{"id":129472,"date":"2019-06-23T09:59:37","date_gmt":"2019-06-23T07:59:37","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=129472"},"modified":"2019-06-23T09:59:37","modified_gmt":"2019-06-23T07:59:37","slug":"al-shabaab-oo-bur-buriyay-anteeno-ay-leedahay-shirkadda-safaricom-sawiro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-bur-buriyay-anteeno-ay-leedahay-shirkadda-safaricom-sawiro\/","title":{"rendered":"Al-Shabaab oo bur buriyay Anteeno ay leedahay Shirkadda Safaricom +SAWIRO"},"content":{"rendered":"<p>Wararka laga helayo deegaano hoostaga Magalada Gaarisa ee Gobolka Waqooyi Bari dalka Kenya ayaa waxaa ay sheegayaan in Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ay weerareen Xarun ay leedahay Shirkadda Isgaarsiinta Safaricom oo laga leeyahay dalka Kenya,isla markaana ay burburiyeen.<\/p>\n<p>Xarunta la weeraray ayaa ku taalla deegaan lagu Magacaabo Yumpis oo ka tirsan degmada Fafi ee ismaamulka Garissa,sida ay sheegeen saraakiil Ciidan oo u hadlay Booliska Kenya iyo Maamulka Magalada Gaarisa ee Gobolka Waqooyi Bari dalka Kenya.<\/p>\n<p>Al-Shabaab iyo Maamulka Shirkadda Safaricom weli kama hadlin burburinta Anteenooyinkii Shirkadaas,hayeeshee waxaa uu kusoo aadayaa xilli Maalin ka hor dagaal Al-Shabaab iyo Ciidamo ka tirsan Booliska Kenya uu ku dhexmaray ismaamulka Garissa.<\/p>\n<p>Shirkada Isgaarsiinta Safaricom ayaa mudo hadda laga joogo Saddex Sano,waxaa dowladda Kenya ay heshiis kula gashay inay ka caawineyso dhinaca amniga iyo baarista Shaqsiyaadka la tuhmayo taas oo sabab looga dhigay weerarada inta badan ay ku qaadaan Xarumaha Shirkadaas Ururka Al-Shabaab.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-129472 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-bur-buriyay-anteeno-ay-leedahay-shirkadda-safaricom-sawiro\/1-57-2\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"480\" height=\"640\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-57.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-57.jpg 480w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-57-225x300.jpg 225w\" sizes=\"(max-width: 480px) 100vw, 480px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-bur-buriyay-anteeno-ay-leedahay-shirkadda-safaricom-sawiro\/2-57-3\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"480\" height=\"640\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/2-57.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/2-57.jpg 480w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/2-57-225x300.jpg 225w\" sizes=\"(max-width: 480px) 100vw, 480px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-bur-buriyay-anteeno-ay-leedahay-shirkadda-safaricom-sawiro\/3-51-4\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"545\" height=\"960\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/3-51.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/3-51.jpg 545w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/3-51-170x300.jpg 170w\" sizes=\"(max-width: 545px) 100vw, 545px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-bur-buriyay-anteeno-ay-leedahay-shirkadda-safaricom-sawiro\/4-41-2\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"480\" height=\"640\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/4-41.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/4-41.jpg 480w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/4-41-225x300.jpg 225w\" sizes=\"(max-width: 480px) 100vw, 480px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka laga helayo deegaano hoostaga Magalada Gaarisa ee Gobolka Waqooyi Bari dalka Kenya ayaa waxaa ay sheegayaan in Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ay weerareen Xarun ay leedahay Shirkadda Isgaarsiinta Safaricom oo laga leeyahay dalka Kenya,isla markaana ay burburiyeen. Xarunta la weeraray ayaa ku taalla deegaan lagu Magacaabo Yumpis oo ka tirsan degmada Fafi ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129473,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-129472","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Al-Shabaab oo bur buriyay Anteeno ay leedahay Shirkadda Safaricom +SAWIRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-bur-buriyay-anteeno-ay-leedahay-shirkadda-safaricom-sawiro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Al-Shabaab oo bur buriyay Anteeno ay leedahay Shirkadda Safaricom +SAWIRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka laga helayo deegaano hoostaga Magalada Gaarisa ee Gobolka Waqooyi Bari dalka Kenya ayaa waxaa ay sheegayaan in Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ay weerareen Xarun ay leedahay Shirkadda Isgaarsiinta Safaricom oo laga leeyahay dalka Kenya,isla markaana ay burburiyeen. Xarunta la weeraray ayaa ku taalla deegaan lagu Magacaabo Yumpis oo ka tirsan degmada Fafi ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-bur-buriyay-anteeno-ay-leedahay-shirkadda-safaricom-sawiro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-23T07:59:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-57.