{"id":129186,"date":"2019-06-18T13:59:52","date_gmt":"2019-06-18T11:59:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=129186"},"modified":"2019-06-18T13:59:52","modified_gmt":"2019-06-18T11:59:52","slug":"akhriso-taariikh-marxuum-abwaan-sangub","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikh-marxuum-abwaan-sangub\/","title":{"rendered":"Akhriso:-Taariikh Marxuum Abwaan Sangub"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa Magalada Adis Ababa ee Caasimadda dalka itoobiya saakay ku geeriyooday Alle ha u naxariistee Abwaan Maxamuud Cabdullaahi Ciise oo loo yaqaanay Sangub,kaas oo ka mid ahaay Abwaaniinta ugu caansan dhulka Soomaalida.<\/p>\n<p>Abwaanka ayaa halkaasi loo geeyay Arrimo Caafimaad , kadib xanuun mudo haayay,hayeeshee saakay uu halkaasi ku geeriyooday,sida uu xaqiijiyay Abwaan Xirsi Dhuux Maxamed oo ka mid ah golaha Abwaaniinta Soomaaliyeed ee ku sugan Magalada Muqdisho.<\/p>\n<p><strong>Hoos Ka Akhriso Taariikh nonoleedkii Abwaan Maxamuud Cabdilaahi Ciise (Sangub)<\/strong><\/p>\n<p>Abwaanka Maxamuud Cabdilaahi Ciise (Sangub), wuxuu ka mid ahaa Abwaanada ugu horeeya hal-abuurka Soomaalida, waana nin dad badani ku xusuustaan kaalinta uu ka soo qaatay kobcinta Fanka Soomaalida, taariikh-faneedka Sangub: Maxamuud Cabdillaahi Ciise (Sangub), wuxuu ku dhashay baadiyaha magaalada dhagaxbuur dhulka Is-maamulka deegaanka Soomaalida Itoobiya, sannadkii 1944, halkaas oo uu ku barbaaray. Sangub markii da\u2019diisu shan jir gaartay ayuu ku bilaabmay u hilowga fanka.<\/p>\n<p>Dhalinyaranimadiisii, wuxuu ku soo caan baxay ciyaaraha dhaqanka, gaar ahaan ciyaarta \u201cDhaantada\u201d oo ah mid markuu gacanta u qaado aan cidina uga daba dabadii yeerin. Kasokow dhinaca Ciyaaraha dhaqanka Sangub, wuxuu ahaa gabayaa ka hida qaba qoysas kala duwan wada gabya, aabihii, abtiyaashii iyo walaalihii intuba way gabyi jireen. Wakhtigiii hore ma jirin waxbarasho Jaamacadeed, iskuuladuna dalka way ku yaraayeen, sidaa darteed sangub wuxuu ku dadaalay inuu barto Quraanka Kariimka.<\/p>\n<p>Abwaan Sangub, markii uu barbaar noqday ayuu ayuu yimid magaalada Hargeysa, sannadkii 1961, wuxuuna tegay Idaacadda Raadyow Hargeysa, Ka dib markii uu ka helay shaqo-aan-rasmi ahayn magaalada hargaysa ayuu waxa uu u wareegay magaalada Muqdisho sannadkii 1961, halkaas oo uu imtixaan u u galay, isaga iyo 21 qof oo kale , sidaas ayuuna kaga shaqo galay Idaacada Muqdisho.<\/p>\n<p>Abwaanku, wuxuu noqday mid halis ku ah samaynta Riwaayadaha xiisaha leh, Guud ahaan, riwaayadihiisu, waxay u qaybsan yihiin Wadani, Jacayl iyo kuwo falsafad ku dhisan. Riwaayadii ugu horaysay ee uu sameeyay, waxaa la odhan jiray \u201cNaga Guur\u201d waxayna ahayd, mid Wadani ah oo uu ugu talo-galay gumaysigii Ingiriiska oo wakhtigaa Afrika inteeda badan Xukumi jiray. Sannadkii 1964-kii, ayuu sameeyay riwaayad la odhan jiray; \u201cLamood noqonse wayday.\u201d Abwaan Sangub, halkaa kama harin abuurista riwaayadaha, wuxuuna xoojiyay mu\u2019alifnimadiisii, sannadkii 1966, wuxuu sameeyay riwaayada caanka ah ee \u201cYaxaas dhega-duub.\u201d Abwaan Sangub, mar la waydiiyay cidii ku dhiiri-gelisay samaynta riwaayadaha, wuxuu yidhi;<\/p>\n<p>\u201cMu\u2019alifiinta, qaarbaa bakhaylo ah oo aan sheegin cidii soo gacan qabatay, aniguse sidaa ma ihi oo waan sheegayaa, waayo, cidina kuma soo dhalan,\u201d ayuu yidhi. \u201cRiwaayadaha, waxaa igu dhiiri-geliyay Cismaan Aadan (Cismaan Askari) oo isagu aan iga harin ilaa aan ka sameeyay riwaayadihii; \u201clamood noqonse wayday iyo Naga Guur.\u201d Iyo kuwa kale oo badan, Allaha u naxariisto Abwaan Sanugub.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa Magalada Adis Ababa ee Caasimadda dalka itoobiya saakay ku geeriyooday Alle ha u naxariistee Abwaan Maxamuud Cabdullaahi Ciise oo loo yaqaanay Sangub,kaas oo ka mid ahaay Abwaaniinta ugu caansan dhulka Soomaalida. Abwaanka ayaa halkaasi loo geeyay Arrimo Caafimaad , kadib xanuun mudo haayay,hayeeshee saakay uu halkaasi ku geeriyooday,sida uu xaqiijiyay Abwaan Xirsi Dhuux Maxamed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129181,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-129186","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akhriso:-Taariikh Marxuum Abwaan Sangub - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikh-marxuum-abwaan-sangub\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akhriso:-Taariikh