaarka-dhuusamarebvideo\/\",\"name\":\"Galmudug oo kahadashay dad lagu dilay Agagaarka Dhuusamareb+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-kahadashay-dad-lagu-dilay-agagaarka-dhuusamarebvideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-kahadashay-dad-lagu-dilay-agagaarka-dhuusamarebvideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-20.png\",\"datePublished\":\"2019-06-12T20:17:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-kahadashay-dad-lagu-dilay-agagaarka-dhuusamarebvideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-kahadashay-dad-lagu-dilay-agagaarka-dhuusamarebvideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-kahadashay-dad-lagu-dilay-agagaarka-dhuusamarebvideo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-20.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-20.png\",\"width\":1430,\"height\":883},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-kahadashay-dad-lagu-dilay-agagaarka-dhuusamarebvideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Galmudug oo kahadashay dad lagu dilay Agagaarka Dhuusamareb+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Galmudug oo kahadashay dad lagu dilay Agagaarka Dhuusamareb+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-kahadashay-dad-lagu-dilay-agagaarka-dhuusamarebvideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Galmudug oo kahadashay dad lagu dilay Agagaarka Dhuusamareb+VIDEO - Wardoon","og_description":"Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay Saqdii dhexe 4 Ruux lagu dilay deegaan Duleedka ka ah Magalada Dhuusamareeb oo ah Xarunta rasmiga ah ee Dowlad Goboleedka Galmudug. Wariyeyaal ku sugan Dhuusamareeb ayaa waxaa ay sheegeen in Deegaanka Dhiin-waris oo Dhanka Koonfur ka Xiga Magaalada Dhusamareeb lagu dilay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-kahadashay-dad-lagu-dilay-agagaarka-dhuusamarebvideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-12T20:17:05+00:00","og_image":[{"width":1430,"height":883,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-20.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-kahadashay-dad-lagu-dilay-agagaarka-dhuusamarebvideo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-kahadashay-dad-lagu-dilay-agagaarka-dhuusamarebvideo\/","name":"Galmudug oo kahadashay dad lagu dilay Agagaarka Dhuusamareb+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-kahadashay-dad-lagu-dilay-agagaarka-dhuusamarebvideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-kahadashay-dad-lagu-dilay-agagaarka-dhuusamarebvideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-20.png","datePublished":"2019-06-12T20:17:05+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-kahadashay-dad-lagu-dilay-agagaarka-dhuusamarebvideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-kahadashay-dad-lagu-dilay-agagaarka-dhuusamarebvideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-kahadashay-dad-lagu-dilay-agagaarka-dhuusamarebvideo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-20.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-20.png","width":1430,"height":883},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-kahadashay-dad-lagu-dilay-agagaarka-dhuusamarebvideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Galmudug oo kahadashay dad lagu dilay Agagaarka Dhuusamareb+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128916"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=128916"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128916\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":128919,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128916\/revisions\/128919"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/128918"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=128916"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=128916"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=128916"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}