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-bur-buriyay-anteeno-ay-leedahay-shirkadda-safaricom-sawiro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-bur-buriyay-anteeno-ay-leedahay-shirkadda-safaricom-sawiro\/\",\"name\":\"Al-Shabaab oo bur buriyay Anteeno ay leedahay Shirkadda Safaricom +SAWIRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-bur-buriyay-anteeno-ay-leedahay-shirkadda-safaricom-sawiro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-bur-buriyay-anteeno-ay-leedahay-shirkadda-safaricom-sawiro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-57.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-23T07:59:37+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-bur-buriyay-anteeno-ay-leedahay-shirkadda-safaricom-sawiro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-bur-buriyay-anteeno-ay-leedahay-shirkadda-safaricom-sawiro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-bur-buriyay-anteeno-ay-leedahay-shirkadda-safaricom-sawiro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-57.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-57.jpg\",\"width\":480,\"height\":640},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-bur-buriyay-anteeno-ay-leedahay-shirkadda-safaricom-sawiro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Al-Shabaab oo bur buriyay Anteeno ay leedahay Shirkadda Safaricom +SAWIRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Al-Shabaab oo bur buriyay Anteeno ay leedahay Shirkadda Safaricom +SAWIRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-bur-buriyay-anteeno-ay-leedahay-shirkadda-safaricom-sawiro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Al-Shabaab oo bur buriyay Anteeno ay leedahay Shirkadda Safaricom +SAWIRO - Wardoon","og_description":"Wararka laga helayo deegaano hoostaga Magalada Gaarisa ee Gobolka Waqooyi Bari dalka Kenya ayaa waxaa ay sheegayaan in Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ay weerareen Xarun ay leedahay Shirkadda Isgaarsiinta Safaricom oo laga leeyahay dalka Kenya,isla markaana ay burburiyeen. Xarunta la weeraray ayaa ku taalla deegaan lagu Magacaabo Yumpis oo ka tirsan degmada Fafi ee [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-bur-buriyay-anteeno-ay-leedahay-shirkadda-safaricom-sawiro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-23T07:59:37+00:00","og_image":[{"width":480,"height":640,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-57.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-bur-buriyay-anteeno-ay-leedahay-shirkadda-safaricom-sawiro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-bur-buriyay-anteeno-ay-leedahay-shirkadda-safaricom-sawiro\/","name":"Al-Shabaab oo bur buriyay Anteeno ay leedahay Shirkadda Safaricom +SAWIRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-bur-buriyay-anteeno-ay-leedahay-shirkadda-safaricom-sawiro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-bur-buriyay-anteeno-ay-leedahay-shirkadda-safaricom-sawiro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-57.jpg","datePublished":"2019-06-23T07:59:37+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-bur-buriyay-anteeno-ay-leedahay-shirkadda-safaricom-sawiro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-bur-buriyay-anteeno-ay-leedahay-shirkadda-safaricom-sawiro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-bur-buriyay-anteeno-ay-leedahay-shirkadda-safaricom-sawiro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-57.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-57.jpg","width":480,"height":640},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-bur-buriyay-anteeno-ay-leedahay-shirkadda-safaricom-sawiro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Al-Shabaab oo bur buriyay Anteeno ay leedahay Shirkadda Safaricom +SAWIRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129472"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=129472"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129472\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":129477,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129472\/revisions\/129477"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129473"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=129472"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=129472"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=129472"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}