{"id":128920,"date":"2019-06-12T23:46:59","date_gmt":"2019-06-12T21:46:59","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=128920"},"modified":"2019-06-12T23:50:57","modified_gmt":"2019-06-12T21:50:57","slug":"waare-oo-wacad-kumaray-in-gacan-bir-ah-lagu-qaban-doono-cidii-dishay-taliyihii-booliska-gobolka-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-wacad-kumaray-in-gacan-bir-ah-lagu-qaban-doono-cidii-dishay-taliyihii-booliska-gobolka-hiiraan\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Waare oo wacad kumaray in gacan bir ah lagu qaban doono cidii dishay Taliyihii Booliska gobolka Hiiraan"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo caawa shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Beledweyne ayaa wacad ku maray cid kastaa oo ka dambeysay dilka Taliyihii Qeybta Boliiska Gobolka Gobolka Hiiraan Cor Maxamed Mocow in la marsiin doono cadaaladda.<\/p>\n<p>Madaxweynaha oo ka tacsiyeynayay geerida Allaha u naxariistee marxuum Maxamed Mocow, ayaa qoyska taliyaha iyo Guud ahaan Reer Beledweyne ugu baaqay in ay isdejiyaan oo muujiyaan xasilooni waxaana uu u balanqaaday in cadaalad ay heli doonaan.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa shirkiisa jaraa\u2019id ku sheegay in Guddiga Dowladda Federaalka ay magacowday iyo Guddi Wasiira ah uu magacaabay baaritaan dhab ah ay ka sameyn doonaan kiiskani cidii fulisay, cidii amartay, iyo ujeedada laga lahaa ayna ka soo bixi doonaan xaqiiqda dhabta, waxaana madaxweynaha uu xusay in uusan ka hor dhaceynin baaritaanka.<\/p>\n<p>Madaxweyne Waare ayaa dib ugu laabtay gelinkii dambe ee Arbacadii magaalada Beledweyne isagoo ka soo kicitimay magaalada Nairobi waxaana socda dadaalo badan oo lagu doonayo in xal loogaga gaaro xiisada ka jirta magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/hTWu-Tl154E\" width=\"850\" height=\"750\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" data-mce-type=\"bookmark\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo caawa shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Beledweyne ayaa wacad ku maray cid kastaa oo ka dambeysay dilka Taliyihii Qeybta Boliiska Gobolka Gobolka Hiiraan Cor Maxamed Mocow in la marsiin doono cadaaladda. Madaxweynaha oo ka tacsiyeynayay geerida Allaha u naxariistee marxuum Maxamed Mocow, ayaa qoyska taliyaha iyo Guud [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":128921,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-128920","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Waare oo wacad kumaray in gacan bir ah lagu qaban doono cidii dishay Taliyihii Booliska gobolka Hiiraan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-wacad-kumaray-in-gacan-bir-ah-lagu-qaban-doono-cidii-dishay-taliyihii-booliska-gobolka-hiiraan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Waare oo wacad kumaray in gacan bir ah lagu qaban doono cidii dishay Taliyihii Booliska gobolka Hiiraan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo caawa shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Beledweyne ayaa wacad ku maray cid kastaa oo ka dambeysay dilka Taliyihii Qeybta Boliiska Gobolka Gobolka Hiiraan Cor Maxamed Mocow in la marsiin doono cadaaladda. Madaxweynaha oo ka tacsiyeynayay geerida Allaha u naxariistee marxuum Maxamed Mocow, ayaa qoyska taliyaha iyo Guud [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-wacad-kumaray-in-gacan-bir-ah-lagu-qaban-doono-cidii-dishay-taliyihii-booliska-gobolka-hiiraan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-12T21:46:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-06-12T21:50:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Waare-696x385.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"385\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-wacad-kumaray-in-gacan-bir-ah-lagu-qaban-doono-cidii-dishay-taliyihii-booliska-gobolka-hiiraan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-wacad-kumaray-in-gacan-bir-ah-lagu-qaban-doono-cidii-dishay-taliyihii-booliska-gobolka-hiiraan\/\",\"name\":\"DAAWO:-Waare oo wacad kumaray in gacan bir ah lagu qaban doono cidii dishay Taliyihii Booliska gobolka Hiiraan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-wacad-kumaray-in-gacan-bir-ah-lagu-qaban-doono-cidii-dishay-taliyihii-booliska-gobolka-hiiraan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-wacad-kumaray-in-gacan-bir-ah-lagu-qaban-doono-cidii-dishay-taliyihii-booliska-gobolka-hiiraan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Waare-696x385.png\",\"datePublished\":\"2019-06-12T21:46:59+00:00\",\"dateModified\":\"2019-06-12T21:50:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-wacad-kumaray-in-gacan-bir-ah-lagu-qaban-doono-cidii-dishay-taliyihii-booliska-gobolka-hiiraan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-wacad-kumaray-in-gacan-bir-ah-lagu-qaban-doono-cidii-dishay-taliyihii-booliska-gobolka-hiiraan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-wacad-kumaray-in-gacan-bir-ah-lagu-qaban-doono-cidii-dishay-taliyihii-booliska-gobolka-hiiraan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Waare-696x385.