{"id":129767,"date":"2019-06-26T22:37:21","date_gmt":"2019-06-26T20:37:21","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=129767"},"modified":"2019-06-26T22:37:21","modified_gmt":"2019-06-26T20:37:21","slug":"guddigii-loo-xilsaaray-dadkii-lagu-laayay-gaalkacyo-oo-halkaas-gaaray-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-xilsaaray-dadkii-lagu-laayay-gaalkacyo-oo-halkaas-gaaray-sawirro\/","title":{"rendered":"Guddigii loo xilsaaray dadkii lagu laayay Gaalkacyo oo halkaas gaaray +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Gelinkii dambe ee Maanta ayaa Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug waxaa gaaray wafdi ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Odayaal dhaqmeed.<\/p>\n<p>Wafdiga ka socday dowladda ee gaaray Gaalkacyo ayaa isugu jira Xildhibaano ka tirsan labada Golle Baarlamaanka Soomaaliya,isla markaana waxaa Garoonka diyaaradaha Magaalada kusoo dhaweeyay Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Gobolka,kan Degmada iyo qeybaha kala duwan ee halkaasi ku dhaqan.<\/p>\n<p>Sidoo kale wafdiga ayaa waxaa qeyb ka ahaa Odayaal dhaqmeed ka soo kala jeeda deegaanada maamulada Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ujeedka wafdiga ka socday dowladda ee isugu jiray Xildhibaanada labada Golle ee Baarlamaanka iyo Odayaasha dhaqanka u taageen Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa uu yahay sidii ay qeyb uga noqon lahayeen xalinta dadkii dhawaan dil wadareedka loogu geystay halkaas.<\/p>\n<p>Inta ay ku sugan yihiin Mas\u2019iiliyiinta Gaalkacyo ayaa waxaa ay kulamo kala duwan la qaadan doonaan Madax ka tirsan Gobolka Mudug,kan Degmada Gaalkacyo iyo qaar kamid ah Ehelada 9-kii qof ee dhawaan lagu dilay Gaalkacyo,isla markaana iyagoo ka wada hadli doono sidii loo xalin lahaa arrintaas foosha xun,cadaaladana loo horkeeni lahaa dadkii ka dambeeyay falka.<\/p>\n<p>Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa xili habeen ah lagu dilay Saraal ka tirsan Ciidanka nabadsugida maamulka Galmudug iyo 9 ruux oo shacabka ahaa,kuwaasi oo ka soo kala jeeday deegaanada maamulada Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed Soomaaliya.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-129767 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-xilsaaray-dadkii-lagu-laayay-gaalkacyo-oo-halkaas-gaaray-sawirro\/1-67-4\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"640\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-67-1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-67-1.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-67-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-67-1-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-xilsaaray-dadkii-lagu-laayay-gaalkacyo-oo-halkaas-gaaray-sawirro\/2-65-4\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"640\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/2-65.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/2-65.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/2-65-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/2-65-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-xilsaaray-dadkii-lagu-laayay-gaalkacyo-oo-halkaas-gaaray-sawirro\/2-84-2\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"640\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/2-84.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/2-84.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/2-84-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/2-84-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-xilsaaray-dadkii-lagu-laayay-gaalkacyo-oo-halkaas-gaaray-sawirro\/3-65-2\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"640\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/3-65.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/3-65.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/3-65-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/3-65-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-xilsaaray-dadkii-lagu-laayay-gaalkacyo-oo-halkaas-gaaray-sawirro\/4-57-3\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"640\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/4-57.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/4-57.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/4-57-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/4-57-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-xilsaaray-dadkii-lagu-laayay-gaalkacyo-oo-halkaas-gaaray-sawirro\/5-49-3\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"640\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/5-49.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/5-49.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/5-49-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/5-49-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-xilsaaray-dadkii-lagu-laayay-gaalkacyo-oo-halkaas-gaaray-sawirro\/7-30-3\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"640\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/7-30-1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/7-30-1.