{"id":129468,"date":"2019-06-22T21:55:13","date_gmt":"2019-06-22T19:55:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=129468"},"modified":"2019-06-22T21:55:13","modified_gmt":"2019-06-22T19:55:13","slug":"wararkii-ugu-dambeeyay-ee-xaaladda-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-xaaladda-galmudug\/","title":{"rendered":"Wararkii ugu dambeeyay ee Xaaladda Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>Wararkii ugu dambeeyey ee ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa sheegayo inuu madaxweyne Xaaf diiday sii joogitaanka Magaaladaas iyo la shaqeynta Ahlu Sunna.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xaaf ayaa laba shardi oo adag ku xiray inuu lasii shaqeeyo Ahlu Sunna uuna sii joogo Magaalada Dhuusamareeb. Labada Shardi uu Xaaf ku xiray Ahlu Sunna ayaa kala ah<\/p>\n<p>1) \u2013 In Ciidamada Daacadda u ah Xaaf ee lagu xayiray duleedka Dhuusamareeb loo ogolaado inay soo galaan gudaha Magaalada.<\/p>\n<p>2) \u2013 In Wafdiga Dowladda Soomaaliya ka socdo ay isaga baxaan magaalada Isla markaasna la joojiyo wadahadalada.<\/p>\n<p>Labadaas shardi ayuu Xaaf ku xiray inuu sii joogo Magaalada Dhuusamareeb oo ay gacanta ku hayaan Ciidamada Ahlu Sunna ee markii la dambe la galmudugeeyey.<\/p>\n<p>Waxaa laga yaabaa inuu madaxweyne Xaaf Saacadaha soo socdo isaga baxo Dhuusamareeb haddii aan loo fulin labadaas shardi.<\/p>\n<p>Dadka Falanqeeyo Siyaasadda ayaa sheegayo inuu fashilmi doono qorshaha Dowladda ee Ahlu Sunna la wado haddii uusan Xaaf qeyb ka noqon maadaama uu isaga yahay Madaxweynaha Sharciga ah oo ay ka go\u2019do talada Maamulkaas.<\/p>\n<p>Ciidamo aad u hubeysan oo taabacsan Madaxweynaha Galmudug Axmed Duucaale Geelle Xaaf oo ka soo ambabaxay magaalada Gaalkacyo ayaa gaaray duleedka magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulkaasi.<\/p>\n<p>Ciidamadan oo wata gaadiidka dagaalka ayaa la sheegay in ay soo dooneyn Madaxweyne Xaaf oo la qorsheynayo in safar dhulka ah uu ka gaaro magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararkii ugu dambeeyey ee ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa sheegayo inuu madaxweyne Xaaf diiday sii joogitaanka Magaaladaas iyo la shaqeynta Ahlu Sunna. Madaxweyne Xaaf ayaa laba shardi oo adag ku xiray inuu lasii shaqeeyo Ahlu Sunna uuna sii joogo Magaalada Dhuusamareeb. Labada Shardi uu Xaaf ku xiray Ahlu Sunna ayaa kala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129382,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-129468","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wararkii ugu dambeeyay ee Xaaladda Galmudug - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-xaaladda-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wararkii ugu dambeeyay ee Xaaladda Galmudug - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararkii ugu dambeeyey ee ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa sheegayo inuu madaxweyne Xaaf diiday sii joogitaanka Magaaladaas iyo la shaqeynta Ahlu Sunna. Madaxweyne Xaaf ayaa laba shardi oo adag ku xiray inuu lasii shaqeeyo Ahlu Sunna uuna sii joogo Magaalada Dhuusamareeb. Labada Shardi uu Xaaf ku xiray Ahlu Sunna ayaa kala [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-xaaladda-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-22T19:55:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/95814770-EAEB-40C6-A891-237E93B642C6_w1597_n_r1_st.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"450\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-xaaladda-galmudug\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-xaaladda-galmudug\/\",\"name\":\"Wararkii ugu dambeeyay ee Xaaladda Galmudug - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-xaaladda-galmudug\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-xaaladda-galmudug\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/95814770-EAEB-40C6-A891-237E93B642C6_w1597_n_r1_st.png\",\"datePublished\":\"2019-06-22T19:55:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-xaaladda-galmudug\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-xaaladda-galmudug\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-xaaladda-galmudug\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/95814770-EAEB-40C6-A891-237E93B642C6_w1597_n_r1_st.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/95814770-EAEB-40C6-A891-237E93B642C6_w1597_n_r1_st.png\",\"width\":800,\"height\":450},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-xaaladda-galmudug\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wararkii ugu dambeeyay ee Xaaladda Galmudug\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wararkii ugu dambeeyay ee Xaaladda Galmudug - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-xaaladda-galmudug\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wararkii ugu dambeeyay ee Xaaladda Galmudug - Wardoon","og_description":"Wararkii ugu dambeeyey ee ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa sheegayo inuu madaxweyne Xaaf diiday sii joogitaanka Magaaladaas iyo la shaqeynta Ahlu Sunna. Madaxweyne Xaaf ayaa laba shardi oo adag ku xiray inuu lasii shaqeeyo Ahlu Sunna uuna sii joogo Magaalada Dhuusamareeb. Labada Shardi uu Xaaf ku xiray Ahlu Sunna ayaa kala [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-xaaladda-galmudug\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-22T19:55:13+00:00","og_image":[{"width":800,"height":450,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/95814770-EAEB-40C6-A891-237E93B642C6_w1597_n_r1_st.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-xaaladda-galmudug\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-xaaladda-galmudug\/","name":"Wararkii ugu dambeeyay ee Xaaladda Galmudug - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-xaaladda-galmudug\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-xaaladda-galmudug\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/95814770-EAEB-40C6-A891-237E93B642C6_w1597_n_r1_st.png","datePublished":"2019-06-22T19:55:13+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-xaaladda-galmudug\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-xaaladda-galmudug\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-xaaladda-galmudug\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/95814770-EAEB-40C6-A891-237E93B642C6_w1597_n_r1_st.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/95814770-EAEB-40C6-A891-237E93B642C6_w1597_n_r1_st.png","width":800,"height":450},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-xaaladda-galmudug\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wararkii ugu dambeeyay ee Xaaladda Galmudug"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129468"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=129468"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129468\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":129469,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129468\/revisions\/129469"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129382"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=129468"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=129468"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=129468"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}