{"id":129688,"date":"2019-06-26T07:55:46","date_gmt":"2019-06-26T05:55:46","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=129688"},"modified":"2019-06-26T07:55:46","modified_gmt":"2019-06-26T05:55:46","slug":"xukuumadda-somalia-oo-beenisay-in-xilka-laga-qaaday-wasiir-ku-xigeenka-batroolka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumadda-somalia-oo-beenisay-in-xilka-laga-qaaday-wasiir-ku-xigeenka-batroolka\/","title":{"rendered":"Xukuumadda Somalia oo beenisay in xilka laga qaaday Wasiir ku xigeenka Batroolka"},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda Warfaafinta XFS ayaa beenisay warqad been abuur ah oo Baraha bulshada lagu faafiyey ee sheegeysa in xilka laga qaaday Wasiir ku-xigeenka Batroolka Maxamed Cabdqaadir Hilaal.<\/p>\n<p>\u201cWasaaradda warfaafinta waxa ay beenineysaa warqadda Baraha bulshada lagu faafiyey ee sheegeysa in xilka laga qaaday wasiir ku xigeenka Wasaaradda Batroolka Mudane Hilaal\u201d<\/p>\n<p>\u201cDowladda Soomaaliya ayaa dabagal ku heysa dadka wararka beenta ah ku faafiya baraha Bulshada ama warbaahinta kale.\u201dayaa lagu daabacay Wakaalada wararka soomaaliyeed ee SONNA,<\/p>\n<p>Warqada lagu faafiyay baraha bulshada ee xilka qaadista wasiir ku xigeenka Batroolka ayaa timid kadib markii sidoo kale baraha bulshada lagu faafiyay warqad ka soo baxday xafiiska wasiir ku xigeenka Batroolka taasoo sheegeysay in shaqo joojin lagu sameeyay Agaasimihii Guud ee wasaarada Batroolka iyo Macdanta Karar Shukri Domey.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Hoos ka Akhriso Warqada been abuurka ah oo Wasaaradda Warfaafinta sheegtay in Baraha Bulshada lagu faafiyay.<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Been-abuur.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-129689\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Been-abuur.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"898\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Been-abuur.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Been-abuur-233x300.jpg 233w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Warfaafinta XFS ayaa beenisay warqad been abuur ah oo Baraha bulshada lagu faafiyey ee sheegeysa in xilka laga qaaday Wasiir ku-xigeenka Batroolka Maxamed Cabdqaadir Hilaal. \u201cWasaaradda warfaafinta waxa ay beenineysaa warqadda Baraha bulshada lagu faafiyey ee sheegeysa in xilka laga qaaday wasiir ku xigeenka Wasaaradda Batroolka Mudane Hilaal\u201d \u201cDowladda Soomaaliya ayaa dabagal ku heysa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129691,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-129688","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xukuumadda Somalia oo beenisay in xilka laga qaaday Wasiir ku xigeenka Batroolka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumadda-somalia-oo-beenisay-in-xilka-laga-qaaday-wasiir-ku-xigeenka-batroolka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xukuumadda Somalia oo beenisay in xilka laga qaaday Wasiir ku xigeenka Batroolka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasaaradda Warfaafinta XFS ayaa beenisay warqad been abuur ah oo Baraha bulshada lagu faafiyey ee sheegeysa in xilka laga qaaday Wasiir ku-xigeenka Batroolka Maxamed Cabdqaadir Hilaal. \u201cWasaaradda warfaafinta waxa ay beenineysaa warqadda Baraha bulshada lagu faafiyey ee sheegeysa in xilka laga qaaday wasiir ku xigeenka Wasaaradda Batroolka Mudane Hilaal\u201d \u201cDowladda Soomaaliya ayaa dabagal ku heysa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumadda-somalia-oo-beenisay-in-xilka-laga-qaaday-wasiir-ku-xigeenka-batroolka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-26T05:55:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Hilaal.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"924\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumadda-somalia-oo-beenisay-in-xilka-laga-qaaday-wasiir-ku-xigeenka-batroolka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumadda-somalia-oo-beenisay-in-xilka-laga-qaaday-wasiir-ku-xigeenka-batroolka\/\",\"name\":\"Xukuumadda Somalia oo beenisay in xilka laga qaaday Wasiir ku xigeenka Batroolka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumadda-somalia-oo-beenisay-in-xilka-laga-qaaday-wasiir-ku-xigeenka-batroolka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumadda-somalia-oo-beenisay-in-xilka-laga-qaaday-wasiir-ku-xigeenka-batroolka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Hilaal.