{"id":129679,"date":"2019-06-25T23:45:25","date_gmt":"2019-06-25T21:45:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=129679"},"modified":"2019-06-25T23:45:25","modified_gmt":"2019-06-25T21:45:25","slug":"ah-ahlu-suna-oo-sharuudo-hordhigtay-kheyre","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ah-ahlu-suna-oo-sharuudo-hordhigtay-kheyre\/","title":{"rendered":"Ah Ahlu-suna oo Sharuudo Hordhigtay Kheyre"},"content":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug ayaa waxa ay sheegayaan in Ururka Ahlusunna Waljamaaca ee ku sugan Magaalada ay Shuruudo hor dhigeen Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa Ahlusunna ku wargaliyay in ay soo wareejiyaan Ciidanka si xuquuq ay u siiso dowladda dhexe ee Soomaaliya, islamarkaana ay ka mid noqdaan taliska qeybta 21-aad, waxaa uu sidoo kale soo jeediyay in Galmudug si siman loo qeybsan doono, islamarkaana aysan jiri doonin waxyaabo dheeraad ah oo la siinaayo Ahlusunna lala doonaayo maamul dhameystiran in loo dhiso Galmudug.<\/p>\n<p>Hoggaamiyaha Ahlusunna Macalin Maxamuud ayaa intaasi ka dib la sheegay in uu Ra\u2019iisul Wasaaraha hor dhigay in Xildhibaano dheeraad ah laga siiyo maamulka Galmudug, kuwaasoo ka madax banaan 89 Mudane ee laga soo xulo beelaha Galmudug, in Ciidanka Ahlusunna si gaar ah loo aqoonsado, in xilal ay soo Magacowdaan Sidda Madaxa Xukuumadda, Wasiiro iyo Gudoomiyaha Maxkamadda Sare, islamarkaana dhammaan doorashooyinka Galmudug lagu qabto Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Wasiir ka tirsan Galmudug islamarkaana ka mid ahaa Wasiiradii ka yimid dhanka Ahlusunna oo ka gaabsaday in magaciisa warbaahinta loo adeegsado ayaa xaqiijiyay Warkaan, waxaana uu sheegay in Dhuusamareeb uu kasoo bidhaamay Khilaaf cusub oo ku aadan habka awood qeybsiga maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre ayaa la sheegay in uu yeeray Xildhibaano ku sugnaa Magaalada Cadaado si ay qeyb uga noqdaan xalinta tabashooyinka maamulkii Ahlusunna ee ku biiray Galmudug.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in Ahlusunna ay jiraan heshiis hoose oo dowladda dhexe ay la gaartay maalmo ka hor,kuwaasoo aan qaarkood la fulin.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xaaf ayaa dhawaan sheegay in dhammaan uu buray heshiiskii Ahlusunna iyo Galmudug, islamarkaana doorashadda maamulkaasi lagu qaban doono Magaalada Cadaado.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug ayaa waxa ay sheegayaan in Ururka Ahlusunna Waljamaaca ee ku sugan Magaalada ay Shuruudo hor dhigeen Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre. Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa Ahlusunna ku wargaliyay in ay soo wareejiyaan Ciidanka si xuquuq ay u siiso dowladda dhexe ee Soomaaliya, islamarkaana ay ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129653,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-129679","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ah Ahlu-suna oo Sharuudo Hordhigtay Kheyre - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ah-ahlu-suna-oo-sharuudo-hordhigtay-kheyre\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ah Ahlu-suna oo Sharuudo Hordhigtay Kheyre - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug ayaa waxa ay sheegayaan in Ururka Ahlusunna Waljamaaca ee ku sugan Magaalada ay Shuruudo hor dhigeen Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre. Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa Ahlusunna ku wargaliyay in ay soo wareejiyaan Ciidanka si xuquuq ay u siiso dowladda dhexe ee Soomaaliya, islamarkaana ay ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ah-ahlu-suna-oo-sharuudo-hordhigtay-kheyre\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-25T21:45:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Kheyre-galmudug6-696x464.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ah-ahlu-suna-oo-sharuudo-hordhigtay-kheyre\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ah-ahlu-suna-oo-sharuudo-hordhigtay-kheyre\/\",\"name\":\"Ah Ahlu-suna oo Sharuudo Hordhigtay Kheyre - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ah-ahlu-suna-oo-sharuudo-hordhigtay-kheyre\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ah-ahlu-suna-oo-sharuudo-hordhigtay-kheyre\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Kheyre-galmudug6-696x464.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-25T21:45:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ah-ahlu-suna-oo-sharuudo-hordhigtay-kheyre\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ah-ahlu-suna-oo-sharuudo-hordhigtay-kheyre\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ah-ahlu-suna-oo-sharuudo-hordhigtay-kheyre\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Kheyre-galmudug6-696x464.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Kheyre-galmudug6-696x464.jpg\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ah-ahlu-suna-oo-sharuudo-hordhigtay-kheyre\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ah Ahlu-suna oo Sharuudo Hordhigtay Kheyre\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ah Ahlu-suna oo Sharuudo Hordhigtay Kheyre - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ah-ahlu-suna-oo-sharuudo-hordhigtay-kheyre\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ah Ahlu-suna oo Sharuudo Hordhigtay Kheyre - Wardoon","og_description":"Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug ayaa waxa ay sheegayaan in Ururka Ahlusunna Waljamaaca ee ku sugan Magaalada ay Shuruudo hor dhigeen Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre. Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa Ahlusunna ku wargaliyay in ay soo wareejiyaan Ciidanka si xuquuq ay u siiso dowladda dhexe ee Soomaaliya, islamarkaana ay ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ah-ahlu-suna-oo-sharuudo-hordhigtay-kheyre\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-25T21:45:25+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Kheyre-galmudug6-696x464.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ah-ahlu-suna-oo-sharuudo-hordhigtay-kheyre\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ah-ahlu-suna-oo-sharuudo-hordhigtay-kheyre\/","name":"Ah Ahlu-suna oo Sharuudo Hordhigtay Kheyre - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ah-ahlu-suna-oo-sharuudo-hordhigtay-kheyre\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ah-ahlu-suna-oo-sharuudo-hordhigtay-kheyre\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Kheyre-galmudug6-696x464.jpg","datePublished":"2019-06-25T21:45:25+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ah-ahlu-suna-oo-sharuudo-hordhigtay-kheyre\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ah-ahlu-suna-oo-sharuudo-hordhigtay-kheyre\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ah-ahlu-suna-oo-sharuudo-hordhigtay-kheyre\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Kheyre-galmudug6-696x464.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Kheyre-galmudug6-696x464.jpg","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ah-ahlu-suna-oo-sharuudo-hordhigtay-kheyre\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ah Ahlu-suna oo Sharuudo Hordhigtay Kheyre"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129679"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=129679"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129679\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":129680,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129679\/revisions\/129680"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129653"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=129679"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=129679"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=129679"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}