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Waare-696x385.png\",\"width\":696,\"height\":385},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-wacad-kumaray-in-gacan-bir-ah-lagu-qaban-doono-cidii-dishay-taliyihii-booliska-gobolka-hiiraan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Waare oo wacad kumaray in gacan bir ah lagu qaban doono cidii dishay Taliyihii Booliska gobolka Hiiraan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Waare oo wacad kumaray in gacan bir ah lagu qaban doono cidii dishay Taliyihii Booliska gobolka Hiiraan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-wacad-kumaray-in-gacan-bir-ah-lagu-qaban-doono-cidii-dishay-taliyihii-booliska-gobolka-hiiraan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Waare oo wacad kumaray in gacan bir ah lagu qaban doono cidii dishay Taliyihii Booliska gobolka Hiiraan - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo caawa shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Beledweyne ayaa wacad ku maray cid kastaa oo ka dambeysay dilka Taliyihii Qeybta Boliiska Gobolka Gobolka Hiiraan Cor Maxamed Mocow in la marsiin doono cadaaladda. Madaxweynaha oo ka tacsiyeynayay geerida Allaha u naxariistee marxuum Maxamed Mocow, ayaa qoyska taliyaha iyo Guud [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-wacad-kumaray-in-gacan-bir-ah-lagu-qaban-doono-cidii-dishay-taliyihii-booliska-gobolka-hiiraan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-12T21:46:59+00:00","article_modified_time":"2019-06-12T21:50:57+00:00","og_image":[{"width":696,"height":385,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Waare-696x385.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-wacad-kumaray-in-gacan-bir-ah-lagu-qaban-doono-cidii-dishay-taliyihii-booliska-gobolka-hiiraan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-wacad-kumaray-in-gacan-bir-ah-lagu-qaban-doono-cidii-dishay-taliyihii-booliska-gobolka-hiiraan\/","name":"DAAWO:-Waare oo wacad kumaray in gacan bir ah lagu qaban doono cidii dishay Taliyihii Booliska gobolka Hiiraan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-wacad-kumaray-in-gacan-bir-ah-lagu-qaban-doono-cidii-dishay-taliyihii-booliska-gobolka-hiiraan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-wacad-kumaray-in-gacan-bir-ah-lagu-qaban-doono-cidii-dishay-taliyihii-booliska-gobolka-hiiraan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Waare-696x385.png","datePublished":"2019-06-12T21:46:59+00:00","dateModified":"2019-06-12T21:50:57+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-wacad-kumaray-in-gacan-bir-ah-lagu-qaban-doono-cidii-dishay-taliyihii-booliska-gobolka-hiiraan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-wacad-kumaray-in-gacan-bir-ah-lagu-qaban-doono-cidii-dishay-taliyihii-booliska-gobolka-hiiraan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-wacad-kumaray-in-gacan-bir-ah-lagu-qaban-doono-cidii-dishay-taliyihii-booliska-gobolka-hiiraan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Waare-696x385.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Waare-696x385.png","width":696,"height":385},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-wacad-kumaray-in-gacan-bir-ah-lagu-qaban-doono-cidii-dishay-taliyihii-booliska-gobolka-hiiraan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Waare oo wacad kumaray in gacan bir ah lagu qaban doono cidii dishay Taliyihii Booliska gobolka Hiiraan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128920"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=128920"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128920\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":128923,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128920\/revisions\/128923"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/128921"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=128920"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=128920"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=128920"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}