{"id":129219,"date":"2019-06-19T07:45:32","date_gmt":"2019-06-19T05:45:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=129219"},"modified":"2019-06-19T07:45:32","modified_gmt":"2019-06-19T05:45:32","slug":"kenya-oo-dadaal-ugu-jirta-in-golaha-ammaanka-uu-soo-farogeliyo-khilaafka-badda-ee-soomaaliya-iyo-kenya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dadaal-ugu-jirta-in-golaha-ammaanka-uu-soo-farogeliyo-khilaafka-badda-ee-soomaaliya-iyo-kenya\/","title":{"rendered":"Kenya oo dadaal ugu jirta in Golaha Ammaanka uu soo farogeliyo khilaafka badda ee Soomaaliya iyo Kenya"},"content":{"rendered":"<p>Dowlada Kenya ayaa raadineysa in Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uu soo farogeliyo muranka badda ee kala dhexeeya Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa si aan rasmi ahayn arrinkan ugula hadlay Golaha Ammaanka in muranka xadka badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya uu halis ku yahay xasiloonida iyo ammaanka gobolka.<\/p>\n<p>Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa si aan rasmi ahayn arrinkan ugu Golaha Ammaanka in muranka xadka badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya uu hali ku yahay xasiloonida iyo ammaanka gobolka.<\/p>\n<p>\u201cXoghayaha Qaramada Midoobay ayaa labo toddobaad kahor muhiimada ammaanka gobolka uu u leeyahay muranka xadka badda waxa uu u sheegay Golaha Ammaanka.\u201d ayay tiri Wasiirada Arrimaha Dibbada Kenya Monica Juma.<\/p>\n<p>Kenya ayaa ku doodeysa in haddii Soomaaliya ay ku guuleysato dacwada badda in dalal badan oo ku yaal qaarada Afrika ay saameyn ku yeelan karto xadadka ay wadaagaan.<\/p>\n<p>Waxay aaminsan tahay dowlada Kenya in arrintan ay saameyn doonto xadka badda ay wadaagaan dalalka Kenya iyo Tanzania, Tanzania iyo Mozambique iyo weliba Mozambique iyo South Africa.<br \/>\nDowlada Kenya ayaa ka baqaysa in ay lumin doonto dhul ballaaran oo muhiim u ah dalkeeda haddii loogaga guuleysto dacwada taal maxkamada caalamiga ah ee ICJ.<\/p>\n<p>Waxaa ay saxaafada Kenya daabacday in dowlada Kenya ay ka shakisan tahay dhexdhexaadnimada Madaxweynaha Maxkamada Caalamiga ah ee ICJ Abdulqawi Ahmed Yusuf oo ah Soomaali.<\/p>\n<p>Dowlada Kenya ayaa waxaa ay dhowaan ku eedeysay dowladaha Norway iyo Britain inay la safan yihin dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/XADKA-MURANKA.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-129220\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/XADKA-MURANKA.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"425\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/XADKA-MURANKA.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/XADKA-MURANKA-300x193.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlada Kenya ayaa raadineysa in Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uu soo farogeliyo muranka badda ee kala dhexeeya Soomaaliya. Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa si aan rasmi ahayn arrinkan ugula hadlay Golaha Ammaanka in muranka xadka badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya uu halis ku yahay xasiloonida iyo ammaanka gobolka. Xoghayaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129221,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-129219","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kenya oo dadaal ugu jirta in Golaha Ammaanka uu soo farogeliyo khilaafka badda ee Soomaaliya iyo Kenya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dadaal-ugu-jirta-in-golaha-ammaanka-uu-soo-farogeliyo-khilaafka-badda-ee-soomaaliya-iyo-kenya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kenya oo dadaal ugu jirta in Golaha Ammaanka uu soo farogeliyo khilaafka badda ee Soomaaliya iyo Kenya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowlada Kenya ayaa raadineysa in Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uu soo farogeliyo muranka badda ee kala dhexeeya Soomaaliya. Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa si aan rasmi ahayn arrinkan ugula hadlay Golaha Ammaanka in muranka xadka badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya uu halis ku yahay xasiloonida iyo ammaanka gobolka. Xoghayaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dadaal-ugu-jirta-in-golaha-ammaanka-uu-soo-farogeliyo-khilaafka-badda-ee-soomaaliya-iyo-kenya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-19T05:45:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/maxresdefault-8.