{"id":129499,"date":"2019-06-23T21:28:15","date_gmt":"2019-06-23T19:28:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=129499"},"modified":"2019-06-23T21:28:15","modified_gmt":"2019-06-23T19:28:15","slug":"madaxwayne-xaaf-oo-caawa-ku-hoyanaya-godinlabe","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xaaf-oo-caawa-ku-hoyanaya-godinlabe\/","title":{"rendered":"Madaxwayne Xaaf  oo caawa ku hoyanaya Godinlabe"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maamul Goboleedk Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa caawa ku hoyanaya deegaanka Godinlabe oo u dhexeeya magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Cadaado.<\/p>\n<p>Axmed Ducaale Madaxweynaha Galmudug ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Godinlabe kadib markii uu maanta safar dhulka ah ugaga baxay caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in Madaxweynaha Galmudug inuu caawa ku sugnaan doono magaalada Godinlabe isagoo u sii gudbi doono magaalada Cadaado.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle ayaan weli la hadlin saxaafada tan iyo markii uu ka soo ambabaxay Dhuusamareeb iyadoo wararka qaarna ay sheegayaan in uu doonayo in uu fariisin ka dhigto magaalada Cadaado.<\/p>\n<p>Wararka ka imanaya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in halkaasi ay maanta gaareen wafdi hordhac u ah Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre oo la filayo in uu booqdo magaaladaas inkastoo aan si rasmi ah loo shaacin xilliga uu tegayo.<\/p>\n<p>Maamulka Galmudug ayaa u muuqda in uu sii kala jajabayo iyadoo haatan ay meeshii ugu adkeyd gaartay kadib markii uu madmadow soo kala dhex galay Madaxweynaha Galmudug Xaaf iyo Madaxa Xukuumada Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir oo xiriir wanaagsan uu ka dhexeeyay.<\/p>\n<p>Waxaa hore uga soo horjeestey Madaxweynaha Galmudug Xaaf guddoomiyihii Baarlamaanka iyo Madaxweyne ku xigeenkiisii kuwaasoo sababay in uu fadhiid noqdo Maamulka Galmudug.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maamul Goboleedk Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa caawa ku hoyanaya deegaanka Godinlabe oo u dhexeeya magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Cadaado. Axmed Ducaale Madaxweynaha Galmudug ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Godinlabe kadib markii uu maanta safar dhulka ah ugaga baxay caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb. Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in Madaxweynaha Galmudug inuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129500,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-129499","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxwayne Xaaf oo caawa ku hoyanaya Godinlabe - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xaaf-oo-caawa-ku-hoyanaya-godinlabe\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxwayne Xaaf oo caawa ku hoyanaya Godinlabe - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Maamul Goboleedk Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa caawa ku hoyanaya deegaanka Godinlabe oo u dhexeeya magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Cadaado. Axmed Ducaale Madaxweynaha Galmudug ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Godinlabe kadib markii uu maanta safar dhulka ah ugaga baxay caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb. Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in Madaxweynaha Galmudug inuu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xaaf-oo-caawa-ku-hoyanaya-godinlabe\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-23T19:28:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Godinlabe1-Copy.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"350\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xaaf-oo-caawa-ku-hoyanaya-godinlabe\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xaaf-oo-caawa-ku-hoyanaya-godinlabe\/\",\"name\":\"Madaxwayne Xaaf oo caawa ku hoyanaya Godinlabe - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xaaf-oo-caawa-ku-hoyanaya-godinlabe\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xaaf-oo-caawa-ku-hoyanaya-godinlabe\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Godinlabe1-Copy.png\",\"datePublished\":\"2019-06-23T19:28:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xaaf-oo-caawa-ku-hoyanaya-godinlabe\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xaaf-oo-caawa-ku-hoyanaya-godinlabe\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xaaf-oo-caawa-ku-hoyanaya-godinlabe\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Godinlabe1-Copy.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Godinlabe1-Copy.png\",\"width\":640,\"height\":350},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xaaf-oo-caawa-ku-hoyanaya-godinlabe\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxwayne Xaaf oo caawa ku hoyanaya Godinlabe\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxwayne Xaaf oo caawa ku hoyanaya Godinlabe - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xaaf-oo-caawa-ku-hoyanaya-godinlabe\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxwayne Xaaf oo caawa ku hoyanaya Godinlabe - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Maamul Goboleedk Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa caawa ku hoyanaya deegaanka Godinlabe oo u dhexeeya magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Cadaado. Axmed Ducaale Madaxweynaha Galmudug ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Godinlabe kadib markii uu maanta safar dhulka ah ugaga baxay caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb. Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in Madaxweynaha Galmudug inuu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xaaf-oo-caawa-ku-hoyanaya-godinlabe\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-23T19:28:15+00:00","og_image":[{"width":640,"height":350,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Godinlabe1-Copy.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xaaf-oo-caawa-ku-hoyanaya-godinlabe\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xaaf-oo-caawa-ku-hoyanaya-godinlabe\/","name":"Madaxwayne Xaaf oo caawa ku hoyanaya Godinlabe - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xaaf-oo-caawa-ku-hoyanaya-godinlabe\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xaaf-oo-caawa-ku-hoyanaya-godinlabe\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Godinlabe1-Copy.png","datePublished":"2019-06-23T19:28:15+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xaaf-oo-caawa-ku-hoyanaya-godinlabe\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xaaf-oo-caawa-ku-hoyanaya-godinlabe\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xaaf-oo-caawa-ku-hoyanaya-godinlabe\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Godinlabe1-Copy.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Godinlabe1-Copy.png","width":640,"height":350},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xaaf-oo-caawa-ku-hoyanaya-godinlabe\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxwayne Xaaf oo caawa ku hoyanaya Godinlabe"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129499"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=129499"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129499\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":129501,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129499\/revisions\/129501"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129500"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=129499"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=129499"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=129499"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}