{"id":129482,"date":"2019-06-23T10:15:51","date_gmt":"2019-06-23T08:15:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=129482"},"modified":"2019-06-23T10:15:51","modified_gmt":"2019-06-23T08:15:51","slug":"wararkii-ugu-dambeeyay-madaxweyne-xaaf-iyo-wasiir-sabriye","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-madaxweyne-xaaf-iyo-wasiir-sabriye\/","title":{"rendered":"Wararkii Ugu Dambeeyay Madaxweyne Xaaf iyo Wasiir Sabriye"},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Dhuuso Mareeb ee caasimada maamulka Galmudug waxaa ku sugan wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arimaha gudaha Soomaaliya , wafdigan ayaana magaaladaasi u tagay sidii meesha looga saari lahaa mudo kororsiga Madaxweyne Xaaf.<\/p>\n<p>Wasiir Cabdi Maxamed Sabriye iyo wafdiga la socda ayaa magaalada Dhuuso Mareeb kula kulmay Madaxa Xukuumada maamulka Galmudug Sheekh Shaakir iyo Hogaamiyaha ugu sareeya kooxda Ahlu Sunna Macalin Maxamuud.<\/p>\n<p>Kulamadan ayaa ahaa kuwa looga arinsanayay sidii Ahlu Sunna u aqbali laheyd in doorashada maamulka Galmudug dhacdo bisha soo socota ee July laguna qabto magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Wasiir Sabriye iyo wafdiga la socda oo isku dayay in ay la kulmaan Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa ku guul dareestay, waxa uuna Xaaf diiday in uu hor fariisto Wasiirka iyo wafdiga la socda.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Galmudug ayaa sheegay in Wafdiga dowlada ay sifo sharci daro ah kusoo galeen magaalada Dhuuso Mareeb, waxa uuna cadeeyay in uu ka xun yahay sda ay u dhaqmeyso Dowlada federaalka.<\/p>\n<p>Maanta ayaa la filayaa in magaalada Dhuuso Mareeb ku kulmaan Waxgarad iyo siyaasiyiin matalaya Madaxweyne Xaaf iyo Wasiirka Arimaha gudaha iyo Wafdiga la socda, waxa ayna labada dhinac kawada hadlayaan sida uu qorshuhu yahay sidi la isugu soo dhawaan lahaa.<\/p>\n<p>Madaxweynaha maamulka Galmudug Xaaf ayaa xiligan ku jira go\u2019doon siyaasadeed, waxaana Xaaf dhabarka xejiyay kooxda Ahlu Sunna uu isku haleenayay horeyna u galeen heshiisyo iyo balamo badan ay kamid aheyd in ay wada joogaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Dhuuso Mareeb ee caasimada maamulka Galmudug waxaa ku sugan wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arimaha gudaha Soomaaliya , wafdigan ayaana magaaladaasi u tagay sidii meesha looga saari lahaa mudo kororsiga Madaxweyne Xaaf. Wasiir Cabdi Maxamed Sabriye iyo wafdiga la socda ayaa magaalada Dhuuso Mareeb kula kulmay Madaxa Xukuumada maamulka Galmudug Sheekh Shaakir iyo Hogaamiyaha ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129483,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-129482","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wararkii Ugu Dambeeyay Madaxweyne Xaaf iyo Wasiir Sabriye - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-madaxweyne-xaaf-iyo-wasiir-sabriye\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wararkii Ugu Dambeeyay Madaxweyne Xaaf iyo Wasiir Sabriye - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaalada Dhuuso Mareeb ee caasimada maamulka Galmudug waxaa ku sugan wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arimaha gudaha Soomaaliya , wafdigan ayaana magaaladaasi u tagay sidii meesha looga saari lahaa mudo kororsiga Madaxweyne Xaaf. Wasiir Cabdi Maxamed Sabriye iyo wafdiga la socda ayaa magaalada Dhuuso Mareeb kula kulmay Madaxa Xukuumada maamulka Galmudug Sheekh Shaakir iyo Hogaamiyaha ugu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-madaxweyne-xaaf-iyo-wasiir-sabriye\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-23T08:15:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/xaaf-iyo-Sabriye.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-madaxweyne-xaaf-iyo-wasiir-sabriye\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-madaxweyne-xaaf-iyo-wasiir-sabriye\/\",\"name\":\"Wararkii Ugu Dambeeyay Madaxweyne Xaaf iyo Wasiir Sabriye - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-madaxweyne-xaaf-iyo-wasiir-sabriye\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-madaxweyne-xaaf-iyo-wasiir-sabriye\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/xaaf-iyo-Sabriye.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-23T08:15:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-madaxweyne-xaaf-iyo-wasiir-sabriye\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-madaxweyne-xaaf-iyo-wasiir-sabriye\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-madaxweyne-xaaf-iyo-wasiir-sabriye\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/xaaf-iyo-Sabriye.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/xaaf-iyo-Sabriye.jpg\",\"width\":768,\"height\":512},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-madaxweyne-xaaf-iyo-wasiir-sabriye\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wararkii Ugu Dambeeyay Madaxweyne Xaaf iyo Wasiir Sabriye\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wararkii Ugu Dambeeyay Madaxweyne Xaaf iyo Wasiir Sabriye - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-madaxweyne-xaaf-iyo-wasiir-sabriye\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wararkii Ugu Dambeeyay Madaxweyne Xaaf iyo Wasiir Sabriye - Wardoon","og_description":"Magaalada Dhuuso Mareeb ee caasimada maamulka Galmudug waxaa ku sugan wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arimaha gudaha Soomaaliya , wafdigan ayaana magaaladaasi u tagay sidii meesha looga saari lahaa mudo kororsiga Madaxweyne Xaaf. Wasiir Cabdi Maxamed Sabriye iyo wafdiga la socda ayaa magaalada Dhuuso Mareeb kula kulmay Madaxa Xukuumada maamulka Galmudug Sheekh Shaakir iyo Hogaamiyaha ugu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-madaxweyne-xaaf-iyo-wasiir-sabriye\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-23T08:15:51+00:00","og_image":[{"width":768,"height":512,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/xaaf-iyo-Sabriye.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-madaxweyne-xaaf-iyo-wasiir-sabriye\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-madaxweyne-xaaf-iyo-wasiir-sabriye\/","name":"Wararkii Ugu Dambeeyay Madaxweyne Xaaf iyo Wasiir Sabriye - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-madaxweyne-xaaf-iyo-wasiir-sabriye\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-madaxweyne-xaaf-iyo-wasiir-sabriye\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/xaaf-iyo-Sabriye.jpg","datePublished":"2019-06-23T08:15:51+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-madaxweyne-xaaf-iyo-wasiir-sabriye\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-madaxweyne-xaaf-iyo-wasiir-sabriye\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-madaxweyne-xaaf-iyo-wasiir-sabriye\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/xaaf-iyo-Sabriye.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/xaaf-iyo-Sabriye.jpg","width":768,"height":512},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-madaxweyne-xaaf-iyo-wasiir-sabriye\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wararkii Ugu Dambeeyay Madaxweyne Xaaf iyo Wasiir Sabriye"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129482"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=129482"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129482\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":129484,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129482\/revisions\/129484"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129483"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=129482"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=129482"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=129482"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}