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dadaal-ugu-jirta-in-golaha-ammaanka-uu-soo-farogeliyo-khilaafka-badda-ee-soomaaliya-iyo-kenya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dadaal-ugu-jirta-in-golaha-ammaanka-uu-soo-farogeliyo-khilaafka-badda-ee-soomaaliya-iyo-kenya\/\",\"name\":\"Kenya oo dadaal ugu jirta in Golaha Ammaanka uu soo farogeliyo khilaafka badda ee Soomaaliya iyo Kenya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dadaal-ugu-jirta-in-golaha-ammaanka-uu-soo-farogeliyo-khilaafka-badda-ee-soomaaliya-iyo-kenya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dadaal-ugu-jirta-in-golaha-ammaanka-uu-soo-farogeliyo-khilaafka-badda-ee-soomaaliya-iyo-kenya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/maxresdefault-8.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-19T05:45:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dadaal-ugu-jirta-in-golaha-ammaanka-uu-soo-farogeliyo-khilaafka-badda-ee-soomaaliya-iyo-kenya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dadaal-ugu-jirta-in-golaha-ammaanka-uu-soo-farogeliyo-khilaafka-badda-ee-soomaaliya-iyo-kenya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dadaal-ugu-jirta-in-golaha-ammaanka-uu-soo-farogeliyo-khilaafka-badda-ee-soomaaliya-iyo-kenya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/maxresdefault-8.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/maxresdefault-8.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dadaal-ugu-jirta-in-golaha-ammaanka-uu-soo-farogeliyo-khilaafka-badda-ee-soomaaliya-iyo-kenya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kenya oo dadaal ugu jirta in Golaha Ammaanka uu soo farogeliyo khilaafka badda ee Soomaaliya iyo Kenya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kenya oo dadaal ugu jirta in Golaha Ammaanka uu soo farogeliyo khilaafka badda ee Soomaaliya iyo Kenya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dadaal-ugu-jirta-in-golaha-ammaanka-uu-soo-farogeliyo-khilaafka-badda-ee-soomaaliya-iyo-kenya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kenya oo dadaal ugu jirta in Golaha Ammaanka uu soo farogeliyo khilaafka badda ee Soomaaliya iyo Kenya - Wardoon","og_description":"Dowlada Kenya ayaa raadineysa in Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uu soo farogeliyo muranka badda ee kala dhexeeya Soomaaliya. Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa si aan rasmi ahayn arrinkan ugula hadlay Golaha Ammaanka in muranka xadka badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya uu halis ku yahay xasiloonida iyo ammaanka gobolka. Xoghayaha [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dadaal-ugu-jirta-in-golaha-ammaanka-uu-soo-farogeliyo-khilaafka-badda-ee-soomaaliya-iyo-kenya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-19T05:45:32+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/maxresdefault-8.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dadaal-ugu-jirta-in-golaha-ammaanka-uu-soo-farogeliyo-khilaafka-badda-ee-soomaaliya-iyo-kenya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dadaal-ugu-jirta-in-golaha-ammaanka-uu-soo-farogeliyo-khilaafka-badda-ee-soomaaliya-iyo-kenya\/","name":"Kenya oo dadaal ugu jirta in Golaha Ammaanka uu soo farogeliyo khilaafka badda ee Soomaaliya iyo Kenya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dadaal-ugu-jirta-in-golaha-ammaanka-uu-soo-farogeliyo-khilaafka-badda-ee-soomaaliya-iyo-kenya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dadaal-ugu-jirta-in-golaha-ammaanka-uu-soo-farogeliyo-khilaafka-badda-ee-soomaaliya-iyo-kenya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/maxresdefault-8.jpg","datePublished":"2019-06-19T05:45:32+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dadaal-ugu-jirta-in-golaha-ammaanka-uu-soo-farogeliyo-khilaafka-badda-ee-soomaaliya-iyo-kenya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dadaal-ugu-jirta-in-golaha-ammaanka-uu-soo-farogeliyo-khilaafka-badda-ee-soomaaliya-iyo-kenya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dadaal-ugu-jirta-in-golaha-ammaanka-uu-soo-farogeliyo-khilaafka-badda-ee-soomaaliya-iyo-kenya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/maxresdefault-8.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/maxresdefault-8.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dadaal-ugu-jirta-in-golaha-ammaanka-uu-soo-farogeliyo-khilaafka-badda-ee-soomaaliya-iyo-kenya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kenya oo dadaal ugu jirta in Golaha Ammaanka uu soo farogeliyo khilaafka badda ee Soomaaliya iyo Kenya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129219"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=129219"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129219\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":129222,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129219\/revisions\/129222"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129221"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=129219"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=129219"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=129219"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}