{"id":129724,"date":"2019-06-26T16:15:14","date_gmt":"2019-06-26T14:15:14","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=129724"},"modified":"2019-06-26T16:15:14","modified_gmt":"2019-06-26T14:15:14","slug":"kenya-oo-maraykanka-kadalbatay-inay-dhexdhexaadinaya-iyaga-iyo-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-maraykanka-kadalbatay-inay-dhexdhexaadinaya-iyaga-iyo-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Kenya oo Maraykanka kadalbatay inay dhexdhexaadinaya iyaga iyo Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Dowlada Maraykanka ayaa bilowday inay dhexdhexaadiso khilaafka badda ee Soomaaliya iyo Kenya ee ah xadka Badweynta Hindiya.<br \/>\n.<br \/>\nWasiirka Arrimaha Dibadda Kenya Monica Juma ayaa la kulantay safiirka Maraykanka Donald Yamamoto iyagoo ka wadahadlay arrimaha ka soo cusboonaaday labada dal ee Kenya iyo Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan soo dhoweeyay oo aan la kulmay Ambassador Donald Yamamoto, Wakiilka Maraykanka ee Soomaaliya waxaana isweydaarsanay aragtiyada kala duwan iyo doorka Maraykanka ee gobolka ee ah ammaanka iyo xasiloonida,iyadoo kulankana uu goobjoog ka ahaa Amb. Kyle McCarter safiirka Maraykanka ee Kenya,\u201dayay ku soo qortay boggeeda Twitterka CS Juma.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Wareysi uu siiyay Telefishinka Citizen ee Kenya laga leeyahay ayaa Amb, Kyle McCarter safiirka dalka Maraykanka u fadhiya Kenya oo laga weeydiiyay haddii meelo kale lagu xaliyo muranka Badda,sida Maxkamada Cadaaladda Aduunka ee ICJ, isaga oo ku jawaabay<\/p>\n<p>\u201cWaxaa hubaal ah in labada dal ay yihiin kuwo wax wadaag ah oo uu dagaal kala dhaxeeyo ururka Al-Shabaab, anaga waxaan sitoos ah ugu jirnmaa xalintooda waayo waa ay wanagsan tahay in la wada ilaaliyo deris wanaagsa ayuu yiri Amb, Kyle McCarter.<\/p>\n<p>Khilaafka ka dhexeeya dowlada Soomaaliya iyo Kenya oo soo jiitamayay tan iyo sanadkii 2014kii ayaa waxaa lagu wadaa inay go\u2019aan ka gaarto dhamaadka sanadkan Maxkamada Caalmaiga ah ee ICJ hase yeeshee dowlada Kenya ayaa dooneysa in lagu xaliyo murankan qaab wadahadal.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlada Maraykanka ayaa bilowday inay dhexdhexaadiso khilaafka badda ee Soomaaliya iyo Kenya ee ah xadka Badweynta Hindiya. . Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya Monica Juma ayaa la kulantay safiirka Maraykanka Donald Yamamoto iyagoo ka wadahadlay arrimaha ka soo cusboonaaday labada dal ee Kenya iyo Soomaaliya. \u201cWaxaan soo dhoweeyay oo aan la kulmay Ambassador Donald Yamamoto, Wakiilka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129725,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-129724","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kenya oo Maraykanka kadalbatay inay dhexdhexaadinaya iyaga iyo Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-maraykanka-kadalbatay-inay-dhexdhexaadinaya-iyaga-iyo-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kenya oo Maraykanka kadalbatay inay dhexdhexaadinaya iyaga iyo Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowlada Maraykanka ayaa bilowday inay dhexdhexaadiso khilaafka badda ee Soomaaliya iyo Kenya ee ah xadka Badweynta Hindiya. . Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya Monica Juma ayaa la kulantay safiirka Maraykanka Donald Yamamoto iyagoo ka wadahadlay arrimaha ka soo cusboonaaday labada dal ee Kenya iyo Soomaaliya. \u201cWaxaan soo dhoweeyay oo aan la kulmay Ambassador Donald Yamamoto, Wakiilka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-maraykanka-kadalbatay-inay-dhexdhexaadinaya-iyaga-iyo-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-26T14:15:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/monica.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"860\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"645\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-maraykanka-kadalbatay-inay-dhexdhexaadinaya-iyaga-iyo-soomaaliya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-maraykanka-kadalbatay-inay-dhexdhexaadinaya-iyaga-iyo-soomaaliya\/\",\"name\":\"Kenya oo Maraykanka kadalbatay inay dhexdhexaadinaya iyaga iyo Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-maraykanka-kadalbatay-inay-dhexdhexaadinaya-iyaga-iyo-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-maraykanka-kadalbatay-inay-dhexdhexaadinaya-iyaga-iyo-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/monica.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-26T14:15:14+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-maraykanka-kadalbatay-inay-dhexdhexaadinaya-iyaga-iyo-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-maraykanka-kadalbatay-inay-dhexdhexaadinaya-iyaga-iyo-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-maraykanka-kadalbatay-inay-dhexdhexaadinaya-iyaga-iyo-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/monica.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/monica.jpg\",\"width\":860,\"height\":645},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-maraykanka-kadalbatay-inay-dhexdhexaadinaya-iyaga-iyo-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kenya oo Maraykanka kadalbatay inay dhexdhexaadinaya iyaga iyo Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kenya oo Maraykanka kadalbatay inay dhexdhexaadinaya iyaga iyo Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-maraykanka-kadalbatay-inay-dhexdhexaadinaya-iyaga-iyo-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kenya oo Maraykanka kadalbatay inay dhexdhexaadinaya iyaga iyo Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Dowlada Maraykanka ayaa bilowday inay dhexdhexaadiso khilaafka badda ee Soomaaliya iyo Kenya ee ah xadka Badweynta Hindiya. . Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya Monica Juma ayaa la kulantay safiirka Maraykanka Donald Yamamoto iyagoo ka wadahadlay arrimaha ka soo cusboonaaday labada dal ee Kenya iyo Soomaaliya. \u201cWaxaan soo dhoweeyay oo aan la kulmay Ambassador Donald Yamamoto, Wakiilka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-maraykanka-kadalbatay-inay-dhexdhexaadinaya-iyaga-iyo-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-26T14:15:14+00:00","og_image":[{"width":860,"height":645,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/monica.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-maraykanka-kadalbatay-inay-dhexdhexaadinaya-iyaga-iyo-soomaaliya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-maraykanka-kadalbatay-inay-dhexdhexaadinaya-iyaga-iyo-soomaaliya\/","name":"Kenya oo Maraykanka kadalbatay inay dhexdhexaadinaya iyaga iyo Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-maraykanka-kadalbatay-inay-dhexdhexaadinaya-iyaga-iyo-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-maraykanka-kadalbatay-inay-dhexdhexaadinaya-iyaga-iyo-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/monica.jpg","datePublished":"2019-06-26T14:15:14+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-maraykanka-kadalbatay-inay-dhexdhexaadinaya-iyaga-iyo-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-maraykanka-kadalbatay-inay-dhexdhexaadinaya-iyaga-iyo-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-maraykanka-kadalbatay-inay-dhexdhexaadinaya-iyaga-iyo-soomaaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/monica.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/monica.jpg","width":860,"height":645},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-maraykanka-kadalbatay-inay-dhexdhexaadinaya-iyaga-iyo-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kenya oo Maraykanka kadalbatay inay dhexdhexaadinaya iyaga iyo Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129724"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=129724"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129724\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":129726,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129724\/revisions\/129726"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129725"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=129724"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=129724"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=129724"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}