{"id":129696,"date":"2019-06-26T08:04:33","date_gmt":"2019-06-26T06:04:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=129696"},"modified":"2019-06-26T08:04:33","modified_gmt":"2019-06-26T06:04:33","slug":"kheyre-oolakulmay-odayaasha-dhaqanka-dhuusamareeb-sawiro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oolakulmay-odayaasha-dhaqanka-dhuusamareeb-sawiro\/","title":{"rendered":"Kheyre oolakulmay Odayaasha Dhaqanka Dhuusamareeb +SAWIRO"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xalay magaalada Dhuusamareeb kulan kula qaatay qaar kamid ah odayaasha dhaqanka ee beelaha dega deegaannada ay Galmudug ka koobantahay.<\/p>\n<p>Odayaasha dhaqanka iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa ka wada hadlay dowrka odayaasha dhaqanka iyo waxgaradku ay ku leeyihiin labo qodob oo kala ah arrimaha dib-u-heshiisiinta iyo dhismaha dowlad gobaleedka Galmudug.<\/p>\n<p>Wax-garadka iyo odayaasha ayaa Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Khayre u bandhigay aragtidooda ku aadan hannaanka ugu habboon ee loo sameyn karo dib-u-heshiisiin loona dhisi karo Galmudug Midaysan laguna wada qanacsanyahay oo ka shaqaysa danaha iyo mustaqbalka reer Galmudug.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha oo tilmaamay in wax-garadku ay saldhig u yihiin dhismaha dowladnimada iyo wadajirka Bulshada, ayaa odayaasha u sheegay in isaga iyo madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ay ka go\u2019antahay in reer Gal-mudug ay ku caawiyaan qabsoomiadda doorasho xor iyo xalaal ah oo horseedda dhismaha maamul dhamaystiran, sal adag, oo ka fakara horumarinta deegaanka iyo mustaqbalka fog.<\/p>\n<p>Kulanka oo qayb ka ahaa shirarka uu Ra\u2019iisul Wasaaruhu la qaadanayay bulshada Dhuusareeb ayaa waxaa goob joog ka ahaa wasiirka arrimaha gudaha, dib-u-heshiisiinta iyo Federaalka, iyo madaxda fulinta Dowlad gobaleedka Gal-mudug.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-129696 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oolakulmay-odayaasha-dhaqanka-dhuusamareeb-sawiro\/dhaqanka__1_\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"512\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Dhaqanka__1_.jpeg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Dhaqanka__1_.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Dhaqanka__1_-300x200.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oolakulmay-odayaasha-dhaqanka-dhuusamareeb-sawiro\/dhaqanka__2_\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"512\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Dhaqanka__2_.jpeg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Dhaqanka__2_.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Dhaqanka__2_-300x200.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oolakulmay-odayaasha-dhaqanka-dhuusamareeb-sawiro\/dhaqanka__3_\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"512\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Dhaqanka__3_.jpeg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Dhaqanka__3_.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Dhaqanka__3_-300x200.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oolakulmay-odayaasha-dhaqanka-dhuusamareeb-sawiro\/dhaqanka__5_\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"512\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Dhaqanka__5_.jpeg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Dhaqanka__5_.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Dhaqanka__5_-300x200.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xalay magaalada Dhuusamareeb kulan kula qaatay qaar kamid ah odayaasha dhaqanka ee beelaha dega deegaannada ay Galmudug ka koobantahay. Odayaasha dhaqanka iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa ka wada hadlay dowrka odayaasha dhaqanka iyo waxgaradku ay ku leeyihiin labo qodob oo kala ah arrimaha dib-u-heshiisiinta iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129698,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-129696","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kheyre oolakulmay Odayaasha Dhaqanka Dhuusamareeb +SAWIRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oolakulmay-odayaasha-dhaqanka-dhuusamareeb-sawiro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kheyre oolakulmay Odayaasha Dhaqanka Dhuusamareeb +SAWIRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xalay magaalada Dhuusamareeb kulan kula qaatay qaar kamid ah odayaasha dhaqanka ee beelaha dega deegaannada ay Galmudug ka koobantahay. Odayaasha dhaqanka iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa ka wada hadlay dowrka odayaasha dhaqanka iyo waxgaradku ay ku leeyihiin labo qodob oo kala ah arrimaha dib-u-heshiisiinta iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oolakulmay-odayaasha-dhaqanka-dhuusamareeb-sawiro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-26T06:04:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Dhaqanka__2_.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oolakulmay-odayaasha-dhaqanka-dhuusamareeb-sawiro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oolakulmay-odayaasha-dhaqanka-dhuusamareeb-sawiro\/\",\"name\":\"Kheyre oolakulmay Odayaasha Dhaqanka Dhuusamareeb +SAWIRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oolakulmay-odayaasha-dhaqanka-dhuusamareeb-sawiro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oolakulmay-odayaasha-dhaqanka-dhuusamareeb-sawiro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Dhaqanka__2_.jpeg\",\"datePublished\":\"2019-06-26T06:04:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oolakulmay-odayaasha-dhaqanka-dhuusamareeb-sawiro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oolakulmay-odayaasha-dhaqanka-dhuusamareeb-sawiro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oolakulmay-odayaasha-dhaqanka-dhuusamareeb-sawiro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Dhaqanka__2_.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Dhaqanka__2_.jpeg\",\"width\":768,\"height\":512},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oolakulmay-odayaasha-dhaqanka-dhuusamareeb-sawiro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kheyre oolakulmay Odayaasha Dhaqanka Dhuusamareeb +SAWIRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kheyre oolakulmay Odayaasha Dhaqanka Dhuusamareeb +SAWIRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oolakulmay-odayaasha-dhaqanka-dhuusamareeb-sawiro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kheyre oolakulmay Odayaasha Dhaqanka Dhuusamareeb +SAWIRO - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xalay magaalada Dhuusamareeb kulan kula qaatay qaar kamid ah odayaasha dhaqanka ee beelaha dega deegaannada ay Galmudug ka koobantahay. Odayaasha dhaqanka iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa ka wada hadlay dowrka odayaasha dhaqanka iyo waxgaradku ay ku leeyihiin labo qodob oo kala ah arrimaha dib-u-heshiisiinta iyo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oolakulmay-odayaasha-dhaqanka-dhuusamareeb-sawiro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-26T06:04:33+00:00","og_image":[{"width":768,"height":512,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Dhaqanka__2_.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oolakulmay-odayaasha-dhaqanka-dhuusamareeb-sawiro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oolakulmay-odayaasha-dhaqanka-dhuusamareeb-sawiro\/","name":"Kheyre oolakulmay Odayaasha Dhaqanka Dhuusamareeb +SAWIRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oolakulmay-odayaasha-dhaqanka-dhuusamareeb-sawiro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oolakulmay-odayaasha-dhaqanka-dhuusamareeb-sawiro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Dhaqanka__2_.jpeg","datePublished":"2019-06-26T06:04:33+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oolakulmay-odayaasha-dhaqanka-dhuusamareeb-sawiro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oolakulmay-odayaasha-dhaqanka-dhuusamareeb-sawiro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oolakulmay-odayaasha-dhaqanka-dhuusamareeb-sawiro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Dhaqanka__2_.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Dhaqanka__2_.jpeg","width":768,"height":512},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oolakulmay-odayaasha-dhaqanka-dhuusamareeb-sawiro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kheyre oolakulmay Odayaasha Dhaqanka Dhuusamareeb +SAWIRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129696"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=129696"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129696\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":129701,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129696\/revisions\/129701"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129698"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=129696"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=129696"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=129696"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}