{"id":129727,"date":"2019-06-26T16:18:33","date_gmt":"2019-06-26T14:18:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=129727"},"modified":"2019-06-26T16:18:33","modified_gmt":"2019-06-26T14:18:33","slug":"madaxwayne-xaaf-oo-khayre-ku-soo-dhoweeyay-deegaanka-godinlabesawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xaaf-oo-khayre-ku-soo-dhoweeyay-deegaanka-godinlabesawirro\/","title":{"rendered":"Madaxwayne Xaaf oo khayre ku soo dhoweeyay deegaanka Godinlabe+SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Wafdiga uu hoggaaminayo Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo safar dhinaca dhulka ah kaga soo ambabaxay magaalada Dhuusamareeb ayaa gaaray deegaanka Godinlabe, halkaasoo uu ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xaaf ayaa wafdiga Ra\u2019iisul Wasaaraha kaga hortagay Godinlabe, waxaana la filayaa in loo soo galbiyo magaalada Cadaado oo ay caawa ku hoyanayaan.<\/p>\n<p>Labada dhinac ayaa kulan kooban ku yeeshay bannaanka deegaanka, oo ay isku gacan qaadeen, waxaana ka muuqatay isu dhoola cadeyn.<\/p>\n<p>Wafdiga Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa marka ay soo gaaraan Cadaado waxay kulamo rasmi ah la yeelan doonaan Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf, Xildhibaanada ku sugan deegaanka iyo odayaasha.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa dadaal ugu jira in sidii Maamulka Galmudug wadajir loogu dhisi lahaa, iyadoo dadka deegaanka ay u dhan yihiin, waxaana dowladda Federaalka ay meesha ka saartay isku day markii hore la qabay oo ahaa in hal dhinac ay la xaajooneyso oo kaliya.<\/p>\n<p>Labada dhinac ayaa hadii ay is faham ka gaaraan arrimaha doorashada iyo qaabka loo wajahayo, waxaa laga yaabaa in laga soo saaro war murtiyeed loo dhan yahay, balse waxaa ka horeeya caqabado dhowr ah oo xalinteeda ay qaadan doonto muddo.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-129727 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xaaf-oo-khayre-ku-soo-dhoweeyay-deegaanka-godinlabesawirro\/xaaf-khe1-696x522\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"696\" height=\"522\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/xaaf-khe1-696x522.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/xaaf-khe1-696x522.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/xaaf-khe1-696x522-300x225.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xaaf-oo-khayre-ku-soo-dhoweeyay-deegaanka-godinlabesawirro\/xaaf-khe-696x522\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"696\" height=\"522\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/xaaf-khe-696x522.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/xaaf-khe-696x522.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/xaaf-khe-696x522-300x225.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdiga uu hoggaaminayo Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo safar dhinaca dhulka ah kaga soo ambabaxay magaalada Dhuusamareeb ayaa gaaray deegaanka Godinlabe, halkaasoo uu ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf. Madaxweyne Xaaf ayaa wafdiga Ra\u2019iisul Wasaaraha kaga hortagay Godinlabe, waxaana la filayaa in loo soo galbiyo magaalada Cadaado oo ay caawa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129728,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-129727","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxwayne Xaaf oo khayre ku soo dhoweeyay deegaanka Godinlabe+SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xaaf-oo-khayre-ku-soo-dhoweeyay-deegaanka-godinlabesawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxwayne Xaaf oo khayre ku soo dhoweeyay deegaanka Godinlabe+SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wafdiga uu hoggaaminayo Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo safar dhinaca dhulka ah kaga soo ambabaxay magaalada Dhuusamareeb ayaa gaaray deegaanka Godinlabe, halkaasoo uu ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf. Madaxweyne Xaaf ayaa wafdiga Ra\u2019iisul Wasaaraha kaga hortagay Godinlabe, waxaana la filayaa in loo soo galbiyo magaalada Cadaado oo ay caawa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xaaf-oo-khayre-ku-soo-dhoweeyay-deegaanka-godinlabesawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-26T14:18:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/xaaf-khe1-696x522.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"522\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xaaf-oo-khayre-ku-soo-dhoweeyay-deegaanka-godinlabesawirro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xaaf-oo-khayre-ku-soo-dhoweeyay-deegaanka-godinlabesawirro\/\",\"name\":\"Madaxwayne Xaaf oo khayre ku soo dhoweeyay deegaanka Godinlabe+SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xaaf-oo-khayre-ku-soo-dhoweeyay-deegaanka-godinlabesawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xaaf-oo-khayre-ku-soo-dhoweeyay-deegaanka-godinlabesawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/xaaf-khe1-696x522.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-26T14:18:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xaaf-oo-khayre-ku-soo-dhoweeyay-deegaanka-godinlabesawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xaaf-oo-khayre-ku-soo-dhoweeyay-deegaanka-godinlabesawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xaaf-oo-khayre-ku-soo-dhoweeyay-deegaanka-godinlabesawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/xaaf-khe1-696x522.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/xaaf-khe1-696x522.jpg\",\"width\":696,\"height\":522},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xaaf-oo-khayre-ku-soo-dhoweeyay-deegaanka-godinlabesawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxwayne Xaaf oo khayre ku soo dhoweeyay deegaanka Godinlabe+SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxwayne Xaaf oo khayre ku soo dhoweeyay deegaanka Godinlabe+SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xaaf-oo-khayre-ku-soo-dhoweeyay-deegaanka-godinlabesawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxwayne Xaaf oo khayre ku soo dhoweeyay deegaanka Godinlabe+SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Wafdiga uu hoggaaminayo Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo safar dhinaca dhulka ah kaga soo ambabaxay magaalada Dhuusamareeb ayaa gaaray deegaanka Godinlabe, halkaasoo uu ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf. Madaxweyne Xaaf ayaa wafdiga Ra\u2019iisul Wasaaraha kaga hortagay Godinlabe, waxaana la filayaa in loo soo galbiyo magaalada Cadaado oo ay caawa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xaaf-oo-khayre-ku-soo-dhoweeyay-deegaanka-godinlabesawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-26T14:18:33+00:00","og_image":[{"width":696,"height":522,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/xaaf-khe1-696x522.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xaaf-oo-khayre-ku-soo-dhoweeyay-deegaanka-godinlabesawirro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xaaf-oo-khayre-ku-soo-dhoweeyay-deegaanka-godinlabesawirro\/","name":"Madaxwayne Xaaf oo khayre ku soo dhoweeyay deegaanka Godinlabe+SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xaaf-oo-khayre-ku-soo-dhoweeyay-deegaanka-godinlabesawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xaaf-oo-khayre-ku-soo-dhoweeyay-deegaanka-godinlabesawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/xaaf-khe1-696x522.jpg","datePublished":"2019-06-26T14:18:33+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xaaf-oo-khayre-ku-soo-dhoweeyay-deegaanka-godinlabesawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xaaf-oo-khayre-ku-soo-dhoweeyay-deegaanka-godinlabesawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xaaf-oo-khayre-ku-soo-dhoweeyay-deegaanka-godinlabesawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/xaaf-khe1-696x522.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/xaaf-khe1-696x522.jpg","width":696,"height":522},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xaaf-oo-khayre-ku-soo-dhoweeyay-deegaanka-godinlabesawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxwayne Xaaf oo khayre ku soo dhoweeyay deegaanka Godinlabe+SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129727"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=129727"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129727\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":129730,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129727\/revisions\/129730"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129728"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=129727"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=129727"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=129727"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}