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/7-30-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/7-30-1-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gelinkii dambe ee Maanta ayaa Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug waxaa gaaray wafdi ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Odayaal dhaqmeed. Wafdiga ka socday dowladda ee gaaray Gaalkacyo ayaa isugu jira Xildhibaano ka tirsan labada Golle Baarlamaanka Soomaaliya,isla markaana waxaa Garoonka diyaaradaha Magaalada kusoo dhaweeyay Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Gobolka,kan Degmada iyo qeybaha kala duwan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129775,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-129767","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddigii loo xilsaaray dadkii lagu laayay Gaalkacyo oo halkaas gaaray +SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-xilsaaray-dadkii-lagu-laayay-gaalkacyo-oo-halkaas-gaaray-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddigii loo xilsaaray dadkii lagu laayay Gaalkacyo oo halkaas gaaray +SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Gelinkii dambe ee Maanta ayaa Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug waxaa gaaray wafdi ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Odayaal dhaqmeed. Wafdiga ka socday dowladda ee gaaray Gaalkacyo ayaa isugu jira Xildhibaano ka tirsan labada Golle Baarlamaanka Soomaaliya,isla markaana waxaa Garoonka diyaaradaha Magaalada kusoo dhaweeyay Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Gobolka,kan Degmada iyo qeybaha kala duwan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-xilsaaray-dadkii-lagu-laayay-gaalkacyo-oo-halkaas-gaaray-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-26T20:37:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/5-49.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-xilsaaray-dadkii-lagu-laayay-gaalkacyo-oo-halkaas-gaaray-sawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-xilsaaray-dadkii-lagu-laayay-gaalkacyo-oo-halkaas-gaaray-sawirro\/\",\"name\":\"Guddigii loo xilsaaray dadkii lagu laayay Gaalkacyo oo halkaas gaaray +SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-xilsaaray-dadkii-lagu-laayay-gaalkacyo-oo-halkaas-gaaray-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-xilsaaray-dadkii-lagu-laayay-gaalkacyo-oo-halkaas-gaaray-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/5-49.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-26T20:37:21+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-xilsaaray-dadkii-lagu-laayay-gaalkacyo-oo-halkaas-gaaray-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-xilsaaray-dadkii-lagu-laayay-gaalkacyo-oo-halkaas-gaaray-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-xilsaaray-dadkii-lagu-laayay-gaalkacyo-oo-halkaas-gaaray-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/5-49.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/5-49.jpg\",\"width\":960,\"height\":640},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-xilsaaray-dadkii-lagu-laayay-gaalkacyo-oo-halkaas-gaaray-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddigii loo xilsaaray dadkii lagu laayay Gaalkacyo oo halkaas gaaray +SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddigii loo xilsaaray dadkii lagu laayay Gaalkacyo oo halkaas gaaray +SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-xilsaaray-dadkii-lagu-laayay-gaalkacyo-oo-halkaas-gaaray-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddigii loo xilsaaray dadkii lagu laayay Gaalkacyo oo halkaas gaaray +SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Gelinkii dambe ee Maanta ayaa Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug waxaa gaaray wafdi ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Odayaal dhaqmeed. Wafdiga ka socday dowladda ee gaaray Gaalkacyo ayaa isugu jira Xildhibaano ka tirsan labada Golle Baarlamaanka Soomaaliya,isla markaana waxaa Garoonka diyaaradaha Magaalada kusoo dhaweeyay Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Gobolka,kan Degmada iyo qeybaha kala duwan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-xilsaaray-dadkii-lagu-laayay-gaalkacyo-oo-halkaas-gaaray-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-26T20:37:21+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/5-49.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-xilsaaray-dadkii-lagu-laayay-gaalkacyo-oo-halkaas-gaaray-sawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-xilsaaray-dadkii-lagu-laayay-gaalkacyo-oo-halkaas-gaaray-sawirro\/","name":"Guddigii loo xilsaaray dadkii lagu laayay Gaalkacyo oo halkaas gaaray +SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-xilsaaray-dadkii-lagu-laayay-gaalkacyo-oo-halkaas-gaaray-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-xilsaaray-dadkii-lagu-laayay-gaalkacyo-oo-halkaas-gaaray-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/5-49.jpg","datePublished":"2019-06-26T20:37:21+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-xilsaaray-dadkii-lagu-laayay-gaalkacyo-oo-halkaas-gaaray-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-xilsaaray-dadkii-lagu-laayay-gaalkacyo-oo-halkaas-gaaray-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-xilsaaray-dadkii-lagu-laayay-gaalkacyo-oo-halkaas-gaaray-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/5-49.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/5-49.jpg","width":960,"height":640},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-xilsaaray-dadkii-lagu-laayay-gaalkacyo-oo-halkaas-gaaray-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddigii loo xilsaaray dadkii lagu laayay Gaalkacyo oo halkaas gaaray +SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129767"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=129767"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129767\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":129777,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129767\/revisions\/129777"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129775"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=129767"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=129767"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=129767"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}