{"id":129232,"date":"2019-06-19T10:33:57","date_gmt":"2019-06-19T08:33:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=129232"},"modified":"2019-06-19T10:33:57","modified_gmt":"2019-06-19T08:33:57","slug":"qm-oo-dalbatay-in-baaritaan-madax-banaan-lagu-sameeyo-dhimashada-maxed-morsi","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-dalbatay-in-baaritaan-madax-banaan-lagu-sameeyo-dhimashada-maxed-morsi\/","title":{"rendered":"QM oo dalbatay in baaritaan madax banaan lagu sameeyo dhimashada Max\u2019ed Morsi"},"content":{"rendered":"<p>Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan Xaquuqul Insaanka ayaa sheegay in loo baahan yahay in baaritaan madax banaan lagu sameeyo qaabka uu u geeriyooday madaxweynihii hore ee Masar Mohamed Morsi iyo sidii loola dhaqmay intuu xabsiga ku jiray.<\/p>\n<p>Qoraal ka soo baxay xafiiska ayaa lagu sheegay in geerida Morsi ay ku gedaaman yihiin shaki iyo su\u2019aalo badan oo la xiriira sababaha geeridiisa soo dedejiyey.<\/p>\n<p>Kooxda Ikhwaanul Muslimiin ayaa ku eedeysay dowlada Masar iney ka dambeysay geerida Morsi, iyagoo sheegay in mudadii uu xabsiga ku jiray si xun loola dhaqmay, loona diiday inuu qaato dawooyin loogu talo galay cuduro ay ka mid yihiin dhiigkar iyo kaadi macaan uu qabay.<\/p>\n<p>Dowlada Masar ayaan illaa hadda si faahfaahsan uga hadlin geerida Morsi oo ahaa Madaxweynihii ugu horeeyey ee si dimoqraadi loo soo doortay dalka Masar inkastoo ay afgembiyeen milateriga dalkaas oo uu horkacayey Jen. C\/fitax Al-siisi oo ah Madaxweynaha talada haya.<\/p>\n<p><iframe src=\"https:\/\/players.brightcove.net\/665003303001\/SJg0bzqkZ_default\/index.html?videoId=6015569232001&amp;autoplay=true&amp;usrPersonaAds=false\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.aljazeera.com\/news\/2019\/06\/calls-prompt-transparent-probe-morsi-death-190619004225655.html\"><span style=\"color: #0000ff;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan Xaquuqul Insaanka ayaa sheegay in loo baahan yahay in baaritaan madax banaan lagu sameeyo qaabka uu u geeriyooday madaxweynihii hore ee Masar Mohamed Morsi iyo sidii loola dhaqmay intuu xabsiga ku jiray. Qoraal ka soo baxay xafiiska ayaa lagu sheegay in geerida Morsi ay ku gedaaman yihiin shaki iyo su\u2019aalo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129234,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-129232","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>QM oo dalbatay in baaritaan madax banaan lagu sameeyo dhimashada Max\u2019ed Morsi - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-dalbatay-in-baaritaan-madax-banaan-lagu-sameeyo-dhimashada-maxed-morsi\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"QM oo dalbatay in baaritaan madax banaan lagu sameeyo dhimashada Max\u2019ed Morsi - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan Xaquuqul Insaanka ayaa sheegay in loo baahan yahay in baaritaan madax banaan lagu sameeyo qaabka uu u geeriyooday madaxweynihii hore ee Masar Mohamed Morsi iyo sidii loola dhaqmay intuu xabsiga ku jiray. Qoraal ka soo baxay xafiiska ayaa lagu sheegay in geerida Morsi ay ku gedaaman yihiin shaki iyo su\u2019aalo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-dalbatay-in-baaritaan-madax-banaan-lagu-sameeyo-dhimashada-maxed-morsi\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-19T08:33:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/e15a83466ffe493f8bec2399100d5461_18.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"450\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-dalbatay-in-baaritaan-madax-banaan-lagu-sameeyo-dhimashada-maxed-morsi\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-dalbatay-in-baaritaan-madax-banaan-lagu-sameeyo-dhimashada-maxed-morsi\/\",\"name\":\"QM oo dalbatay in baaritaan madax banaan lagu sameeyo dhimashada Max\u2019ed Morsi - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-dalbatay-in-baaritaan-madax-banaan-lagu-sameeyo-dhimashada-maxed-morsi\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-dalbatay-in-baaritaan-madax-banaan-lagu-sameeyo-dhimashada-maxed-morsi\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/e15a83466ffe493f8bec2399100d5461_18.