{"id":129478,"date":"2019-06-23T10:04:44","date_gmt":"2019-06-23T08:04:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=129478"},"modified":"2019-06-23T10:04:44","modified_gmt":"2019-06-23T08:04:44","slug":"abiy-axmed-oo-xaqiijiyay-in-ladilay-taliyihii-milatariga-itoobiya-iyo-saraakiil-kale","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-xaqiijiyay-in-ladilay-taliyihii-milatariga-itoobiya-iyo-saraakiil-kale\/","title":{"rendered":"Abiy Axmed oo xaqiijiyay in ladilay Taliyihii Milatariga Itoobiya iyo saraakiil kale"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa xaqiijiyay in taliyaha ciidamada Difaaca ee dalkiisa General Seare Mekonnen lagu dilay magaalada Bahir Dar.<\/p>\n<p>Mr Abiy oo telefishinka ka soo muuqday isagoo xiran dareeska ciidamada, ayaa sheegay in dhowr sarkaal oo kale lagu dilay weerar ka dhacay caasimadda gobolka Amxaarada ee Bahir Dar.<\/p>\n<p>Dowlada Itoobiya ayaa ku tilmaantay weerarka ka dhacay Bahir Dar inuu ahaa afgambi fashilmay.<\/p>\n<p>Wararkuna waxay sheegayaan in khadka internet-ka ee dalku uu go\u2019an yahay.<br \/>\nWasaaradda arrimaha dibaddda Maraykankuna waxa ay sheegtay in ay ka warhayso wararka ku saabsan rasaas ka dhacday magaalada caasimadda ah ee Addis Ababa.<\/p>\n<p>Mr Abiy ayaa sheegay in taliyaha ciidamada ay soo weerareen qolo uu ku tilmaamay \u201ccalooshood u shaqaysteyaal\u201d.<\/p>\n<p>Waxa uu sidoo kale sheegay in qaar ka mid ah saraakiisha Amxaarada la laayey xilli ay shir ku jireen, waxa uuna sheegay in \u201csaaxiibadood\u201d ay laayeen.<\/p>\n<p>Afhayeenka Mr Abiy Negussu Tilahun ayaa goor sii horraysay sheegay in qolyihii afgambiga soo abaabulay ay doonayeen in ay xilka ka tuuraan Ambachew Mekonnen, oo ah madaxweynaha gobolka Amxaarada.<\/p>\n<p>War qoraal ah oo kasoo baxay, xisbiga xukuma gobolka Amxaarada ayaa qalalaasaha dhacay ku eedeeyey taliyihii hore ee ammaanka oo Mr Abiy markuu xukunka qabtay uu jeelka ka sii daayey.<\/p>\n<p>Goobjooge ku sugan Bahir Dar ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay in is rasaasayntu ay ugu yaraan afar saacadood qaadatay.<\/p>\n<p>\u201cMarkii hore waxaa u malaynaynay xaalad iska caadi ah, balse markii dambe waxaan maqalnay dhawaaqa hubka culculus,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/107503450_06c02b5a-89da-460b-bec1-3ff710951b51.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-129480\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/107503450_06c02b5a-89da-460b-bec1-3ff710951b51.jpg\" alt=\"\" width=\"624\" height=\"351\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/107503450_06c02b5a-89da-460b-bec1-3ff710951b51.jpg 624w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/107503450_06c02b5a-89da-460b-bec1-3ff710951b51-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 624px) 100vw, 624px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.bbc.com\/news\/world-africa-48734572\"><span style=\"color: #0000ff;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa xaqiijiyay in taliyaha ciidamada Difaaca ee dalkiisa General Seare Mekonnen lagu dilay magaalada Bahir Dar. Mr Abiy oo telefishinka ka soo muuqday isagoo xiran dareeska ciidamada, ayaa sheegay in dhowr sarkaal oo kale lagu dilay weerar ka dhacay caasimadda gobolka Amxaarada ee Bahir Dar. Dowlada Itoobiya ayaa ku tilmaantay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129479,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-129478","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Abiy Axmed oo xaqiijiyay in ladilay Taliyihii Milatariga Itoobiya iyo saraakiil kale - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-xaqiijiyay-in-ladilay-taliyihii-milatariga-itoobiya-iyo-saraakiil-kale\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Abiy Axmed oo xaqiijiyay in ladilay Taliyihii Milatariga Itoobiya iyo saraakiil kale - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa xaqiijiyay in taliyaha ciidamada Difaaca ee dalkiisa General Seare Mekonnen lagu dilay magaalada Bahir Dar. Mr Abiy oo telefishinka ka soo muuqday isagoo xiran dareeska ciidamada, ayaa sheegay in dhowr sarkaal oo kale lagu dilay weerar ka dhacay caasimadda gobolka Amxaarada ee Bahir Dar. Dowlada Itoobiya ayaa ku tilmaantay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-xaqiijiyay-in-ladilay-taliyihii-milatariga-itoobiya-iyo-saraakiil-kale\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-23T08:04:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/107504680_pm.