{"id":129447,"date":"2019-06-22T13:32:39","date_gmt":"2019-06-22T11:32:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=129447"},"modified":"2019-06-22T13:32:39","modified_gmt":"2019-06-22T11:32:39","slug":"ciidamo-taabacsan-madaxwayne-xaaf-oo-soo-dhoobtay-duleedka-dhuusamareeb-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-taabacsan-madaxwayne-xaaf-oo-soo-dhoobtay-duleedka-dhuusamareeb-sawirro\/","title":{"rendered":"Ciidamo taabacsan Madaxwayne Xaaf oo soo dhoobtay duleedka Dhuusamareeb +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamo aad u hubeysan oo taabacsan Madaxweynaha Galmudug Axmed Duucaale Geelle (Xaaf) oo ka soo ambabaxay magaalada Gaalkacyo ayaa lagu soo warramayaa in saaka ay gaareen duleedka magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulkaasi.<\/p>\n<p>Ciidamadan oo wata gaadiidka dagaalka ayaa la sheegay in ay soo dooneyn Madaxweyne Xaaf oo la qorsheynayo in safar dhulka ah uu ka gaaro magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Ilo deegaanka ah ayaa sheegaya in Ciidamadani ay xalay ku hakadeen magaalada Galinsoor, islamarkaana saaka ay soo gudbeen deegaanka Mareergur oo hoos yimaada magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgauud.<\/p>\n<p>Dhanka kale warar madax banaan ayaa sheegaya in Ciidamada Ahlu-Sunna ay dhaq dhaqaaqyo dhankooda ka bilaabeen gudaha Dhuusamareeb iyo nawaaxigeeda.<\/p>\n<p>Dhaq dhaqaaqyadan ayaa ku soo aadaya, xilli 24-kii saac ee la soo dhaafay xiisado siyaasadeed oo xoogan ay ka taagnaayeen deegaanada maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya ayaa haatan ku sugan Dhuusamareeb, kuwaas oo kulamo siyaasadeed ka wada halkaasi.<\/p>\n<p>Weli waxaa sii xoogeysanaya is jiidka u dhexeeya madaxda Galmudug iyo dowladda dhexe oo dooneyso in is bedal uu ka dhaco maaamulkaasi.<\/p>\n<p>Lama oga halka uu ka dambeyn doono khilaafkan oo cuuryaamiyay howlihii Galmudug, tan iyo markii la dhisay maamulkaasi.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-129447 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-taabacsan-madaxwayne-xaaf-oo-soo-dhoobtay-duleedka-dhuusamareeb-sawirro\/64731073_650057808793521_3173867779614834688_n\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"720\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/64731073_650057808793521_3173867779614834688_n.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/64731073_650057808793521_3173867779614834688_n.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/64731073_650057808793521_3173867779614834688_n-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/64731073_650057808793521_3173867779614834688_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-taabacsan-madaxwayne-xaaf-oo-soo-dhoobtay-duleedka-dhuusamareeb-sawirro\/65128240_650057778793524_5697913823457968128_n\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"720\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/65128240_650057778793524_5697913823457968128_n.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/65128240_650057778793524_5697913823457968128_n.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/65128240_650057778793524_5697913823457968128_n-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/65128240_650057778793524_5697913823457968128_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-taabacsan-madaxwayne-xaaf-oo-soo-dhoobtay-duleedka-dhuusamareeb-sawirro\/s1-7\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"640\" height=\"480\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/s1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/s1.jpg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/s1-300x225.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-taabacsan-madaxwayne-xaaf-oo-soo-dhoobtay-duleedka-dhuusamareeb-sawirro\/s2-7\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"640\" height=\"480\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/s2.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/s2.jpg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/s2-300x225.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-taabacsan-madaxwayne-xaaf-oo-soo-dhoobtay-duleedka-dhuusamareeb-sawirro\/s4-4\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"640\" height=\"480\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/s4.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/s4.jpg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/s4-300x225.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-taabacsan-madaxwayne-xaaf-oo-soo-dhoobtay-duleedka-dhuusamareeb-sawirro\/s5-1\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"640\" height=\"480\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/s5-1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/s5-1.jpg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/s5-1-300x225.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-taabacsan-madaxwayne-xaaf-oo-soo-dhoobtay-duleedka-dhuusamareeb-sawirro\/s6-6\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"640\" height=\"480\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/s6.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/s6.jpg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/s6-300x225.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-taabacsan-madaxwayne-xaaf-oo-soo-dhoobtay-duleedka-dhuusamareeb-sawirro\/s7-2\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"640\" height=\"480\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/s7.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/s7.jpg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/s7-300x225.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-taabacsan-madaxwayne-xaaf-oo-soo-dhoobtay-duleedka-dhuusamareeb-sawirro\/s8-2\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"640\" height=\"480\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/s8.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/s8.jpg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/s8-300x225.