{"id":129797,"date":"2019-06-27T12:19:50","date_gmt":"2019-06-27T10:19:50","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=129797"},"modified":"2019-06-27T12:19:50","modified_gmt":"2019-06-27T10:19:50","slug":"xildhibaan-keenyaan-ah-oo-ku-baaqay-in-lacayriyo-ganacsatada-somalida","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-keenyaan-ah-oo-ku-baaqay-in-lacayriyo-ganacsatada-somalida\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Keenyaan ah oo ku baaqay in lacayriyo ganacsatada somalida"},"content":{"rendered":"<p>Waxay u egtahay in ay cirka isku sii shareerayso xiisadda u dhaxaysa Soomaaliya iyo Kenya eek u saabsan muranka badda maalin uun kadib markii maxkamadda caddaalada adduunka ay ku dhawaaqday xilliga ay dhagaysanayso dacwadda hortaala.<\/p>\n<p>Xildhibaan caan ah oo ka tirsan xisbiga Jubilee ee talada haya, aadna ugu dhow madaxweynaha Kenya iyo ku xigeenkiisa, oo lagu magacaabo Moses Kuria ayaa soo jeediyay in Soomaaliya laga qaado tallaabooyin adag.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ku qasaarinaa nafta askarteena si aan u taageerno dowladda daciifka ah ee Soomaaliya\u201d ayuu yiri xildhibaan Moses oo bartiisa Facebook soo dhigay qoraal dheer.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in la gaaray xiligii laga aargoosan lahaa Soomaaliya, wuxuuna soo jeediyay dhawr arrimood in looga aargoosto Soomaaliya<\/p>\n<p>1.In madaxda iyo ganacsatada Soomaalida ee guryaha iyo gacansiyada ku leh Kenya laga eryo dalka<\/p>\n<p>2.In la dhiso darbiga xuduudda<br \/>\n3.In la xiro xerooyinka qaxootiga<\/p>\n<p>4.In madaxweyne Farmaajo oo uu isaga ku sheegay in uu yahay Muwaadhin Norwegian ah uusan cag soo dhigin Kenya.<\/p>\n<p>Hadalkan ayuu xildhibaanka sheegay xili xabsiga loo taxaabay xildhibaan kale oo jeediyay hadalo kicin ah oo ku saabsan dadka ajaaniibta ah ee Kenya ku saabsan, balse weli ma jirto wax laga dhahay hadalka Moses Koria.<\/p>\n<p>Illo lagu kalsoonyahay ayaa xaqiijiyay in madaxweyne Farmaajo uusan soo marin hawada Kenya markii uu dhowaan safarka ku tagay dalka Koonfur Afrika, si uu uga qeybgalo xafladdii caleemo saarka madaxweyne Cyril Ramaphosa.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa aad u yaraaday safaradii ay wasiiradda, xildhibaanada iyo mas\u2019uuliyiinta kale sida joogtada ah ugu imanayeen Kenya kadib markii garoonka Jomo Kenyatta laga celiyay wasiiro iyo xildhibaano ku safrayay baasaboorka diblomaasiga ah ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Agaasimaha guud ee madaxtooyada Soomaaliya ayaa talaadadii sheegay in aysan Soomaaliya kasoo qeybgali doonin shir Nairobi lagu qabanayay oo ay isku soo horfariisan lahaayeen dowladda federaalka iyo maamulka Somaliland, kaas oo ay dhinac ka fadhiyeen ergo ka socota beesha caalamka.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.kenyans.co.ke\/news\/41080-moses-kuria-gives-7-suggestions-handle-kenya-somalia-tiff\"><span style=\"color: #0000ff;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxay u egtahay in ay cirka isku sii shareerayso xiisadda u dhaxaysa Soomaaliya iyo Kenya eek u saabsan muranka badda maalin uun kadib markii maxkamadda caddaalada adduunka ay ku dhawaaqday xilliga ay dhagaysanayso dacwadda hortaala. Xildhibaan caan ah oo ka tirsan xisbiga Jubilee ee talada haya, aadna ugu dhow madaxweynaha Kenya iyo ku xigeenkiisa, oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129798,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-129797","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaan Keenyaan ah oo ku baaqay in lacayriyo ganacsatada somalida - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-keenyaan-ah-oo-ku-baaqay-in-lacayriyo-ganacsatada-somalida\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaan Keenyaan ah oo ku baaqay in lacayriyo ganacsatada somalida - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxay u egtahay in ay cirka isku sii shareerayso xiisadda u dhaxaysa Soomaaliya iyo Kenya eek u saabsan muranka badda maalin uun kadib markii maxkamadda caddaalada adduunka ay ku dhawaaqday xilliga ay dhagaysanayso dacwadda hortaala. Xildhibaan caan ah oo ka tirsan xisbiga Jubilee ee talada haya, aadna ugu dhow madaxweynaha Kenya iyo ku