{"id":129530,"date":"2019-06-24T08:21:22","date_gmt":"2019-06-24T06:21:22","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=129530"},"modified":"2019-06-24T08:21:22","modified_gmt":"2019-06-24T06:21:22","slug":"guddoomiye-ku-xigeenka-1aad-ee-aqalka-sare-oo-ku-wajahan-cadaado","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-1aad-ee-aqalka-sare-oo-ku-wajahan-cadaado\/","title":{"rendered":"Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Aqalka sare oo ku wajahan Cadaado"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaanno ka kala tirsan Golaha shacabka iyo aqalka sare iskamarkaana degaan doorashadoodu tahay Galmudug ayaa maanta tagaya magaaladaas.<\/p>\n<p>Xildhibaannadan waxaa ka mid ah Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Aqalka sare Abshir Axmed Bukhaari, Siciid Nuur Giriish, Saabir Nuur Shuuriye,C\/Raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa iyo kuwo kale.<\/p>\n<p>Safarka Xildhibaannadan ayaa imanaya iyada oo xaalad siyaasadeed oo aad u kala aragti duwan ay ka taagantahay Galmudug.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka ah ayaa ku dhawaaqday in doorashada Galmudug la qabanayo 4ta July kana dhaceyso Dhuusamareeb, Xaaf oo go\u2019aankaas horay u diiddanaa ayaa hadda oggolaaday waxaase uu sheegay in doorashada ka dhaceyso Cadaado.<\/p>\n<p>Ahlu Sunna oo iyana war ka soo saartay go\u2019aanka dowladda ayaa sheegtay in ay soo dhaweyneyso in doorashada ka dhacdo Dhuusamareeb oo ah xarunta dowlad Goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p>Lama xaqiijin ujeedada rasmiga ah ee Xildhibaaanadaas labada aqal ka socda maanta u tagayaan Cadaado waxaase loo badinayaa in ay qeyb ka noqdaan xalka iyo dib u heshiisiinta dadka ku kala argtida duwan dhismaha Maamulka Galmudug.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaanno ka kala tirsan Golaha shacabka iyo aqalka sare iskamarkaana degaan doorashadoodu tahay Galmudug ayaa maanta tagaya magaaladaas. Xildhibaannadan waxaa ka mid ah Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Aqalka sare Abshir Axmed Bukhaari, Siciid Nuur Giriish, Saabir Nuur Shuuriye,C\/Raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa iyo kuwo kale. Safarka Xildhibaannadan ayaa imanaya iyada oo xaalad siyaasadeed oo aad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129531,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-129530","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Aqalka sare oo ku wajahan Cadaado - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-1aad-ee-aqalka-sare-oo-ku-wajahan-cadaado\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Aqalka sare oo ku wajahan Cadaado - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaanno ka kala tirsan Golaha shacabka iyo aqalka sare iskamarkaana degaan doorashadoodu tahay Galmudug ayaa maanta tagaya magaaladaas. Xildhibaannadan waxaa ka mid ah Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Aqalka sare Abshir Axmed Bukhaari, Siciid Nuur Giriish, Saabir Nuur Shuuriye,C\/Raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa iyo kuwo kale. Safarka Xildhibaannadan ayaa imanaya iyada oo xaalad siyaasadeed oo aad [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-1aad-ee-aqalka-sare-oo-ku-wajahan-cadaado\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-24T06:21:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Abshir-Bukhaari.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1160\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"725\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-1aad-ee-aqalka-sare-oo-ku-wajahan-cadaado\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-1aad-ee-aqalka-sare-oo-ku-wajahan-cadaado\/\",\"name\":\"Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Aqalka sare oo ku wajahan Cadaado - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-1aad-ee-aqalka-sare-oo-ku-wajahan-cadaado\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-1aad-ee-aqalka-sare-oo-ku-wajahan-cadaado\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Abshir-Bukhaari.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-24T06:21:22+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-1aad-ee-aqalka-sare-oo-ku-wajahan-cadaado\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-1aad-ee-aqalka-sare-oo-ku-wajahan-cadaado\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-1aad-ee-aqalka-sare-oo-ku-wajahan-cadaado\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Abshir-Bukhaari.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Abshir-Bukhaari.jpg\",\"width\":1160,\"height\":725},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-1aad-ee-aqalka-sare-oo-ku-wajahan-cadaado\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Aqalka sare oo ku wajahan Cadaado\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Aqalka sare oo ku wajahan Cadaado - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-1aad-ee-aqalka-sare-oo-ku-wajahan-cadaado\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Aqalka sare oo ku wajahan Cadaado - Wardoon","og_description":"Xildhibaanno ka kala tirsan Golaha shacabka iyo aqalka sare iskamarkaana degaan doorashadoodu tahay Galmudug ayaa maanta tagaya magaaladaas. Xildhibaannadan waxaa ka mid ah Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Aqalka sare Abshir Axmed Bukhaari, Siciid Nuur Giriish, Saabir Nuur Shuuriye,C\/Raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa iyo kuwo kale. Safarka Xildhibaannadan ayaa imanaya iyada oo xaalad siyaasadeed oo aad [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-1aad-ee-aqalka-sare-oo-ku-wajahan-cadaado\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-24T06:21:22+00:00","og_image":[{"width":1160,"height":725,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Abshir-Bukhaari.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-1aad-ee-aqalka-sare-oo-ku-wajahan-cadaado\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-1aad-ee-aqalka-sare-oo-ku-wajahan-cadaado\/","name":"Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Aqalka sare oo ku wajahan Cadaado - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-1aad-ee-aqalka-sare-oo-ku-wajahan-cadaado\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-1aad-ee-aqalka-sare-oo-ku-wajahan-cadaado\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Abshir-Bukhaari.jpg","datePublished":"2019-06-24T06:21:22+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-1aad-ee-aqalka-sare-oo-ku-wajahan-cadaado\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-1aad-ee-aqalka-sare-oo-ku-wajahan-cadaado\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-1aad-ee-aqalka-sare-oo-ku-wajahan-cadaado\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Abshir-Bukhaari.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Abshir-Bukhaari.jpg","width":1160,"height":725},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-1aad-ee-aqalka-sare-oo-ku-wajahan-cadaado\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Aqalka sare oo ku wajahan Cadaado"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129530"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=129530"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129530\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":129532,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129530\/revisions\/129532"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129531"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=129530"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=129530"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=129530"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}