{"id":129489,"date":"2019-06-23T12:12:51","date_gmt":"2019-06-23T10:12:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=129489"},"modified":"2019-06-23T12:12:51","modified_gmt":"2019-06-23T10:12:51","slug":"wasiirka-maaliyada-galmudug-oo-dhaar-kumaray-inuu-xoog-kusoofuran-doono-madaxwayne-xaaf-video","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-maaliyada-galmudug-oo-dhaar-kumaray-inuu-xoog-kusoofuran-doono-madaxwayne-xaaf-video\/","title":{"rendered":"Wasiirka Maaliyada Galmudug oo dhaar kumaray inuu xoog kusoofuran doono Madaxwayne Xaaf +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Maaliyadda Galmudug Siciid Siyaad Shirwac oo la hadlayay Idaacadda Kulmiye ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in go\u2019doon uu ku jiro Madaxweynihii maamulkaasi Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa shaaciyay in Madaxweynuhu u go\u2019doonsan yahay dad uu ku sheegay in ay ballantii uga baxeen, kuwaas oo uu kala jeedo Ahlu-Snna Waljamaaca.<\/p>\n<p>Waxa kale uu tilmaamay in aysan nabad aheyn Dhuusamareeb, islamarkaana ay xoog ku soo furan doonaan Madaxweyne Xaaf.<\/p>\n<p>Shirwac oo hoggaaminayo ciidamo haatan ku sugan duleedka Dhuusamareeb ayaa xusay in ay awood u leeyihiin in ay gudaha u galaan magaalada, islamarkaana ay soo badbaadiyaan Madaxweynahooda, sida uu hadaka u dhigay.<\/p>\n<p>Jahwareer iyo xaalad kacsanaan ah ayaa ka taagan Galmudug, taas oo ka dhalatay doorashada maamulkaasi oo ay dowladdu sheegtay in la qaban doono bisha July ee soo socota.<\/p>\n<p>Wararkii ugu dambeeyay ee haatan ka imaanaya Dhuusamareeb ayaa ku warramaya in kulamo isdaba joog ay weli ka socdaan halkaasi.<\/p>\n<p>Kulamadan ayaa xal loogu raadinayaa khilaafka jira, inkastoo weli uusan ka qeyb galin Madaxweyne Axmed Ducaale Geelle (Xaaf).<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/THoF2EqgEuU\" width=\"860\" height=\"755\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" data-mce-type=\"bookmark\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Maaliyadda Galmudug Siciid Siyaad Shirwac oo la hadlayay Idaacadda Kulmiye ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in go\u2019doon uu ku jiro Madaxweynihii maamulkaasi Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud. Wasiirka ayaa shaaciyay in Madaxweynuhu u go\u2019doonsan yahay dad uu ku sheegay in ay ballantii uga baxeen, kuwaas oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129490,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-129489","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiirka Maaliyada Galmudug oo dhaar kumaray inuu xoog kusoofuran doono Madaxwayne Xaaf +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-maaliyada-galmudug-oo-dhaar-kumaray-inuu-xoog-kusoofuran-doono-madaxwayne-xaaf-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiirka Maaliyada Galmudug oo dhaar kumaray inuu xoog kusoofuran doono Madaxwayne Xaaf +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Maaliyadda Galmudug Siciid Siyaad Shirwac oo la hadlayay Idaacadda Kulmiye ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in go\u2019doon uu ku jiro Madaxweynihii maamulkaasi Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud. Wasiirka ayaa shaaciyay in Madaxweynuhu u go\u2019doonsan yahay dad uu ku sheegay in ay ballantii uga baxeen, kuwaas oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-maaliyada-galmudug-oo-dhaar-kumaray-inuu-xoog-kusoofuran-doono-madaxwayne-xaaf-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-23T10:12:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/11.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-maaliyada-galmudug-oo-dhaar-kumaray-inuu-xoog-kusoofuran-doono-madaxwayne-xaaf-video\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-maaliyada-galmudug-oo-dhaar-kumaray-inuu-xoog-kusoofuran-doono-madaxwayne-xaaf-video\/\",\"name\":\"Wasiirka Maaliyada Galmudug oo dhaar kumaray inuu xoog kusoofuran doono Madaxwayne Xaaf +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-maaliyada-galmudug-oo-dhaar-kumaray-inuu-xoog-kusoofuran-doono-madaxwayne-xaaf-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-maaliyada-galmudug-oo-dhaar-kumaray-inuu-xoog-kusoofuran-doono-madaxwayne-xaaf-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/11.