xigeenkiisa, oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-keenyaan-ah-oo-ku-baaqay-in-lacayriyo-ganacsatada-somalida\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-27T10:19:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/kuria2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1199\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"791\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-keenyaan-ah-oo-ku-baaqay-in-lacayriyo-ganacsatada-somalida\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-keenyaan-ah-oo-ku-baaqay-in-lacayriyo-ganacsatada-somalida\/\",\"name\":\"Xildhibaan Keenyaan ah oo ku baaqay in lacayriyo ganacsatada somalida - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-keenyaan-ah-oo-ku-baaqay-in-lacayriyo-ganacsatada-somalida\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-keenyaan-ah-oo-ku-baaqay-in-lacayriyo-ganacsatada-somalida\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/kuria2.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-27T10:19:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-keenyaan-ah-oo-ku-baaqay-in-lacayriyo-ganacsatada-somalida\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-keenyaan-ah-oo-ku-baaqay-in-lacayriyo-ganacsatada-somalida\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-keenyaan-ah-oo-ku-baaqay-in-lacayriyo-ganacsatada-somalida\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/kuria2.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/kuria2.jpg\",\"width\":1199,\"height\":791},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-keenyaan-ah-oo-ku-baaqay-in-lacayriyo-ganacsatada-somalida\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaan Keenyaan ah oo ku baaqay in lacayriyo ganacsatada somalida\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaan Keenyaan ah oo ku baaqay in lacayriyo ganacsatada somalida - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-keenyaan-ah-oo-ku-baaqay-in-lacayriyo-ganacsatada-somalida\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaan Keenyaan ah oo ku baaqay in lacayriyo ganacsatada somalida - Wardoon","og_description":"Waxay u egtahay in ay cirka isku sii shareerayso xiisadda u dhaxaysa Soomaaliya iyo Kenya eek u saabsan muranka badda maalin uun kadib markii maxkamadda caddaalada adduunka ay ku dhawaaqday xilliga ay dhagaysanayso dacwadda hortaala. Xildhibaan caan ah oo ka tirsan xisbiga Jubilee ee talada haya, aadna ugu dhow madaxweynaha Kenya iyo ku xigeenkiisa, oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-keenyaan-ah-oo-ku-baaqay-in-lacayriyo-ganacsatada-somalida\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-27T10:19:50+00:00","og_image":[{"width":1199,"height":791,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/kuria2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-keenyaan-ah-oo-ku-baaqay-in-lacayriyo-ganacsatada-somalida\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-keenyaan-ah-oo-ku-baaqay-in-lacayriyo-ganacsatada-somalida\/","name":"Xildhibaan Keenyaan ah oo ku baaqay in lacayriyo ganacsatada somalida - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-keenyaan-ah-oo-ku-baaqay-in-lacayriyo-ganacsatada-somalida\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-keenyaan-ah-oo-ku-baaqay-in-lacayriyo-ganacsatada-somalida\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/kuria2.jpg","datePublished":"2019-06-27T10:19:50+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-keenyaan-ah-oo-ku-baaqay-in-lacayriyo-ganacsatada-somalida\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-keenyaan-ah-oo-ku-baaqay-in-lacayriyo-ganacsatada-somalida\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-keenyaan-ah-oo-ku-baaqay-in-lacayriyo-ganacsatada-somalida\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/kuria2.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/kuria2.jpg","width":1199,"height":791},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-keenyaan-ah-oo-ku-baaqay-in-lacayriyo-ganacsatada-somalida\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaan Keenyaan ah oo ku baaqay in lacayriyo ganacsatada somalida"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129797"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=129797"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129797\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":129799,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129797\/revisions\/129799"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129798"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=129797"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=129797"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=129797"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}