{"id":129502,"date":"2019-06-23T21:30:22","date_gmt":"2019-06-23T19:30:22","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=129502"},"modified":"2019-06-23T21:30:22","modified_gmt":"2019-06-23T19:30:22","slug":"xaaskii-madaxwayne-cigaal-oo-gurigeeda-hargeisa-dab-la-qabad-siiyeyvideo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaskii-madaxwayne-cigaal-oo-gurigeeda-hargeisa-dab-la-qabad-siiyeyvideo\/","title":{"rendered":"Xaaskii Madaxwayne Cigaal oo Gurigeeda Hargeisa Dab la Qabad siiyey+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Kaltuun Xaaji Daahir Marwada Madaxwaynihii hore ee Somaliland Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, Ayaa sheegtay in Gurigeeda ay ka dagan tahay magaalada Hargeisa Habaynkii Xalay dab la Qabadsiiyey.<\/p>\n<p>\u201cWaxaanu Maqalnay Qalo, Wiil ayaa yidhi Aqalkii ayaa gubtay, Nasiib wanaag waa lagu guulaystay in la Damiyo, Dabdamiska ayaa noo yimid, Khasaare Nafeed kama dhalan, Balse khasaare Maaliyadeed wuu Jiraa \u201c Ayay tidhi.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Kaltuun waxay Fariin u dirtay Xukuumadda Somaliland, waxayna sheegtay inay Horay ugu dacwootay Wasiirka arimaha gudaha Somaliland, waxayna xustay inay Horay gurigeeda uga dhaceen Dagaal iyo Handadaad, Waxayna xustay inaysan noqon doonin in Qofkasta oo sharciga gacantiisa ku qaato, hadana ay jawaab ka Sugayso xukuumaddu inay wax ka qabato.<\/p>\n<p>Waxay xustay 17-Sanno ay dad is hayeen Jirtay , Hadana Tuhun ay Qabto, Balse aysan ka hor dhacayn baadhista.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/1xtPIPTDoRI\" width=\"850\" height=\"750\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kaltuun Xaaji Daahir Marwada Madaxwaynihii hore ee Somaliland Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, Ayaa sheegtay in Gurigeeda ay ka dagan tahay magaalada Hargeisa Habaynkii Xalay dab la Qabadsiiyey. \u201cWaxaanu Maqalnay Qalo, Wiil ayaa yidhi Aqalkii ayaa gubtay, Nasiib wanaag waa lagu guulaystay in la Damiyo, Dabdamiska ayaa noo yimid, Khasaare Nafeed kama dhalan, Balse khasaare [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129503,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-129502","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xaaskii Madaxwayne Cigaal oo Gurigeeda Hargeisa Dab la Qabad siiyey+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaskii-madaxwayne-cigaal-oo-gurigeeda-hargeisa-dab-la-qabad-siiyeyvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xaaskii Madaxwayne Cigaal oo Gurigeeda Hargeisa Dab la Qabad siiyey+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kaltuun Xaaji Daahir Marwada Madaxwaynihii hore ee Somaliland Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, Ayaa sheegtay in Gurigeeda ay ka dagan tahay magaalada Hargeisa Habaynkii Xalay dab la Qabadsiiyey. \u201cWaxaanu Maqalnay Qalo, Wiil ayaa yidhi Aqalkii ayaa gubtay, Nasiib wanaag waa lagu guulaystay in la Damiyo, Dabdamiska ayaa noo yimid, Khasaare Nafeed kama dhalan, Balse khasaare [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaskii-madaxwayne-cigaal-oo-gurigeeda-hargeisa-dab-la-qabad-siiyeyvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-23T19:30:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-43.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"904\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"588\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaskii-madaxwayne-cigaal-oo-gurigeeda-hargeisa-dab-la-qabad-siiyeyvideo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaskii-madaxwayne-cigaal-oo-gurigeeda-hargeisa-dab-la-qabad-siiyeyvideo\/\",\"name\":\"Xaaskii Madaxwayne Cigaal oo Gurigeeda Hargeisa Dab la Qabad siiyey+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaskii-madaxwayne-cigaal-oo-gurigeeda-hargeisa-dab-la-qabad-siiyeyvideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaskii-madaxwayne-cigaal-oo-gurigeeda-hargeisa-dab-la-qabad-siiyeyvideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-43.png\",\"datePublished\":\"2019-06-23T19:30:22+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaskii-madaxwayne-cigaal-oo-gurigeeda-hargeisa-dab-la-qabad-siiyeyvideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaskii-madaxwayne-cigaal-oo-gurigeeda-hargeisa-dab-la-qabad-siiyeyvideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaskii-madaxwayne-cigaal-oo-gurigeeda-hargeisa-dab-la-qabad-siiyeyvideo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-43.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-43.png\",\"width\":904,\"height\":588},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaskii-madaxwayne-cigaal-oo-gurigeeda-hargeisa-dab-la-qabad-siiyeyvideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xaaskii Madaxwayne Cigaal oo Gurigeeda Hargeisa Dab la Qabad siiyey+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xaaskii Madaxwayne Cigaal oo Gurigeeda Hargeisa Dab la Qabad siiyey+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaskii-madaxwayne-cigaal-oo-gurigeeda-hargeisa-dab-la-qabad-siiyeyvideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xaaskii Madaxwayne Cigaal oo Gurigeeda Hargeisa Dab la Qabad siiyey+VIDEO - Wardoon","og_description":"Kaltuun Xaaji Daahir Marwada Madaxwaynihii hore ee Somaliland Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, Ayaa sheegtay in Gurigeeda ay ka dagan tahay magaalada Hargeisa Habaynkii Xalay dab la Qabadsiiyey. \u201cWaxaanu Maqalnay Qalo, Wiil ayaa yidhi Aqalkii ayaa gubtay, Nasiib wanaag waa lagu guulaystay in la Damiyo, Dabdamiska ayaa noo yimid, Khasaare Nafeed kama dhalan, Balse khasaare [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaskii-madaxwayne-cigaal-oo-gurigeeda-hargeisa-dab-la-qabad-siiyeyvideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-23T19:30:22+00:00","og_image":[{"width":904,"height":588,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-43.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaskii-madaxwayne-cigaal-oo-gurigeeda-hargeisa-dab-la-qabad-siiyeyvideo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaskii-madaxwayne-cigaal-oo-gurigeeda-hargeisa-dab-la-qabad-siiyeyvideo\/","name":"Xaaskii Madaxwayne Cigaal oo Gurigeeda Hargeisa Dab la Qabad siiyey+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaskii-madaxwayne-cigaal-oo-gurigeeda-hargeisa-dab-la-qabad-siiyeyvideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaskii-madaxwayne-cigaal-oo-gurigeeda-hargeisa-dab-la-qabad-siiyeyvideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-43.png","datePublished":"2019-06-23T19:30:22+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaskii-madaxwayne-cigaal-oo-gurigeeda-hargeisa-dab-la-qabad-siiyeyvideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaskii-madaxwayne-cigaal-oo-gurigeeda-hargeisa-dab-la-qabad-siiyeyvideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaskii-madaxwayne-cigaal-oo-gurigeeda-hargeisa-dab-la-qabad-siiyeyvideo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-43.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-43.png","width":904,"height":588},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaskii-madaxwayne-cigaal-oo-gurigeeda-hargeisa-dab-la-qabad-siiyeyvideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xaaskii Madaxwayne Cigaal oo Gurigeeda Hargeisa Dab la Qabad siiyey+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129502"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=129502"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129502\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":129504,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129502\/revisions\/129504"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129503"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=129502"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=129502"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=129502"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}