{"id":129305,"date":"2019-06-21T08:53:07","date_gmt":"2019-06-21T06:53:07","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=129305"},"modified":"2019-06-21T08:53:07","modified_gmt":"2019-06-21T06:53:07","slug":"daawo-caruurtii-iyo-hawaynkii-ay-kageriyoodeen-rag-daacish-ah-oo-somaliya-lakeenayo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-caruurtii-iyo-hawaynkii-ay-kageriyoodeen-rag-daacish-ah-oo-somaliya-lakeenayo\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Caruurtii iyo hawaynkii ay kageriyoodeen Rag Daacish ah oo Somaliya lakeenayo"},"content":{"rendered":"<p>Xukuumada Soomaaliya ayaa markii u horeysay xaqiijisay iney dalka ku soo celineyso haween Soomaali ah oo u carruur dhalay dagaalyahannada Daacish ee looga adkaaday dalalka Ciraaq iyo Siiriya.<\/p>\n<p>Safiirka Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub danjire Cali Siciid Fiqi ayaa sheegay in haweenkan laga diiday dalalkii ay markii hore ka tageen, haatana ay dhibaato nololeed ku heysato dalka Ciraaq, iyadoo raggii qabay ay noqdeen wax la dilay iyo qaar meelo kale u baxsaday oo dhuumaaleysi ku jira.<\/p>\n<p>Hadalkan ayuu safiirku ka sheegay xuska maalinta Qaxootiga adduunka oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>\u201cDowladda Soomaaliya waxay ka shaqeynaysaa iney dalka keento gabdho Soomaaliyeed oo carruur leh oo ku dhibaateysan dalka Ciraaq qaybta Kurdida, gabdhahaas oo markii hore maskaxdooda ay argagixisadu qaldeen ayaa waddamadii ay ka soo tageen laga diiday\u201d ayuu yidhi Amb. Cali Siciid Fiqi.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/eU2lK0wkbDI\" width=\"860\" height=\"750\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumada Soomaaliya ayaa markii u horeysay xaqiijisay iney dalka ku soo celineyso haween Soomaali ah oo u carruur dhalay dagaalyahannada Daacish ee looga adkaaday dalalka Ciraaq iyo Siiriya. Safiirka Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub danjire Cali Siciid Fiqi ayaa sheegay in haweenkan laga diiday dalalkii ay markii hore ka tageen, haatana ay dhibaato nololeed ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129306,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-129305","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Caruurtii iyo hawaynkii ay kageriyoodeen Rag Daacish ah oo Somaliya lakeenayo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-caruurtii-iyo-hawaynkii-ay-kageriyoodeen-rag-daacish-ah-oo-somaliya-lakeenayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Caruurtii iyo hawaynkii ay kageriyoodeen Rag Daacish ah oo Somaliya lakeenayo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xukuumada Soomaaliya ayaa markii u horeysay xaqiijisay iney dalka ku soo celineyso haween Soomaali ah oo u carruur dhalay dagaalyahannada Daacish ee looga adkaaday dalalka Ciraaq iyo Siiriya. Safiirka Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub danjire Cali Siciid Fiqi ayaa sheegay in haweenkan laga diiday dalalkii ay markii hore ka tageen, haatana ay dhibaato nololeed ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-caruurtii-iyo-hawaynkii-ay-kageriyoodeen-rag-daacish-ah-oo-somaliya-lakeenayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-21T06:53:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-40.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"869\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"663\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-caruurtii-iyo-hawaynkii-ay-kageriyoodeen-rag-daacish-ah-oo-somaliya-lakeenayo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-caruurtii-iyo-hawaynkii-ay-kageriyoodeen-rag-daacish-ah-oo-somaliya-lakeenayo\/\",\"name\":\"DAAWO:-Caruurtii iyo hawaynkii ay kageriyoodeen Rag Daacish ah oo Somaliya lakeenayo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-caruurtii-iyo-hawaynkii-ay-kageriyoodeen-rag-daacish-ah-oo-somaliya-lakeenayo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-caruurtii-iyo-hawaynkii-ay-kageriyoodeen-rag-daacish-ah-oo-somaliya-lakeenayo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-40.png\",\"datePublished\":\"2019-06-21T06:53:07+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-caruurtii-iyo-hawaynkii-ay-kageriyoodeen-rag-daacish-ah-oo-somaliya-lakeenayo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-caruurtii-iyo-hawaynkii-ay-kageriyoodeen-rag-daacish-ah-oo-somaliya-lakeenayo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-caruurtii-iyo-hawaynkii-ay-kageriyoodeen-rag-daacish-ah-oo-somaliya-lakeenayo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-40.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-40.png\",\"width\":869,\"height\":663},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-caruurtii-iyo-hawaynkii-ay-kageriyoodeen-rag-daacish-ah-oo-somaliya-lakeenayo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Caruurtii iyo hawaynkii ay kageriyoodeen Rag Daacish ah oo Somaliya lakeenayo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Caruurtii iyo hawaynkii ay kageriyoodeen Rag Daacish ah oo Somaliya lakeenayo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-caruurtii-iyo-hawaynkii-ay-kageriyoodeen-rag-daacish-ah-oo-somaliya-lakeenayo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Caruurtii iyo hawaynkii ay kageriyoodeen Rag Daacish ah oo Somaliya lakeenayo - Wardoon","og_description":"Xukuumada Soomaaliya ayaa markii u horeysay xaqiijisay iney dalka ku soo celineyso haween Soomaali ah oo u carruur dhalay dagaalyahannada Daacish ee looga adkaaday dalalka Ciraaq iyo Siiriya. Safiirka Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub danjire Cali Siciid Fiqi ayaa sheegay in haweenkan laga diiday dalalkii ay markii hore ka tageen, haatana ay dhibaato nololeed ku [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-caruurtii-iyo-hawaynkii-ay-kageriyoodeen-rag-daacish-ah-oo-somaliya-lakeenayo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-21T06:53:07+00:00","og_image":[{"width":869,"height":663,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-40.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-caruurtii-iyo-hawaynkii-ay-kageriyoodeen-rag-daacish-ah-oo-somaliya-lakeenayo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-caruurtii-iyo-hawaynkii-ay-kageriyoodeen-rag-daacish-ah-oo-somaliya-lakeenayo\/","name":"DAAWO:-Caruurtii iyo hawaynkii ay kageriyoodeen Rag Daacish ah oo Somaliya lakeenayo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-caruurtii-iyo-hawaynkii-ay-kageriyoodeen-rag-daacish-ah-oo-somaliya-lakeenayo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-caruurtii-iyo-hawaynkii-ay-kageriyoodeen-rag-daacish-ah-oo-somaliya-lakeenayo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-40.png","datePublished":"2019-06-21T06:53:07+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-caruurtii-iyo-hawaynkii-ay-kageriyoodeen-rag-daacish-ah-oo-somaliya-lakeenayo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-caruurtii-iyo-hawaynkii-ay-kageriyoodeen-rag-daacish-ah-oo-somaliya-lakeenayo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-caruurtii-iyo-hawaynkii-ay-kageriyoodeen-rag-daacish-ah-oo-somaliya-lakeenayo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-40.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-40.png","width":869,"height":663},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-caruurtii-iyo-hawaynkii-ay-kageriyoodeen-rag-daacish-ah-oo-somaliya-lakeenayo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Caruurtii iyo hawaynkii ay kageriyoodeen Rag Daacish ah oo Somaliya lakeenayo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129305"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=129305"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129305\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":129307,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129305\/revisions\/129307"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129306"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=129305"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=129305"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=129305"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}