{"id":129702,"date":"2019-06-26T08:08:09","date_gmt":"2019-06-26T06:08:09","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=129702"},"modified":"2019-06-26T08:08:09","modified_gmt":"2019-06-26T06:08:09","slug":"kheyre-oo-safar-dhinaca-dhulka-ah-ku-tagaya-cadaado","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-safar-dhinaca-dhulka-ah-ku-tagaya-cadaado\/","title":{"rendered":"Kheyre oo Safar dhinaca dhulka ah ku tagaya Cadaado"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saacadaha soo aadan la filayaa in ay gaaraan magaalada Cadaado ee xarunta Baarlamaanka Galmudug.<\/p>\n<p>Kheyre iyo xubnaha la safraya oo ku sugan magaalada Dhuuso Mareeb ayaa saacadaha soo aadan safar dhinaca dhulka ku tagaya magaalada Cadaado ay joogaan Madaxweynaha Galmudug iyo Xildhibaano katirsan labada Aqal ee dowlada federaalka.<\/p>\n<p>Wafdi horu dhac ah Ra\u2019isul Wasaaraha Soomaaliya ayaa goordhaw la filayaa in ay gaaraan magaalada Cadaado, waxa ayna wafdigan sii agaasimayaan safarka Ra\u2019isul Wasaare Kheyre maanta ku tagayo Cadaado.<\/p>\n<p>Ra\u2019isul Wasaaraha ayaa magaalada Cadaado la filayaa in uu kula kulmo Madaxweynaha Galmudug iyo Xildhibaanada labada aqal ee ku sugan magaaladaasi, waxaa sidoo kale la filayaa in uu la kulmo waxgaradka magaaladaasi .<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saacadaha soo aadan la filayaa in ay gaaraan magaalada Cadaado ee xarunta Baarlamaanka Galmudug. Kheyre iyo xubnaha la safraya oo ku sugan magaalada Dhuuso Mareeb ayaa saacadaha soo aadan safar dhinaca dhulka ku tagaya magaalada Cadaado ay joogaan Madaxweynaha Galmudug iyo Xildhibaano katirsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129653,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-129702","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kheyre oo Safar dhinaca dhulka ah ku tagaya Cadaado - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-safar-dhinaca-dhulka-ah-ku-tagaya-cadaado\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kheyre oo Safar dhinaca dhulka ah ku tagaya Cadaado - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saacadaha soo aadan la filayaa in ay gaaraan magaalada Cadaado ee xarunta Baarlamaanka Galmudug. Kheyre iyo xubnaha la safraya oo ku sugan magaalada Dhuuso Mareeb ayaa saacadaha soo aadan safar dhinaca dhulka ku tagaya magaalada Cadaado ay joogaan Madaxweynaha Galmudug iyo Xildhibaano katirsan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-safar-dhinaca-dhulka-ah-ku-tagaya-cadaado\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-26T06:08:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Kheyre-galmudug6-696x464.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-safar-dhinaca-dhulka-ah-ku-tagaya-cadaado\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-safar-dhinaca-dhulka-ah-ku-tagaya-cadaado\/\",\"name\":\"Kheyre oo Safar dhinaca dhulka ah ku tagaya Cadaado - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-safar-dhinaca-dhulka-ah-ku-tagaya-cadaado\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-safar-dhinaca-dhulka-ah-ku-tagaya-cadaado\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Kheyre-galmudug6-696x464.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-26T06:08:09+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-safar-dhinaca-dhulka-ah-ku-tagaya-cadaado\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-safar-dhinaca-dhulka-ah-ku-tagaya-cadaado\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-safar-dhinaca-dhulka-ah-ku-tagaya-cadaado\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Kheyre-galmudug6-696x464.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Kheyre-galmudug6-696x464.jpg\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-safar-dhinaca-dhulka-ah-ku-tagaya-cadaado\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kheyre oo Safar dhinaca dhulka ah ku tagaya Cadaado\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kheyre oo Safar dhinaca dhulka ah ku tagaya Cadaado - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-safar-dhinaca-dhulka-ah-ku-tagaya-cadaado\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kheyre oo Safar dhinaca dhulka ah ku tagaya Cadaado - Wardoon","og_description":"Ra\u2019isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saacadaha soo aadan la filayaa in ay gaaraan magaalada Cadaado ee xarunta Baarlamaanka Galmudug. Kheyre iyo xubnaha la safraya oo ku sugan magaalada Dhuuso Mareeb ayaa saacadaha soo aadan safar dhinaca dhulka ku tagaya magaalada Cadaado ay joogaan Madaxweynaha Galmudug iyo Xildhibaano katirsan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-safar-dhinaca-dhulka-ah-ku-tagaya-cadaado\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-26T06:08:09+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Kheyre-galmudug6-696x464.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-safar-dhinaca-dhulka-ah-ku-tagaya-cadaado\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-safar-dhinaca-dhulka-ah-ku-tagaya-cadaado\/","name":"Kheyre oo Safar dhinaca dhulka ah ku tagaya Cadaado - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-safar-dhinaca-dhulka-ah-ku-tagaya-cadaado\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-safar-dhinaca-dhulka-ah-ku-tagaya-cadaado\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Kheyre-galmudug6-696x464.jpg","datePublished":"2019-06-26T06:08:09+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-safar-dhinaca-dhulka-ah-ku-tagaya-cadaado\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-safar-dhinaca-dhulka-ah-ku-tagaya-cadaado\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-safar-dhinaca-dhulka-ah-ku-tagaya-cadaado\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Kheyre-galmudug6-696x464.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Kheyre-galmudug6-696x464.jpg","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-safar-dhinaca-dhulka-ah-ku-tagaya-cadaado\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kheyre oo Safar dhinaca dhulka ah ku tagaya Cadaado"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129702"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=129702"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129702\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":129703,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129702\/revisions\/129703"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129653"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=129702"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=129702"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=129702"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}