Marxuum Abwaan Sangub - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa Magalada Adis Ababa ee Caasimadda dalka itoobiya saakay ku geeriyooday Alle ha u naxariistee Abwaan Maxamuud Cabdullaahi Ciise oo loo yaqaanay Sangub,kaas oo ka mid ahaay Abwaaniinta ugu caansan dhulka Soomaalida. Abwaanka ayaa halkaasi loo geeyay Arrimo Caafimaad , kadib xanuun mudo haayay,hayeeshee saakay uu halkaasi ku geeriyooday,sida uu xaqiijiyay Abwaan Xirsi Dhuux Maxamed [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikh-marxuum-abwaan-sangub\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-18T11:59:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Abwaanka.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"359\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikh-marxuum-abwaan-sangub\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikh-marxuum-abwaan-sangub\/\",\"name\":\"Akhriso:-Taariikh Marxuum Abwaan Sangub - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikh-marxuum-abwaan-sangub\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikh-marxuum-abwaan-sangub\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Abwaanka.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-18T11:59:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikh-marxuum-abwaan-sangub\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikh-marxuum-abwaan-sangub\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikh-marxuum-abwaan-sangub\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Abwaanka.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Abwaanka.jpg\",\"width\":640,\"height\":359},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikh-marxuum-abwaan-sangub\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akhriso:-Taariikh Marxuum Abwaan Sangub\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akhriso:-Taariikh Marxuum Abwaan Sangub - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikh-marxuum-abwaan-sangub\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akhriso:-Taariikh Marxuum Abwaan Sangub - Wardoon","og_description":"Waxaa Magalada Adis Ababa ee Caasimadda dalka itoobiya saakay ku geeriyooday Alle ha u naxariistee Abwaan Maxamuud Cabdullaahi Ciise oo loo yaqaanay Sangub,kaas oo ka mid ahaay Abwaaniinta ugu caansan dhulka Soomaalida. Abwaanka ayaa halkaasi loo geeyay Arrimo Caafimaad , kadib xanuun mudo haayay,hayeeshee saakay uu halkaasi ku geeriyooday,sida uu xaqiijiyay Abwaan Xirsi Dhuux Maxamed [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikh-marxuum-abwaan-sangub\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-18T11:59:52+00:00","og_image":[{"width":640,"height":359,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Abwaanka.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikh-marxuum-abwaan-sangub\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikh-marxuum-abwaan-sangub\/","name":"Akhriso:-Taariikh Marxuum Abwaan Sangub - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikh-marxuum-abwaan-sangub\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikh-marxuum-abwaan-sangub\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Abwaanka.jpg","datePublished":"2019-06-18T11:59:52+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikh-marxuum-abwaan-sangub\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikh-marxuum-abwaan-sangub\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikh-marxuum-abwaan-sangub\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Abwaanka.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Abwaanka.jpg","width":640,"height":359},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikh-marxuum-abwaan-sangub\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akhriso:-Taariikh Marxuum Abwaan Sangub"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129186"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=129186"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129186\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":129187,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129186\/revisions\/129187"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129181"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=129186"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=129186"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=129186"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}