{"id":129788,"date":"2019-06-27T08:07:06","date_gmt":"2019-06-27T06:07:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=129788"},"modified":"2019-06-27T08:11:12","modified_gmt":"2019-06-27T06:11:12","slug":"tanzania-oo-u-yeeratay-safiirka-kenya-si-ay-wax-uga-waydiiso-hadal-isir-beegsi-ah-oo-xildhibaan-ka-soo-yeedhay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tanzania-oo-u-yeeratay-safiirka-kenya-si-ay-wax-uga-waydiiso-hadal-isir-beegsi-ah-oo-xildhibaan-ka-soo-yeedhay\/","title":{"rendered":"Tanzania Oo U Yeeratay Safiirka Kenya Si Ay Wax Uga Waydiiso Hadal &#8220;Isir Beegsi Ah&#8221; Oo Xildhibaan Ka Soo Yeedhay"},"content":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisulwasaaraha Tanzania ayaa la kulmay safiirka Kenya u fadhiya dalkiisa ka dib markii uu u yeeray si uu faahfaahin uga bixiyo hadal ka soo yeeray xildhibaan ka tirsan xisbiga talada haya, kaas oo sheegay in ay dalkiisa isaga baxaan ganacsatada reer Tanzania.<\/p>\n<p>Xildhibaan Charles Njagua Kanyi ayaa yiri &#8220;reer Tanzania iyo reer Uganda ganacsiganagii ayay la wareegeen, arrintaasina way nasoo kartay.&#8221; Ka dibna wuxuu intaas ku daray waa la garaaci doonaa haddii aysan tagin.<\/p>\n<p>Ka dib kulankii ay wada yeesheen Kassim Majaliwa iyo danjire Dan Kazungu, Mudane Majaliwa ayaa sheegay in labada dal ay yihiin saaxiibbo uuna u xaqiijiyay in hadalkaas uusan ka imaan dawladda Kenya.<\/p>\n<p>Intii ay doodda baarlamaanku socotayna, guddoomiyaha baarlamaanka ayaa dalbaday in dawladda Kenya ay iska fogayso hadalkaas.<\/p>\n<p>Job Ndugai ayaa yiri &#8220;haddii Tanzanian-ka la garaaco Kenyanku qureexda ayay halkaas nagu arki doonaan\u201d hadal kaas oo uu ula jeedo waan aarsan doonnaa.<\/p>\n<p>Hoggaamiyaha mucaaradka Tanzania Freeman Mbowe ayaa sheegay in hadalkaas aan la iska indho tiri karin.<\/p>\n<p>&#8220;Hadallada isir nacaybka ah waa in aan cambaaraynaa. Horay baan saamaynta dabeecadahaas oo kale ugu aragnay Koonfur Afrika muwaadiniintannada ayaana lagu laayay, dawladda Kenya waa in ay wax ka qabataa arrintaas.&#8221; ayuu yiri Mbowe.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/e-jRBOuQ3Tk\" width=\"850\" height=\"750\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" data-mce-type=\"bookmark\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><br \/>\n<a href=\"https:\/\/www.thecitizen.co.tz\/news\/1840340-5170920-8sdnxi\/index.html\"><span style=\"color: #0000ff;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisulwasaaraha Tanzania ayaa la kulmay safiirka Kenya u fadhiya dalkiisa ka dib markii uu u yeeray si uu faahfaahin uga bixiyo hadal ka soo yeeray xildhibaan ka tirsan xisbiga talada haya, kaas oo sheegay in ay dalkiisa isaga baxaan ganacsatada reer Tanzania. Xildhibaan Charles Njagua Kanyi ayaa yiri &#8220;reer Tanzania iyo reer Uganda ganacsiganagii ayay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129789,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-129788","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Tanzania Oo U Yeeratay Safiirka Kenya Si Ay Wax Uga Waydiiso Hadal &quot;Isir Beegsi Ah&quot; Oo Xildhibaan Ka Soo Yeedhay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tanzania-oo-u-yeeratay-safiirka-kenya-si-ay-wax-uga-waydiiso-hadal-isir-beegsi-ah-oo-xildhibaan-ka-soo-yeedhay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Tanzania Oo U Yeeratay Safiirka Kenya Si Ay Wax Uga Waydiiso Hadal &quot;Isir Beegsi Ah&quot; Oo Xildhibaan Ka Soo Yeedhay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra&#8217;iisulwasaaraha Tanzania ayaa la kulmay safiirka Kenya u fadhiya dalkiisa ka dib markii uu u yeeray si uu faahfaahin uga bixiyo hadal ka soo yeeray xildhibaan ka tirsan xisbiga talada haya, kaas oo sheegay in ay dalkiisa isaga baxaan ganacsatada reer Tanzania. Xildhibaan Charles Njagua Kanyi ayaa yiri &#8220;reer Tanzania iyo reer Uganda ganacsiganagii ayay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tanzania-oo-u-yeeratay-safiirka-kenya-si-ay-wax-uga-waydiiso-hadal-isir-beegsi-ah-oo-xildhibaan-ka-soo-yeedhay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-27T06:07:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-06-27T06:11:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Tanzania.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1181\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1033\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tanzania-oo-u-yeeratay-safiirka-kenya-si-ay-wax-uga-waydiiso-hadal-isir-beegsi-ah-oo-xildhibaan-ka-soo-yeedhay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tanzania-oo-u-yeeratay-safiirka-kenya-si-ay-wax-uga-waydiiso-hadal-isir-beegsi-ah-oo-xildhibaan-ka-soo-yeedhay\/\",\"name\":\"Tanzania Oo U Yeeratay Safiirka Kenya Si Ay Wax Uga Waydiiso Hadal \\\"Isir Beegsi Ah\\\" Oo Xildhibaan Ka Soo