{"id":129497,"date":"2019-06-23T15:23:00","date_gmt":"2019-06-23T13:23:00","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=129497"},"modified":"2019-06-23T15:23:00","modified_gmt":"2019-06-23T13:23:00","slug":"madaxweyne-xaaf-oo-isaga-tegay-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xaaf-oo-isaga-tegay-dhuusamareeb\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xaaf oo isaga tegay Dhuusamareeb"},"content":{"rendered":"<p>Wararka laga helayo Magalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo goordhow isaga tegay Magaaladaas.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xaaf ayaan ku qanacsaneyn wadahadallada dhuusamareeb uga socday Wafdiga Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya iyo Madaxda Ahlusunna,waxaana lagu qancin waayay in uu shirarkaasi ka qeyb galo.<\/p>\n<p>Wararka ayaa waxaa ay sheegayaan in Madaxweyne Xaaf oo ay galbinayaan qaar ka mid ah Gaadiidka dagaalka ay ku wajahan yihiin Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug,halka wararka qaar ay sheegayaan in uu sii mari doono Magalada Cadaado.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa iyana ku sugan deegaano hoostaga degmada Matabaan halkaas oo ay u tageen xalinta xiisad u dhaxeysa laba beeleed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka laga helayo Magalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo goordhow isaga tegay Magaaladaas. Madaxweyne Xaaf ayaan ku qanacsaneyn wadahadallada dhuusamareeb uga socday Wafdiga Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya iyo Madaxda Ahlusunna,waxaana lagu qancin waayay in uu shirarkaasi ka qeyb galo. Wararka ayaa waxaa ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129289,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-129497","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxweyne Xaaf oo isaga tegay Dhuusamareeb - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xaaf-oo-isaga-tegay-dhuusamareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxweyne Xaaf oo isaga tegay Dhuusamareeb - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka laga helayo Magalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo goordhow isaga tegay Magaaladaas. Madaxweyne Xaaf ayaan ku qanacsaneyn wadahadallada dhuusamareeb uga socday Wafdiga Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya iyo Madaxda Ahlusunna,waxaana lagu qancin waayay in uu shirarkaasi ka qeyb galo. Wararka ayaa waxaa ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xaaf-oo-isaga-tegay-dhuusamareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-23T13:23:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/64545809_1710427332434986_3544262426327252992_o.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xaaf-oo-isaga-tegay-dhuusamareeb\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xaaf-oo-isaga-tegay-dhuusamareeb\/\",\"name\":\"Madaxweyne Xaaf oo isaga tegay Dhuusamareeb - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xaaf-oo-isaga-tegay-dhuusamareeb\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xaaf-oo-isaga-tegay-dhuusamareeb\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/64545809_1710427332434986_3544262426327252992_o.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-23T13:23:00+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xaaf-oo-isaga-tegay-dhuusamareeb\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xaaf-oo-isaga-tegay-dhuusamareeb\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xaaf-oo-isaga-tegay-dhuusamareeb\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/64545809_1710427332434986_3544262426327252992_o.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/64545809_1710427332434986_3544262426327252992_o.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xaaf-oo-isaga-tegay-dhuusamareeb\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxweyne Xaaf oo isaga tegay Dhuusamareeb\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxweyne Xaaf oo isaga tegay Dhuusamareeb - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xaaf-oo-isaga-tegay-dhuusamareeb\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxweyne Xaaf oo isaga tegay Dhuusamareeb - Wardoon","og_description":"Wararka laga helayo Magalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo goordhow isaga tegay Magaaladaas. Madaxweyne Xaaf ayaan ku qanacsaneyn wadahadallada dhuusamareeb uga socday Wafdiga Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya iyo Madaxda Ahlusunna,waxaana lagu qancin waayay in uu shirarkaasi ka qeyb galo. Wararka ayaa waxaa ay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xaaf-oo-isaga-tegay-dhuusamareeb\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-23T13:23:00+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/64545809_1710427332434986_3544262426327252992_o.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xaaf-oo-isaga-tegay-dhuusamareeb\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xaaf-oo-isaga-tegay-dhuusamareeb\/","name":"Madaxweyne Xaaf oo isaga tegay Dhuusamareeb - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xaaf-oo-isaga-tegay-dhuusamareeb\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xaaf-oo-isaga-tegay-dhuusamareeb\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/64545809_1710427332434986_3544262426327252992_o.jpg","datePublished":"2019-06-23T13:23:00+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xaaf-oo-isaga-tegay-dhuusamareeb\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xaaf-oo-isaga-tegay-dhuusamareeb\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xaaf-oo-isaga-tegay-dhuusamareeb\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/64545809_1710427332434986_3544262426327252992_o.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/64545809_1710427332434986_3544262426327252992_o.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xaaf-oo-isaga-tegay-dhuusamareeb\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxweyne Xaaf oo isaga tegay Dhuusamareeb"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129497"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=129497"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129497\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":129498,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129497\/revisions\/129498"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129289"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=129497"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=129497"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=129497"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}