{"id":129793,"date":"2019-06-27T09:00:58","date_gmt":"2019-06-27T07:00:58","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=129793"},"modified":"2019-06-27T09:00:58","modified_gmt":"2019-06-27T07:00:58","slug":"kheyre-oo-kalaabtay-heshiiskii-dowladda-iyo-kooxda-ahlu-sunna","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-kalaabtay-heshiiskii-dowladda-iyo-kooxda-ahlu-sunna\/","title":{"rendered":"Kheyre oo kalaabtay heshiiskii dowladda iyo kooxda Ahlu-Sunna"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa dalbaday in dib loogu noqdo heshiis hordhac ahaa oo horey u dhex maray dowladda federaalka ah iyo kooxda Ahlu-Sunna, sida ay ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay u xaqiijiyeen Wardoon.<\/p>\n<p>Heshiiskan oo intiisa badan la gaaray intii uusan Xaaf ogolaan in doorasho ka dhacdo Galmudug, ayaa dhigayey in dowladda ay kooxda Ahlu-Sunna siiso xilka wasiirka arrimaha gudaha, safiiro iyo lacag dhowr milyan oo dollar ah, si ay dowladda ugala shaqeyso in meesha laga saaro Xaaf.<\/p>\n<p>Si kastaba, kadib markii Xaaf si lama filaan ah u sheegay inuu dowladda la heshiiyey kana furtay Ahlu-Sunna, ayaa wax walba is-beddeleen waxaana dowladda ay dareentay inaysan ku qasbaneyn in ay Ahlu-Sunna la gasho gorgorton siyaasadeed.<\/p>\n<p>Waxyaabaha ra\u2019iisul wasaraaha diiday ayaa waxaa ka mid ah lacag afar milyan oo dollar ah oo markii hore labada dhinac ay si mabda\u2019 ahaan isugu raaceen, inkasta oo xilalka qaar uu weli ogol yahay.<\/p>\n<p>Sida aan xogta ku helnay, Kheyre ayaa intii uu ku sugnaa Dhuusomareeb u sheegay madaxda Ahlu-Sunna in maadaama hadda Xaaf uusan ahayn madax lagu gorgortomo aysan dowladda ku qasbaneyn inay wax badan ku bixiso ogolaanshaha Ahlu-Sunna ee doorasho dhacdo.<\/p>\n<p>Inkasta oo Ahlu-Sunna ay si shaacsan u sheegtay inay raali ka tahay doorasho dhacdo, haddana xogta aan helnay ayaa sheegeysa inay aad uga carrootay hadalka ra\u2019iisul wasaare Kheyre, una aragtay mid muujinaya in dowladda ay tahay danaysato.<\/p>\n<p>Dhinacyada ayaa la filayaa in wada-hadallo dheeraad ah yeeshaan ka hor doorashada Galmudug ayada oo Ahlu-Sunna ay rumeysan tahay in dowladda ay ku qasban tahay inay sida ay doonto u yeesho maadaama aan Galmudug laga dhisi karin maamul aysan raali ka ahyan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa dalbaday in dib loogu noqdo heshiis hordhac ahaa oo horey u dhex maray dowladda federaalka ah iyo kooxda Ahlu-Sunna, sida ay ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay u xaqiijiyeen Wardoon. Heshiiskan oo intiisa badan la gaaray intii uusan Xaaf ogolaan in doorasho ka dhacdo Galmudug, ayaa dhigayey in dowladda ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129795,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-129793","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kheyre oo kalaabtay heshiiskii dowladda iyo kooxda Ahlu-Sunna - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-kalaabtay-heshiiskii-dowladda-iyo-kooxda-ahlu-sunna\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kheyre oo kalaabtay heshiiskii dowladda iyo kooxda Ahlu-Sunna - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa dalbaday in dib loogu noqdo heshiis hordhac ahaa oo horey u dhex maray dowladda federaalka ah iyo kooxda Ahlu-Sunna, sida ay ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay u xaqiijiyeen Wardoon. Heshiiskan oo intiisa badan la gaaray intii uusan Xaaf ogolaan in doorasho ka dhacdo Galmudug, ayaa dhigayey in dowladda ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-kalaabtay-heshiiskii-dowladda-iyo-kooxda-ahlu-sunna\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-27T07:00:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/65273180_2062043214098815_4459709313622999040_n-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"639\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-kalaabtay-heshiiskii-dowladda-iyo-kooxda-ahlu-sunna\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-kalaabtay-heshiiskii-dowladda-iyo-kooxda-ahlu-sunna\/\",\"name\":\"Kheyre oo kalaabtay heshiiskii dowladda iyo kooxda Ahlu-Sunna - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-kalaabtay-heshiiskii-dowladda-iyo-kooxda-ahlu-sunna\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-kalaabtay-heshiiskii-dowladda-iyo-kooxda-ahlu-sunna\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/65273180_2062043214098815_4459709313622999040_n-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-27T07:00:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-kalaabtay-heshiiskii-dowladda-iyo-kooxda-ahlu-sunna\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-kalaabtay-heshiiskii-dowladda-iyo-kooxda-ahlu-sunna\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-kalaabtay-heshiiskii-dowladda-iyo-kooxda-ahlu-sunna\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/65273180_2062043214098815_4459709313622999040_n-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/65273180_2062043214098815_4459709313622999040_n-1.jpg\",\"width\":960,\"height\":639},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-kalaabtay-heshiiskii-dowladda-iyo-kooxda-ahlu-sunna\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kheyre oo kalaabtay heshiiskii dowladda iyo kooxda Ahlu-Sunna\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kheyre oo kalaabtay heshiiskii dowladda iyo kooxda Ahlu-Sunna - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-kalaabtay-heshiiskii-dowladda-iyo-kooxda-ahlu-sunna\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kheyre oo kalaabtay heshiiskii dowladda iyo kooxda Ahlu-Sunna - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa dalbaday in dib loogu noqdo heshiis hordhac ahaa oo horey u dhex maray dowladda federaalka ah iyo kooxda Ahlu-Sunna, sida ay ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay u xaqiijiyeen Wardoon. Heshiiskan oo intiisa badan la gaaray intii uusan Xaaf ogolaan in doorasho ka dhacdo Galmudug, ayaa dhigayey in dowladda ay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-kalaabtay-heshiiskii-dowladda-iyo-kooxda-ahlu-sunna\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-27T07:00:58+00:00","og_image":[{"width":960,"height":639,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/65273180_2062043214098815_4459709313622999040_n-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-kalaabtay-heshiiskii-dowladda-iyo-kooxda-ahlu-sunna\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-kalaabtay-heshiiskii-dowladda-iyo-kooxda-ahlu-sunna\/","name":"Kheyre oo kalaabtay heshiiskii dowladda iyo kooxda Ahlu-Sunna - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-kalaabtay-heshiiskii-dowladda-iyo-kooxda-ahlu-sunna\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-kalaabtay-heshiiskii-dowladda-iyo-kooxda-ahlu-sunna\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/65273180_2062043214098815_4459709313622999040_n-1.jpg","datePublished":"2019-06-27T07:00:58+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-kalaabtay-heshiiskii-dowladda-iyo-kooxda-ahlu-sunna\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-kalaabtay-heshiiskii-dowladda-iyo-kooxda-ahlu-sunna\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-kalaabtay-heshiiskii-dowladda-iyo-kooxda-ahlu-sunna\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/65273180_2062043214098815_4459709313622999040_n-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/65273180_2062043214098815_4459709313622999040_n-1.jpg","width":960,"height":639},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-kalaabtay-heshiiskii-dowladda-iyo-kooxda-ahlu-sunna\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kheyre oo kalaabtay heshiiskii dowladda iyo kooxda Ahlu-Sunna"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129793"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=129793"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129793\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":129796,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129793\/revisions\/129796"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129795"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=129793"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=129793"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=129793"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}