{"id":129779,"date":"2019-06-27T07:45:15","date_gmt":"2019-06-27T05:45:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=129779"},"modified":"2019-06-27T07:45:15","modified_gmt":"2019-06-27T05:45:15","slug":"dagaal-xoogan-oo-ka-socda-degmada-wanlaweyn","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-degmada-wanlaweyn\/","title":{"rendered":"Dagaal xoogan oo ka socda degmada Wanlaweyn"},"content":{"rendered":"<p>Dagaalkaan oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu ka dhacay Xaafado ka tirsan degmada Walaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose,waxaana uu u dhaxeeyaa maleeshiyaad kasoo jeeda hal beel oo wada dega degmadaasi Walanweyn.<\/p>\n<p>Dad ku sugan degmnada Walanweyn ayaa Wardoon waxaa ay u sheegeen in dagaalka uu yimid kadib markii maleeshiyaad hubeysan ay weerareen,bar koontorool oo maleeshiyaad kale u taalla Galbeedka degmadaas,waxaana ka dhashay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.<\/p>\n<p>\u201cWalaal dagaalka xoogiisa waxaa uu ka dhacay Galbeedka Walaweyn,jagboonti yaallay ayaa maleeshiyeed hubeysan ay weerareen,waxana ku dhintay Haweeney laba kale waa ay ku dhaawacmeen,hadda gudaha Magalada ayay rasaasta ka socotaa waana mid goos goos ah ayuu yiri qof ku sugan Walanweyn.<\/p>\n<p>Dagaalkan saakay ka bilaawday degmada Walaweyn ayaa daba socda dagaalo horay uga dhacay degmadaas,waxaana jirtay in dhowr bilood ka hor ay tageen Xildhibaano uu ka mid ahaay Daahir Amiin Jeesow,kuwaas oo xiisada joojiyay balse Maanta markale u bilaawday dagaalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaalkaan oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu ka dhacay Xaafado ka tirsan degmada Walaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose,waxaana uu u dhaxeeyaa maleeshiyaad kasoo jeeda hal beel oo wada dega degmadaasi Walanweyn. Dad ku sugan degmnada Walanweyn ayaa Wardoon waxaa ay u sheegeen in dagaalka uu yimid kadib markii maleeshiyaad hubeysan ay weerareen,bar koontorool [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129780,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-129779","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dagaal xoogan oo ka socda degmada Wanlaweyn - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-degmada-wanlaweyn\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dagaal xoogan oo ka socda degmada Wanlaweyn - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dagaalkaan oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu ka dhacay Xaafado ka tirsan degmada Walaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose,waxaana uu u dhaxeeyaa maleeshiyaad kasoo jeeda hal beel oo wada dega degmadaasi Walanweyn. Dad ku sugan degmnada Walanweyn ayaa Wardoon waxaa ay u sheegeen in dagaalka uu yimid kadib markii maleeshiyaad hubeysan ay weerareen,bar koontorool [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-degmada-wanlaweyn\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-27T05:45:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Wanlaweyn.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"432\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-degmada-wanlaweyn\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-degmada-wanlaweyn\/\",\"name\":\"Dagaal xoogan oo ka socda degmada Wanlaweyn - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-degmada-wanlaweyn\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-degmada-wanlaweyn\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Wanlaweyn.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-27T05:45:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-degmada-wanlaweyn\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-degmada-wanlaweyn\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-degmada-wanlaweyn\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Wanlaweyn.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Wanlaweyn.jpg\",\"width\":768,\"height\":432},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-degmada-wanlaweyn\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dagaal xoogan oo ka socda degmada Wanlaweyn\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dagaal xoogan oo ka socda degmada Wanlaweyn - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-degmada-wanlaweyn\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dagaal xoogan oo ka socda degmada Wanlaweyn - Wardoon","og_description":"Dagaalkaan oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu ka dhacay Xaafado ka tirsan degmada Walaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose,waxaana uu u dhaxeeyaa maleeshiyaad kasoo jeeda hal beel oo wada dega degmadaasi Walanweyn. Dad ku sugan degmnada Walanweyn ayaa Wardoon waxaa ay u sheegeen in dagaalka uu yimid kadib markii maleeshiyaad hubeysan ay weerareen,bar koontorool [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-degmada-wanlaweyn\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-27T05:45:15+00:00","og_image":[{"width":768,"height":432,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Wanlaweyn.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-degmada-wanlaweyn\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-degmada-wanlaweyn\/","name":"Dagaal xoogan oo ka socda degmada Wanlaweyn - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-degmada-wanlaweyn\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-degmada-wanlaweyn\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Wanlaweyn.jpg","datePublished":"2019-06-27T05:45:15+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-degmada-wanlaweyn\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-degmada-wanlaweyn\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-degmada-wanlaweyn\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Wanlaweyn.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Wanlaweyn.jpg","width":768,"height":432},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-degmada-wanlaweyn\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dagaal xoogan oo ka socda degmada Wanlaweyn"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129779"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=129779"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129779\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":129781,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129779\/revisions\/129781"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129780"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=129779"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=129779"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=129779"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}