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-26T05:55:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumadda-somalia-oo-beenisay-in-xilka-laga-qaaday-wasiir-ku-xigeenka-batroolka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumadda-somalia-oo-beenisay-in-xilka-laga-qaaday-wasiir-ku-xigeenka-batroolka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumadda-somalia-oo-beenisay-in-xilka-laga-qaaday-wasiir-ku-xigeenka-batroolka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Hilaal.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Hilaal.jpg\",\"width\":1200,\"height\":924},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumadda-somalia-oo-beenisay-in-xilka-laga-qaaday-wasiir-ku-xigeenka-batroolka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xukuumadda Somalia oo beenisay in xilka laga qaaday Wasiir ku xigeenka Batroolka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xukuumadda Somalia oo beenisay in xilka laga qaaday Wasiir ku xigeenka Batroolka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumadda-somalia-oo-beenisay-in-xilka-laga-qaaday-wasiir-ku-xigeenka-batroolka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xukuumadda Somalia oo beenisay in xilka laga qaaday Wasiir ku xigeenka Batroolka - Wardoon","og_description":"Wasaaradda Warfaafinta XFS ayaa beenisay warqad been abuur ah oo Baraha bulshada lagu faafiyey ee sheegeysa in xilka laga qaaday Wasiir ku-xigeenka Batroolka Maxamed Cabdqaadir Hilaal. \u201cWasaaradda warfaafinta waxa ay beenineysaa warqadda Baraha bulshada lagu faafiyey ee sheegeysa in xilka laga qaaday wasiir ku xigeenka Wasaaradda Batroolka Mudane Hilaal\u201d \u201cDowladda Soomaaliya ayaa dabagal ku heysa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumadda-somalia-oo-beenisay-in-xilka-laga-qaaday-wasiir-ku-xigeenka-batroolka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-26T05:55:46+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":924,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Hilaal.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumadda-somalia-oo-beenisay-in-xilka-laga-qaaday-wasiir-ku-xigeenka-batroolka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumadda-somalia-oo-beenisay-in-xilka-laga-qaaday-wasiir-ku-xigeenka-batroolka\/","name":"Xukuumadda Somalia oo beenisay in xilka laga qaaday Wasiir ku xigeenka Batroolka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumadda-somalia-oo-beenisay-in-xilka-laga-qaaday-wasiir-ku-xigeenka-batroolka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumadda-somalia-oo-beenisay-in-xilka-laga-qaaday-wasiir-ku-xigeenka-batroolka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Hilaal.jpg","datePublished":"2019-06-26T05:55:46+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumadda-somalia-oo-beenisay-in-xilka-laga-qaaday-wasiir-ku-xigeenka-batroolka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumadda-somalia-oo-beenisay-in-xilka-laga-qaaday-wasiir-ku-xigeenka-batroolka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumadda-somalia-oo-beenisay-in-xilka-laga-qaaday-wasiir-ku-xigeenka-batroolka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Hilaal.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Hilaal.jpg","width":1200,"height":924},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumadda-somalia-oo-beenisay-in-xilka-laga-qaaday-wasiir-ku-xigeenka-batroolka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xukuumadda Somalia oo beenisay in xilka laga qaaday Wasiir ku xigeenka Batroolka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129688"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=129688"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129688\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":129692,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129688\/revisions\/129692"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129691"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=129688"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=129688"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=129688"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}