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"320\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"180\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-xaqiijiyay-in-ladilay-taliyihii-milatariga-itoobiya-iyo-saraakiil-kale\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-xaqiijiyay-in-ladilay-taliyihii-milatariga-itoobiya-iyo-saraakiil-kale\/\",\"name\":\"Abiy Axmed oo xaqiijiyay in ladilay Taliyihii Milatariga Itoobiya iyo saraakiil kale - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-xaqiijiyay-in-ladilay-taliyihii-milatariga-itoobiya-iyo-saraakiil-kale\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-xaqiijiyay-in-ladilay-taliyihii-milatariga-itoobiya-iyo-saraakiil-kale\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/107504680_pm.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-23T08:04:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-xaqiijiyay-in-ladilay-taliyihii-milatariga-itoobiya-iyo-saraakiil-kale\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-xaqiijiyay-in-ladilay-taliyihii-milatariga-itoobiya-iyo-saraakiil-kale\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-xaqiijiyay-in-ladilay-taliyihii-milatariga-itoobiya-iyo-saraakiil-kale\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/107504680_pm.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/107504680_pm.jpg\",\"width\":320,\"height\":180},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-xaqiijiyay-in-ladilay-taliyihii-milatariga-itoobiya-iyo-saraakiil-kale\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Abiy Axmed oo xaqiijiyay in ladilay Taliyihii Milatariga Itoobiya iyo saraakiil kale\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Abiy Axmed oo xaqiijiyay in ladilay Taliyihii Milatariga Itoobiya iyo saraakiil kale - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-xaqiijiyay-in-ladilay-taliyihii-milatariga-itoobiya-iyo-saraakiil-kale\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Abiy Axmed oo xaqiijiyay in ladilay Taliyihii Milatariga Itoobiya iyo saraakiil kale - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa xaqiijiyay in taliyaha ciidamada Difaaca ee dalkiisa General Seare Mekonnen lagu dilay magaalada Bahir Dar. Mr Abiy oo telefishinka ka soo muuqday isagoo xiran dareeska ciidamada, ayaa sheegay in dhowr sarkaal oo kale lagu dilay weerar ka dhacay caasimadda gobolka Amxaarada ee Bahir Dar. Dowlada Itoobiya ayaa ku tilmaantay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-xaqiijiyay-in-ladilay-taliyihii-milatariga-itoobiya-iyo-saraakiil-kale\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-23T08:04:44+00:00","og_image":[{"width":320,"height":180,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/107504680_pm.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-xaqiijiyay-in-ladilay-taliyihii-milatariga-itoobiya-iyo-saraakiil-kale\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-xaqiijiyay-in-ladilay-taliyihii-milatariga-itoobiya-iyo-saraakiil-kale\/","name":"Abiy Axmed oo xaqiijiyay in ladilay Taliyihii Milatariga Itoobiya iyo saraakiil kale - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-xaqiijiyay-in-ladilay-taliyihii-milatariga-itoobiya-iyo-saraakiil-kale\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-xaqiijiyay-in-ladilay-taliyihii-milatariga-itoobiya-iyo-saraakiil-kale\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/107504680_pm.jpg","datePublished":"2019-06-23T08:04:44+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-xaqiijiyay-in-ladilay-taliyihii-milatariga-itoobiya-iyo-saraakiil-kale\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-xaqiijiyay-in-ladilay-taliyihii-milatariga-itoobiya-iyo-saraakiil-kale\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-xaqiijiyay-in-ladilay-taliyihii-milatariga-itoobiya-iyo-saraakiil-kale\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/107504680_pm.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/107504680_pm.jpg","width":320,"height":180},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-xaqiijiyay-in-ladilay-taliyihii-milatariga-itoobiya-iyo-saraakiil-kale\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Abiy Axmed oo xaqiijiyay in ladilay Taliyihii Milatariga Itoobiya iyo saraakiil kale"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129478"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=129478"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129478\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":129481,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129478\/revisions\/129481"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129479"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=129478"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=129478"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=129478"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}