{"id":129444,"date":"2019-06-22T12:53:38","date_gmt":"2019-06-22T10:53:38","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=129444"},"modified":"2019-06-22T12:53:38","modified_gmt":"2019-06-22T10:53:38","slug":"xildhibaan-sakariyegalmudug-maahan-mehrad-macalin-maxamuud-leeyahay-oo-lagula-gorgortamaayovideo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sakariyegalmudug-maahan-mehrad-macalin-maxamuud-leeyahay-oo-lagula-gorgortamaayovideo\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Sakariye&#8221;Galmudug Maahan Mehrad Macalin Maxamuud leeyahay oo lagula Gorgortamaayo&#8221;+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan Sakariye Kaashaan oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka oo ka hor hadlaayay Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa kasoo horjeestay dadaallada Wasiirka Arrimaha Gudaha uu ka waddo Magaalada Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Xildhibaanka ayaa sheegay in Galmudug dowladda dhexe ee Soomaaliya ay dhibaato ku heyso, islamarkaana waxaa uu sheegay in Macalin Maxamuud oo dowladda ay ka gadanayso Galmudug uusan Saxiix ku laheyn dhismihii maamulka.<\/p>\n<p>Waxaa uu xusay in tahay wax laga xumaado in dowladda dhexe ay hareermartay dadkii dhistay Galmudug oo ahaa 11 Qabiil, islamarkaana ay la safatay Wadaad diimeed oo xil ka heynin Galmudug.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/GsYFfF9I6fo\" width=\"850\" height=\"750\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Sakariye Kaashaan oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka oo ka hor hadlaayay Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa kasoo horjeestay dadaallada Wasiirka Arrimaha Gudaha uu ka waddo Magaalada Dhuusamareeb. Xildhibaanka ayaa sheegay in Galmudug dowladda dhexe ee Soomaaliya ay dhibaato ku heyso, islamarkaana waxaa uu sheegay in Macalin Maxamuud oo dowladda ay ka gadanayso Galmudug [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129445,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-129444","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaan Sakariye&quot;Galmudug Maahan Mehrad Macalin Maxamuud leeyahay oo lagula Gorgortamaayo&quot;+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sakariyegalmudug-maahan-mehrad-macalin-maxamuud-leeyahay-oo-lagula-gorgortamaayovideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaan Sakariye&quot;Galmudug Maahan Mehrad Macalin Maxamuud leeyahay oo lagula Gorgortamaayo&quot;+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Sakariye Kaashaan oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka oo ka hor hadlaayay Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa kasoo horjeestay dadaallada Wasiirka Arrimaha Gudaha uu ka waddo Magaalada Dhuusamareeb. Xildhibaanka ayaa sheegay in Galmudug dowladda dhexe ee Soomaaliya ay dhibaato ku heyso, islamarkaana waxaa uu sheegay in Macalin Maxamuud oo dowladda ay ka gadanayso Galmudug [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sakariyegalmudug-maahan-mehrad-macalin-maxamuud-leeyahay-oo-lagula-gorgortamaayovideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-22T10:53:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-42.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"857\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"628\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sakariyegalmudug-maahan-mehrad-macalin-maxamuud-leeyahay-oo-lagula-gorgortamaayovideo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sakariyegalmudug-maahan-mehrad-macalin-maxamuud-leeyahay-oo-lagula-gorgortamaayovideo\/\",\"name\":\"Xildhibaan Sakariye\\\"Galmudug Maahan Mehrad Macalin Maxamuud leeyahay oo lagula Gorgortamaayo\\\"+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sakariyegalmudug-maahan-mehrad-macalin-maxamuud-leeyahay-oo-lagula-gorgortamaayovideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sakariyegalmudug-maahan-mehrad-macalin-maxamuud-leeyahay-oo-lagula-gorgortamaayovideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-42.png\",\"datePublished\":\"2019-06-22T10:53:38+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sakariyegalmudug-maahan-mehrad-macalin-maxamuud-leeyahay-oo-lagula-gorgortamaayovideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sakariyegalmudug-maahan-mehrad-macalin-maxamuud-leeyahay-oo-lagula-gorgortamaayovideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sakariyegalmudug-maahan-mehrad-macalin-maxamuud-leeyahay-oo-lagula-gorgortamaayovideo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-42.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-42.png\",\"width\":857,\"height\":628},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sakariyegalmudug-maahan-mehrad-macalin-maxamuud-leeyahay-oo-lagula-gorgortamaayovideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaan Sakariye&#8221;Galmudug Maahan Mehrad Macalin Maxamuud leeyahay oo lagula Gorgortamaayo&#8221;+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaan Sakariye\"Galmudug Maahan Mehrad Macalin Maxamuud leeyahay oo lagula Gorgortamaayo\"+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sakariyegalmudug-maahan-mehrad-macalin-maxamuud-leeyahay-oo-lagula-gorgortamaayovideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaan Sakariye\"Galmudug Maahan Mehrad Macalin Maxamuud leeyahay oo lagula Gorgortamaayo\"+VIDEO - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Sakariye Kaashaan oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka oo ka hor hadlaayay Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa kasoo horjeestay dadaallada Wasiirka Arrimaha Gudaha uu ka waddo Magaalada Dhuusamareeb. Xildhibaanka ayaa sheegay in Galmudug dowladda dhexe ee Soomaaliya ay dhibaato ku heyso, islamarkaana waxaa uu sheegay in Macalin Maxamuud oo dowladda ay ka gadanayso Galmudug [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sakariyegalmudug-maahan-mehrad-macalin-maxamuud-leeyahay-oo-lagula-gorgortamaayovideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-22T10:53:38+00:00","og_image":[{"width":857,"height":628,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-42.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sakariyegalmudug-maahan-mehrad-macalin-maxamuud-leeyahay-oo-lagula-gorgortamaayovideo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sakariyegalmudug-maahan-mehrad-macalin-maxamuud-leeyahay-oo-lagula-gorgortamaayovideo\/","name":"Xildhibaan Sakariye\"Galmudug Maahan Mehrad Macalin Maxamuud leeyahay oo lagula Gorgortamaayo\"+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sakariyegalmudug-maahan-mehrad-macalin-maxamuud-leeyahay-oo-lagula-gorgortamaayovideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sakariyegalmudug-maahan-mehrad-macalin-maxamuud-leeyahay-oo-lagula-gorgortamaayovideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-42.png","datePublished":"2019-06-22T10:53:38+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sakariyegalmudug-maahan-mehrad-macalin-maxamuud-leeyahay-oo-lagula-gorgortamaayovideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sakariyegalmudug-maahan-mehrad-macalin-maxamuud-leeyahay-oo-lagula-gorgortamaayovideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sakariyegalmudug-maahan-mehrad-macalin-maxamuud-leeyahay-oo-lagula-gorgortamaayovideo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-42.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-42.png","width":857,"height":628},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sakariyegalmudug-maahan-mehrad-macalin-maxamuud-leeyahay-oo-lagula-gorgortamaayovideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaan Sakariye&#8221;Galmudug Maahan Mehrad Macalin Maxamuud leeyahay oo lagula Gorgortamaayo&#8221;+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129444"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=129444"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129444\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":129446,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129444\/revisions\/129446"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129445"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=129444"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=129444"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=129444"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}