Yeedhay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tanzania-oo-u-yeeratay-safiirka-kenya-si-ay-wax-uga-waydiiso-hadal-isir-beegsi-ah-oo-xildhibaan-ka-soo-yeedhay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tanzania-oo-u-yeeratay-safiirka-kenya-si-ay-wax-uga-waydiiso-hadal-isir-beegsi-ah-oo-xildhibaan-ka-soo-yeedhay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Tanzania.png\",\"datePublished\":\"2019-06-27T06:07:06+00:00\",\"dateModified\":\"2019-06-27T06:11:12+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tanzania-oo-u-yeeratay-safiirka-kenya-si-ay-wax-uga-waydiiso-hadal-isir-beegsi-ah-oo-xildhibaan-ka-soo-yeedhay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tanzania-oo-u-yeeratay-safiirka-kenya-si-ay-wax-uga-waydiiso-hadal-isir-beegsi-ah-oo-xildhibaan-ka-soo-yeedhay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tanzania-oo-u-yeeratay-safiirka-kenya-si-ay-wax-uga-waydiiso-hadal-isir-beegsi-ah-oo-xildhibaan-ka-soo-yeedhay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Tanzania.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Tanzania.png\",\"width\":1181,\"height\":1033},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tanzania-oo-u-yeeratay-safiirka-kenya-si-ay-wax-uga-waydiiso-hadal-isir-beegsi-ah-oo-xildhibaan-ka-soo-yeedhay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Tanzania Oo U Yeeratay Safiirka Kenya Si Ay Wax Uga Waydiiso Hadal &#8220;Isir Beegsi Ah&#8221; Oo Xildhibaan Ka Soo Yeedhay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Tanzania Oo U Yeeratay Safiirka Kenya Si Ay Wax Uga Waydiiso Hadal \"Isir Beegsi Ah\" Oo Xildhibaan Ka Soo Yeedhay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tanzania-oo-u-yeeratay-safiirka-kenya-si-ay-wax-uga-waydiiso-hadal-isir-beegsi-ah-oo-xildhibaan-ka-soo-yeedhay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Tanzania Oo U Yeeratay Safiirka Kenya Si Ay Wax Uga Waydiiso Hadal \"Isir Beegsi Ah\" Oo Xildhibaan Ka Soo Yeedhay - Wardoon","og_description":"Ra&#8217;iisulwasaaraha Tanzania ayaa la kulmay safiirka Kenya u fadhiya dalkiisa ka dib markii uu u yeeray si uu faahfaahin uga bixiyo hadal ka soo yeeray xildhibaan ka tirsan xisbiga talada haya, kaas oo sheegay in ay dalkiisa isaga baxaan ganacsatada reer Tanzania. Xildhibaan Charles Njagua Kanyi ayaa yiri &#8220;reer Tanzania iyo reer Uganda ganacsiganagii ayay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tanzania-oo-u-yeeratay-safiirka-kenya-si-ay-wax-uga-waydiiso-hadal-isir-beegsi-ah-oo-xildhibaan-ka-soo-yeedhay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-27T06:07:06+00:00","article_modified_time":"2019-06-27T06:11:12+00:00","og_image":[{"width":1181,"height":1033,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Tanzania.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tanzania-oo-u-yeeratay-safiirka-kenya-si-ay-wax-uga-waydiiso-hadal-isir-beegsi-ah-oo-xildhibaan-ka-soo-yeedhay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tanzania-oo-u-yeeratay-safiirka-kenya-si-ay-wax-uga-waydiiso-hadal-isir-beegsi-ah-oo-xildhibaan-ka-soo-yeedhay\/","name":"Tanzania Oo U Yeeratay Safiirka Kenya Si Ay Wax Uga Waydiiso Hadal \"Isir Beegsi Ah\" Oo Xildhibaan Ka Soo Yeedhay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tanzania-oo-u-yeeratay-safiirka-kenya-si-ay-wax-uga-waydiiso-hadal-isir-beegsi-ah-oo-xildhibaan-ka-soo-yeedhay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tanzania-oo-u-yeeratay-safiirka-kenya-si-ay-wax-uga-waydiiso-hadal-isir-beegsi-ah-oo-xildhibaan-ka-soo-yeedhay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Tanzania.png","datePublished":"2019-06-27T06:07:06+00:00","dateModified":"2019-06-27T06:11:12+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tanzania-oo-u-yeeratay-safiirka-kenya-si-ay-wax-uga-waydiiso-hadal-isir-beegsi-ah-oo-xildhibaan-ka-soo-yeedhay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/tanzania-oo-u-yeeratay-safiirka-kenya-si-ay-wax-uga-waydiiso-hadal-isir-beegsi-ah-oo-xildhibaan-ka-soo-yeedhay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tanzania-oo-u-yeeratay-safiirka-kenya-si-ay-wax-uga-waydiiso-hadal-isir-beegsi-ah-oo-xildhibaan-ka-soo-yeedhay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Tanzania.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Tanzania.png","width":1181,"height":1033},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tanzania-oo-u-yeeratay-safiirka-kenya-si-ay-wax-uga-waydiiso-hadal-isir-beegsi-ah-oo-xildhibaan-ka-soo-yeedhay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Tanzania Oo U Yeeratay Safiirka Kenya Si Ay Wax Uga Waydiiso Hadal &#8220;Isir Beegsi Ah&#8221; Oo Xildhibaan Ka Soo Yeedhay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129788"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=129788"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129788\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":129792,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129788\/revisions\/129792"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129789"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=129788"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=129788"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=129788"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}