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamo aad u hubeysan oo taabacsan Madaxweynaha Galmudug Axmed Duucaale Geelle (Xaaf) oo ka soo ambabaxay magaalada Gaalkacyo ayaa lagu soo warramayaa in saaka ay gaareen duleedka magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulkaasi. Ciidamadan oo wata gaadiidka dagaalka ayaa la sheegay in ay soo dooneyn Madaxweyne Xaaf oo la qorsheynayo in safar dhulka ah uu ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129456,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-129447","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidamo taabacsan Madaxwayne Xaaf oo soo dhoobtay duleedka Dhuusamareeb +SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-taabacsan-madaxwayne-xaaf-oo-soo-dhoobtay-duleedka-dhuusamareeb-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamo taabacsan Madaxwayne Xaaf oo soo dhoobtay duleedka Dhuusamareeb +SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamo aad u hubeysan oo taabacsan Madaxweynaha Galmudug Axmed Duucaale Geelle (Xaaf) oo ka soo ambabaxay magaalada Gaalkacyo ayaa lagu soo warramayaa in saaka ay gaareen duleedka magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulkaasi. Ciidamadan oo wata gaadiidka dagaalka ayaa la sheegay in ay soo dooneyn Madaxweyne Xaaf oo la qorsheynayo in safar dhulka ah uu ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-taabacsan-madaxwayne-xaaf-oo-soo-dhoobtay-duleedka-dhuusamareeb-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-22T11:32:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/s8.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-taabacsan-madaxwayne-xaaf-oo-soo-dhoobtay-duleedka-dhuusamareeb-sawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-taabacsan-madaxwayne-xaaf-oo-soo-dhoobtay-duleedka-dhuusamareeb-sawirro\/\",\"name\":\"Ciidamo taabacsan Madaxwayne Xaaf oo soo dhoobtay duleedka Dhuusamareeb +SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-taabacsan-madaxwayne-xaaf-oo-soo-dhoobtay-duleedka-dhuusamareeb-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-taabacsan-madaxwayne-xaaf-oo-soo-dhoobtay-duleedka-dhuusamareeb-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/s8.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-22T11:32:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-taabacsan-madaxwayne-xaaf-oo-soo-dhoobtay-duleedka-dhuusamareeb-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-taabacsan-madaxwayne-xaaf-oo-soo-dhoobtay-duleedka-dhuusamareeb-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-taabacsan-madaxwayne-xaaf-oo-soo-dhoobtay-duleedka-dhuusamareeb-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/s8.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/s8.jpg\",\"width\":640,\"height\":480},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-taabacsan-madaxwayne-xaaf-oo-soo-dhoobtay-duleedka-dhuusamareeb-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidamo taabacsan Madaxwayne Xaaf oo soo dhoobtay duleedka Dhuusamareeb +SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamo taabacsan Madaxwayne Xaaf oo soo dhoobtay duleedka Dhuusamareeb +SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-taabacsan-madaxwayne-xaaf-oo-soo-dhoobtay-duleedka-dhuusamareeb-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidamo taabacsan Madaxwayne Xaaf oo soo dhoobtay duleedka Dhuusamareeb +SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Ciidamo aad u hubeysan oo taabacsan Madaxweynaha Galmudug Axmed Duucaale Geelle (Xaaf) oo ka soo ambabaxay magaalada Gaalkacyo ayaa lagu soo warramayaa in saaka ay gaareen duleedka magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulkaasi. Ciidamadan oo wata gaadiidka dagaalka ayaa la sheegay in ay soo dooneyn Madaxweyne Xaaf oo la qorsheynayo in safar dhulka ah uu ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-taabacsan-madaxwayne-xaaf-oo-soo-dhoobtay-duleedka-dhuusamareeb-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-22T11:32:39+00:00","og_image":[{"width":640,"height":480,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/s8.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-taabacsan-madaxwayne-xaaf-oo-soo-dhoobtay-duleedka-dhuusamareeb-sawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-taabacsan-madaxwayne-xaaf-oo-soo-dhoobtay-duleedka-dhuusamareeb-sawirro\/","name":"Ciidamo taabacsan Madaxwayne Xaaf oo soo dhoobtay duleedka Dhuusamareeb +SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-taabacsan-madaxwayne-xaaf-oo-soo-dhoobtay-duleedka-dhuusamareeb-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-taabacsan-madaxwayne-xaaf-oo-soo-dhoobtay-duleedka-dhuusamareeb-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/s8.jpg","datePublished":"2019-06-22T11:32:39+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-taabacsan-madaxwayne-xaaf-oo-soo-dhoobtay-duleedka-dhuusamareeb-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-taabacsan-madaxwayne-xaaf-oo-soo-dhoobtay-duleedka-dhuusamareeb-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-taabacsan-madaxwayne-xaaf-oo-soo-dhoobtay-duleedka-dhuusamareeb-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/s8.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/s8.jpg","width":640,"height":480},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-taabacsan-madaxwayne-xaaf-oo-soo-dhoobtay-duleedka-dhuusamareeb-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidamo taabacsan Madaxwayne Xaaf oo soo dhoobtay duleedka Dhuusamareeb +SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129447"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=129447"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129447\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":129457,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129447\/revisions\/129457"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129456"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=129447"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=129447"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=129447"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}