{"id":129385,"date":"2019-06-21T22:24:08","date_gmt":"2019-06-21T20:24:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=129385"},"modified":"2019-06-21T22:24:08","modified_gmt":"2019-06-21T20:24:08","slug":"taabit-galmudug-wararka-ka-imaanaya-ma-ahan-kuwa-horuscod-xambaarsan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabit-galmudug-wararka-ka-imaanaya-ma-ahan-kuwa-horuscod-xambaarsan\/","title":{"rendered":"Taabit \u201cGalmudug wararka ka imaanaya ma ahan kuwa horuscod xambaarsan\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed Ahna Hoggaamiyaha Xisbiga Awoodda Shacabka ayaa ka hadlay xaalada ee ka jirta Galmudug, kaddib markii uu sii xoogeystay xaalada is mariga waaga siyaasadeed ee u dhaxeysa dowladda Federaalka iyo Maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Mr Taabit ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ku sheegay in warka ka soo yeeray Galmudug aanu aheyn arrin xambaarsan horusocod, isagoo xusay in wax la qaadan karo aanay aheyn in xal loo waayo arrinta Galmudug, iyadoo Madaxda dowladda Federaalka ay ka soo jeedaan.<\/p>\n<p>\u201cGalmudug wararka ka imaanaya ma ahan kuwa horuscod xambaarsan, iyadoo inta badan madaxda sare ee Dowladda Federaalku ay Galmudug ka soo jeedaan deegaan ahaan, in xal loo waayo waa baroortu orgiga ka weyn\u201dayuu yiri Guddoomiye Taabit.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in xog ogaal u ahaa xaalada Galmudug, iyo sidii loo xaliyay khilaafkii sanadkii 2017 iyo heshiiskii dhex maray Galmudug iyo Maamulka Gobollada Dhexe ee Ahlusuna, waxaana uu ku baaqay in xaaladii shalay aan maanta looga darin.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan xog-ogaal u ahay sidii far iyo suulinta laheyd ee lagu xaliyay khilaafkii 2017 ee Galmudug &amp; heshiskii dhaxalgalka ahaa ee dhex maray GalMudug iyo Maamulkii Gobollada Dhexe ee Ahlu-Sunnah ee ilaa maanta la harsanayo. Markaan way ka sahlan tahay tii shalay ee yaanan looga darin, Maalintii Kismayo lagu sameeyay Gollaha Iskaashiga Dowlad-Gobolleedyada oo sabab u aheyd aas-aasideeda khilaafkii GalMudug ee markaas, maanta way ka dhaw-dahay waa hadii xallinteeda dariiq xalaal ah loo marayo\u201dayuu hadalkiisa ku sii daaray.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Guddoomiye Taabit ayaa talo u soo jeediyay Madaxda dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada, isagoo yiri \u201cHogaanka maanta heer Federal iyo Heer Dowlad-Gobolleed iyo kuwii horeba, waxaan kula talineynaa idinka ha isu muuqaninee ee adeegga umadda ha idiin muuqdo. Umad amni iyo adeeg u baahan yaanan dhaanto siyaasadeed lagu dul cayaarin\u201d.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed Ahna Hoggaamiyaha Xisbiga Awoodda Shacabka ayaa ka hadlay xaalada ee ka jirta Galmudug, kaddib markii uu sii xoogeystay xaalada is mariga waaga siyaasadeed ee u dhaxeysa dowladda Federaalka iyo Maamulka Galmudug. Mr Taabit ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ku sheegay in warka ka soo yeeray [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129386,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-129385","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taabit \u201cGalmudug wararka ka imaanaya ma ahan kuwa horuscod xambaarsan\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabit-galmudug-wararka-ka-imaanaya-ma-ahan-kuwa-horuscod-xambaarsan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taabit \u201cGalmudug wararka ka imaanaya ma ahan kuwa horuscod xambaarsan\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed Ahna Hoggaamiyaha Xisbiga Awoodda Shacabka ayaa ka hadlay xaalada ee ka jirta Galmudug, kaddib markii uu sii xoogeystay xaalada is mariga waaga siyaasadeed ee u dhaxeysa dowladda Federaalka iyo Maamulka Galmudug. Mr Taabit ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ku sheegay in warka ka soo yeeray [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabit-galmudug-wararka-ka-imaanaya-ma-ahan-kuwa-horuscod-xambaarsan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-21T20:24:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Taabit..jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"427\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabit-galmudug-wararka-ka-imaanaya-ma-ahan-kuwa-horuscod-xambaarsan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabit-galmudug-wararka-ka-imaanaya-ma-ahan-kuwa-horuscod-xambaarsan\/\",\"name\":\"Taabit \u201cGalmudug wararka ka imaanaya ma ahan kuwa horuscod xambaarsan\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabit-galmudug-wararka-ka-imaanaya-ma-ahan-kuwa-horuscod-xambaarsan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabit-galmudug-wararka-ka-imaanaya-ma-ahan-kuwa-horuscod-xambaarsan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Taabit..jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-21T20:24:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabit-galmudug-wararka-ka-imaanaya-ma-ahan-kuwa-horuscod-xambaarsan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabit-galmudug-wararka-ka-imaanaya-ma-ahan-kuwa-horuscod-xambaarsan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabit-galmudug-wararka-ka-imaanaya-ma-ahan-kuwa-horuscod-xambaarsan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Taabit..jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Taabit..jpg\",\"width\":640,\"height\":427},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabit-galmudug-wararka-ka-imaanaya-ma-ahan-kuwa-horuscod-xambaarsan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taabit \u201cGalmudug wararka ka imaanaya ma ahan kuwa horuscod xambaarsan\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taabit \u201cGalmudug wararka ka imaanaya ma ahan kuwa horuscod xambaarsan\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabit-galmudug-wararka-ka-imaanaya-ma-ahan-kuwa-horuscod-xambaarsan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taabit \u201cGalmudug wararka ka imaanaya ma ahan kuwa horuscod xambaarsan\u201d - Wardoon","og_description":"Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed Ahna Hoggaamiyaha Xisbiga Awoodda Shacabka ayaa ka hadlay xaalada ee ka jirta Galmudug, kaddib markii uu sii xoogeystay xaalada is mariga waaga siyaasadeed ee u dhaxeysa dowladda Federaalka iyo Maamulka Galmudug. Mr Taabit ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ku sheegay in warka ka soo yeeray [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabit-galmudug-wararka-ka-imaanaya-ma-ahan-kuwa-horuscod-xambaarsan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-21T20:24:08+00:00","og_image":[{"width":640,"height":427,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Taabit..jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabit-galmudug-wararka-ka-imaanaya-ma-ahan-kuwa-horuscod-xambaarsan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabit-galmudug-wararka-ka-imaanaya-ma-ahan-kuwa-horuscod-xambaarsan\/","name":"Taabit \u201cGalmudug wararka ka imaanaya ma ahan kuwa horuscod xambaarsan\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabit-galmudug-wararka-ka-imaanaya-ma-ahan-kuwa-horuscod-xambaarsan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabit-galmudug-wararka-ka-imaanaya-ma-ahan-kuwa-horuscod-xambaarsan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Taabit..jpg","datePublished":"2019-06-21T20:24:08+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabit-galmudug-wararka-ka-imaanaya-ma-ahan-kuwa-horuscod-xambaarsan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/taabit-galmudug-wararka-ka-imaanaya-ma-ahan-kuwa-horuscod-xambaarsan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabit-galmudug-wararka-ka-imaanaya-ma-ahan-kuwa-horuscod-xambaarsan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Taabit..jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Taabit..jpg","width":640,"height":427},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabit-galmudug-wararka-ka-imaanaya-ma-ahan-kuwa-horuscod-xambaarsan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taabit \u201cGalmudug wararka ka imaanaya ma ahan kuwa horuscod xambaarsan\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129385"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=129385"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129385\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":129388,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129385\/revisions\/129388"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129386"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=129385"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=129385"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=129385"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}