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-23T10:12:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-maaliyada-galmudug-oo-dhaar-kumaray-inuu-xoog-kusoofuran-doono-madaxwayne-xaaf-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-maaliyada-galmudug-oo-dhaar-kumaray-inuu-xoog-kusoofuran-doono-madaxwayne-xaaf-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-maaliyada-galmudug-oo-dhaar-kumaray-inuu-xoog-kusoofuran-doono-madaxwayne-xaaf-video\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/11.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/11.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-maaliyada-galmudug-oo-dhaar-kumaray-inuu-xoog-kusoofuran-doono-madaxwayne-xaaf-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiirka Maaliyada Galmudug oo dhaar kumaray inuu xoog kusoofuran doono Madaxwayne Xaaf +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiirka Maaliyada Galmudug oo dhaar kumaray inuu xoog kusoofuran doono Madaxwayne Xaaf +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-maaliyada-galmudug-oo-dhaar-kumaray-inuu-xoog-kusoofuran-doono-madaxwayne-xaaf-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiirka Maaliyada Galmudug oo dhaar kumaray inuu xoog kusoofuran doono Madaxwayne Xaaf +VIDEO - Wardoon","og_description":"Wasiirka Maaliyadda Galmudug Siciid Siyaad Shirwac oo la hadlayay Idaacadda Kulmiye ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in go\u2019doon uu ku jiro Madaxweynihii maamulkaasi Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud. Wasiirka ayaa shaaciyay in Madaxweynuhu u go\u2019doonsan yahay dad uu ku sheegay in ay ballantii uga baxeen, kuwaas oo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-maaliyada-galmudug-oo-dhaar-kumaray-inuu-xoog-kusoofuran-doono-madaxwayne-xaaf-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-23T10:12:51+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/11.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-maaliyada-galmudug-oo-dhaar-kumaray-inuu-xoog-kusoofuran-doono-madaxwayne-xaaf-video\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-maaliyada-galmudug-oo-dhaar-kumaray-inuu-xoog-kusoofuran-doono-madaxwayne-xaaf-video\/","name":"Wasiirka Maaliyada Galmudug oo dhaar kumaray inuu xoog kusoofuran doono Madaxwayne Xaaf +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-maaliyada-galmudug-oo-dhaar-kumaray-inuu-xoog-kusoofuran-doono-madaxwayne-xaaf-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-maaliyada-galmudug-oo-dhaar-kumaray-inuu-xoog-kusoofuran-doono-madaxwayne-xaaf-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/11.jpg","datePublished":"2019-06-23T10:12:51+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-maaliyada-galmudug-oo-dhaar-kumaray-inuu-xoog-kusoofuran-doono-madaxwayne-xaaf-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-maaliyada-galmudug-oo-dhaar-kumaray-inuu-xoog-kusoofuran-doono-madaxwayne-xaaf-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-maaliyada-galmudug-oo-dhaar-kumaray-inuu-xoog-kusoofuran-doono-madaxwayne-xaaf-video\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/11.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/11.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-maaliyada-galmudug-oo-dhaar-kumaray-inuu-xoog-kusoofuran-doono-madaxwayne-xaaf-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiirka Maaliyada Galmudug oo dhaar kumaray inuu xoog kusoofuran doono Madaxwayne Xaaf +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129489"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=129489"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129489\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":129491,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129489\/revisions\/129491"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129490"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=129489"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=129489"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=129489"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}