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-19T08:33:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-dalbatay-in-baaritaan-madax-banaan-lagu-sameeyo-dhimashada-maxed-morsi\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-dalbatay-in-baaritaan-madax-banaan-lagu-sameeyo-dhimashada-maxed-morsi\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-dalbatay-in-baaritaan-madax-banaan-lagu-sameeyo-dhimashada-maxed-morsi\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/e15a83466ffe493f8bec2399100d5461_18.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/e15a83466ffe493f8bec2399100d5461_18.jpg\",\"width\":800,\"height\":450},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-dalbatay-in-baaritaan-madax-banaan-lagu-sameeyo-dhimashada-maxed-morsi\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"QM oo dalbatay in baaritaan madax banaan lagu sameeyo dhimashada Max\u2019ed Morsi\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"QM oo dalbatay in baaritaan madax banaan lagu sameeyo dhimashada Max\u2019ed Morsi - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-dalbatay-in-baaritaan-madax-banaan-lagu-sameeyo-dhimashada-maxed-morsi\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"QM oo dalbatay in baaritaan madax banaan lagu sameeyo dhimashada Max\u2019ed Morsi - Wardoon","og_description":"Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan Xaquuqul Insaanka ayaa sheegay in loo baahan yahay in baaritaan madax banaan lagu sameeyo qaabka uu u geeriyooday madaxweynihii hore ee Masar Mohamed Morsi iyo sidii loola dhaqmay intuu xabsiga ku jiray. Qoraal ka soo baxay xafiiska ayaa lagu sheegay in geerida Morsi ay ku gedaaman yihiin shaki iyo su\u2019aalo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-dalbatay-in-baaritaan-madax-banaan-lagu-sameeyo-dhimashada-maxed-morsi\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-19T08:33:57+00:00","og_image":[{"width":800,"height":450,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/e15a83466ffe493f8bec2399100d5461_18.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-dalbatay-in-baaritaan-madax-banaan-lagu-sameeyo-dhimashada-maxed-morsi\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-dalbatay-in-baaritaan-madax-banaan-lagu-sameeyo-dhimashada-maxed-morsi\/","name":"QM oo dalbatay in baaritaan madax banaan lagu sameeyo dhimashada Max\u2019ed Morsi - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-dalbatay-in-baaritaan-madax-banaan-lagu-sameeyo-dhimashada-maxed-morsi\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-dalbatay-in-baaritaan-madax-banaan-lagu-sameeyo-dhimashada-maxed-morsi\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/e15a83466ffe493f8bec2399100d5461_18.jpg","datePublished":"2019-06-19T08:33:57+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-dalbatay-in-baaritaan-madax-banaan-lagu-sameeyo-dhimashada-maxed-morsi\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-dalbatay-in-baaritaan-madax-banaan-lagu-sameeyo-dhimashada-maxed-morsi\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-dalbatay-in-baaritaan-madax-banaan-lagu-sameeyo-dhimashada-maxed-morsi\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/e15a83466ffe493f8bec2399100d5461_18.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/e15a83466ffe493f8bec2399100d5461_18.jpg","width":800,"height":450},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-dalbatay-in-baaritaan-madax-banaan-lagu-sameeyo-dhimashada-maxed-morsi\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"QM oo dalbatay in baaritaan madax banaan lagu sameeyo dhimashada Max\u2019ed Morsi"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129232"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=129232"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129232\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":129233,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129232\/revisions\/129233"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129234"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=129232"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=129232"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=129232"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}