{"id":129212,"date":"2019-06-19T07:25:27","date_gmt":"2019-06-19T05:25:27","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=129212"},"modified":"2019-06-19T07:25:27","modified_gmt":"2019-06-19T05:25:27","slug":"akhriso-dowladda-somalia-oo-war-ka-soo-saartay-doorashada-galmudug-mudo-xileedka-xaaf","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-dowladda-somalia-oo-war-ka-soo-saartay-doorashada-galmudug-mudo-xileedka-xaaf\/","title":{"rendered":"Akhriso Dowladda Somalia oo War ka soo saartay Doorashada Galmudug &#038; mudo xileedka Xaaf"},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa war saxaafadeed doorashooyinka Galmudug, iyadoo ugu baaqday Madaxda Galmudug in doorashooyinkaas lagu qabto mudadii loo asteeyay.<\/p>\n<p>Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa sheegtay in loo baahan yahay hannaan doorasho oo hufan, kana turjumaya dimoqraadiyadda iyo tartanka furan.<\/p>\n<p>Sidoo kale Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa sheegtay in mudada xil heynta Dastuuriga ee Madaxda Maamulka Galmudug ay ku egtahay 4-ta Julya ee soo socoto, sidaas darteed ku baaqday shirweyne dib u heshiisiin oo lagu xalliyo arrimaha Galmudug, kaasoo ay isugu imaanayaan dhammaan waxgaradka iyo hoggaanka dhaqanka, laguna magacaabo Guddi farsamo oo qaban qaabiya shirweynahaas.<\/p>\n<p><strong>Halkan hoose ka akhriso:<\/strong><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/arrimaha.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-129213\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/arrimaha.jpg\" alt=\"\" width=\"679\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/arrimaha.jpg 679w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/arrimaha-212x300.jpg 212w\" sizes=\"(max-width: 679px) 100vw, 679px\" \/><\/a>Akhriso Dowladda Somalia oo War ka soo saartay Doorashada Galmudug &amp; mudo xileedka Xaaf<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa war saxaafadeed doorashooyinka Galmudug, iyadoo ugu baaqday Madaxda Galmudug in doorashooyinkaas lagu qabto mudadii loo asteeyay. Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa sheegtay in loo baahan yahay hannaan doorasho oo hufan, kana turjumaya dimoqraadiyadda iyo tartanka furan. Sidoo kale Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa sheegtay in mudada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129065,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-129212","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akhriso Dowladda Somalia oo War ka soo saartay Doorashada Galmudug &amp; mudo xileedka Xaaf - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-dowladda-somalia-oo-war-ka-soo-saartay-doorashada-galmudug-mudo-xileedka-xaaf\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akhriso Dowladda Somalia oo War ka soo saartay Doorashada Galmudug &amp; mudo xileedka Xaaf - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa war saxaafadeed doorashooyinka Galmudug, iyadoo ugu baaqday Madaxda Galmudug in doorashooyinkaas lagu qabto mudadii loo asteeyay. Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa sheegtay in loo baahan yahay hannaan doorasho oo hufan, kana turjumaya dimoqraadiyadda iyo tartanka furan. Sidoo kale Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa sheegtay in mudada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-dowladda-somalia-oo-war-ka-soo-saartay-doorashada-galmudug-mudo-xileedka-xaaf\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-19T05:25:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/XAAAF-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-dowladda-somalia-oo-war-ka-soo-saartay-doorashada-galmudug-mudo-xileedka-xaaf\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-dowladda-somalia-oo-war-ka-soo-saartay-doorashada-galmudug-mudo-xileedka-xaaf\/\",\"name\":\"Akhriso Dowladda Somalia oo War ka soo saartay Doorashada Galmudug & mudo xileedka Xaaf - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-dowladda-somalia-oo-war-ka-soo-saartay-doorashada-galmudug-mudo-xileedka-xaaf\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-dowladda-somalia-oo-war-ka-soo-saartay-doorashada-galmudug-mudo-xileedka-xaaf\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/XAAAF-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-19T05:25:27+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-dowladda-somalia-oo-war-ka-soo-saartay-doorashada-galmudug-mudo-xileedka-xaaf\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-dowladda-somalia-oo-war-ka-soo-saartay-doorashada-galmudug-mudo-xileedka-xaaf\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-dowladda-somalia-oo-war-ka-soo-saartay-doorashada-galmudug-mudo-xileedka-xaaf\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/XAAAF-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/XAAAF-1.jpg\",\"width\":960,\"height\":640},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-dowladda-somalia-oo-war-ka-soo-saartay-doorashada-galmudug-mudo-xileedka-xaaf\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akhriso Dowladda Somalia oo War ka soo saartay Doorashada Galmudug &#038; mudo xileedka Xaaf\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akhriso Dowladda Somalia oo War ka soo saartay Doorashada Galmudug & mudo xileedka Xaaf - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-dowladda-somalia-oo-war-ka-soo-saartay-doorashada-galmudug-mudo-xileedka-xaaf\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akhriso Dowladda Somalia oo War ka soo saartay Doorashada Galmudug & mudo xileedka Xaaf - Wardoon","og_description":"Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa war saxaafadeed doorashooyinka Galmudug, iyadoo ugu baaqday Madaxda Galmudug in doorashooyinkaas lagu qabto mudadii loo asteeyay. Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa sheegtay in loo baahan yahay hannaan doorasho oo hufan, kana turjumaya dimoqraadiyadda iyo tartanka furan. Sidoo kale Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa sheegtay in mudada [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-dowladda-somalia-oo-war-ka-soo-saartay-doorashada-galmudug-mudo-xileedka-xaaf\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-19T05:25:27+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/XAAAF-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-dowladda-somalia-oo-war-ka-soo-saartay-doorashada-galmudug-mudo-xileedka-xaaf\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-dowladda-somalia-oo-war-ka-soo-saartay-doorashada-galmudug-mudo-xileedka-xaaf\/","name":"Akhriso Dowladda Somalia oo War ka soo saartay Doorashada Galmudug & mudo xileedka Xaaf - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-dowladda-somalia-oo-war-ka-soo-saartay-doorashada-galmudug-mudo-xileedka-xaaf\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-dowladda-somalia-oo-war-ka-soo-saartay-doorashada-galmudug-mudo-xileedka-xaaf\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/XAAAF-1.jpg","datePublished":"2019-06-19T05:25:27+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-dowladda-somalia-oo-war-ka-soo-saartay-doorashada-galmudug-mudo-xileedka-xaaf\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-dowladda-somalia-oo-war-ka-soo-saartay-doorashada-galmudug-mudo-xileedka-xaaf\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-dowladda-somalia-oo-war-ka-soo-saartay-doorashada-galmudug-mudo-xileedka-xaaf\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/XAAAF-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/XAAAF-1.jpg","width":960,"height":640},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-dowladda-somalia-oo-war-ka-soo-saartay-doorashada-galmudug-mudo-xileedka-xaaf\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akhriso Dowladda Somalia oo War ka soo saartay Doorashada Galmudug &#038; mudo xileedka Xaaf"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129212"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=129212"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129212\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":129214,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129212\/revisions\/129214"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129065"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=129212"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=129212"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=129212"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}