{"id":129901,"date":"2019-06-29T10:06:10","date_gmt":"2019-06-29T08:06:10","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=129901"},"modified":"2019-06-29T10:06:10","modified_gmt":"2019-06-29T08:06:10","slug":"maxamed-qanyare-afrax-oo-saaka-muqdisho-ku-geeriyooday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-qanyare-afrax-oo-saaka-muqdisho-ku-geeriyooday\/","title":{"rendered":"Maxamed Qanyare Afrax oo saaka Muqdisho ku geeriyooday"},"content":{"rendered":"<p>Maxamed Qanyare Afrax oo horay u soo noqday Wasiirka Amniga Qaranka iyo Xildhibaan ayaa saaka ku geeriyooday magaalada Muqdisho, sida ay xaqiijiyeen eheladiisa.<\/p>\n<p>Allaha u naxariistee Maxamed Qanyare ayaa ku jiray Isbitaalka Erdogan (Ex Digfeer) ee magaalada Muqdisho, halkaasoo uu muddooyinkan ku xanuunsanayay lagulana tacaalayay xaaladiisa caafimaad.<\/p>\n<p>Maxamed Qanyare ayaa ka mid ahaa Hoggaamiyeyaashii siyaasadda ee awoodda ku lahaa Magaalada Muqdisho, waxaa lagu xusuustaa inuu xubin firfircoon kulahaa aas aaskii isbaheysigii la dagaalanka Argagixisda ee markii dambe ka adkaadeen Maxkamadihii islaamiga.<\/p>\n<p>Sidoo kale Maxamed Qanyare ayaa dowladdii KMG ee lagu soo dhisay dalka Kenya ka noqday Wasiirka Amniga Qaranka, sidoo kale waxaa uu ahaa Musharaxii saddexaad ee ugu codka badnaa doorashadii xilka Madaxweynaha ee Embaghatii ka dhacday sanadkii 2004.<\/p>\n<p>Kaddib sanadkii 2012-dii markii Soomaaliya ka baxday KMG ayaa Maxamed Qanyare waxaa uu ka baxay siyaasadda, isagoo xilligaas ay xanuuno soo wajaheen, waxaa kursigii Xildhibaannimada uu ku fadhiyay bedelay wiil uu dhalay oo lagu magacaabo C\/weli Maxamed Qanyare.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxamed Qanyare Afrax oo horay u soo noqday Wasiirka Amniga Qaranka iyo Xildhibaan ayaa saaka ku geeriyooday magaalada Muqdisho, sida ay xaqiijiyeen eheladiisa. Allaha u naxariistee Maxamed Qanyare ayaa ku jiray Isbitaalka Erdogan (Ex Digfeer) ee magaalada Muqdisho, halkaasoo uu muddooyinkan ku xanuunsanayay lagulana tacaalayay xaaladiisa caafimaad. Maxamed Qanyare ayaa ka mid ahaa Hoggaamiyeyaashii siyaasadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129902,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-129901","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maxamed Qanyare Afrax oo saaka Muqdisho ku geeriyooday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-qanyare-afrax-oo-saaka-muqdisho-ku-geeriyooday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maxamed Qanyare Afrax oo saaka Muqdisho ku geeriyooday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxamed Qanyare Afrax oo horay u soo noqday Wasiirka Amniga Qaranka iyo Xildhibaan ayaa saaka ku geeriyooday magaalada Muqdisho, sida ay xaqiijiyeen eheladiisa. Allaha u naxariistee Maxamed Qanyare ayaa ku jiray Isbitaalka Erdogan (Ex Digfeer) ee magaalada Muqdisho, halkaasoo uu muddooyinkan ku xanuunsanayay lagulana tacaalayay xaaladiisa caafimaad. Maxamed Qanyare ayaa ka mid ahaa Hoggaamiyeyaashii siyaasadda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-qanyare-afrax-oo-saaka-muqdisho-ku-geeriyooday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-29T08:06:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/44912771_152206502419448_5629232146795039922_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-qanyare-afrax-oo-saaka-muqdisho-ku-geeriyooday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-qanyare-afrax-oo-saaka-muqdisho-ku-geeriyooday\/\",\"name\":\"Maxamed Qanyare Afrax oo saaka Muqdisho ku geeriyooday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-qanyare-afrax-oo-saaka-muqdisho-ku-geeriyooday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-qanyare-afrax-oo-saaka-muqdisho-ku-geeriyooday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/44912771_152206502419448_5629232146795039922_n.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-29T08:06:10+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-qanyare-afrax-oo-saaka-muqdisho-ku-geeriyooday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-qanyare-afrax-oo-saaka-muqdisho-ku-geeriyooday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-qanyare-afrax-oo-saaka-muqdisho-ku-geeriyooday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/44912771_152206502419448_5629232146795039922_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/44912771_152206502419448_5629232146795039922_n.jpg\",\"width\":1080,\"height\":1080},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-qanyare-afrax-oo-saaka-muqdisho-ku-geeriyooday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maxamed Qanyare Afrax oo saaka Muqdisho ku geeriyooday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maxamed Qanyare Afrax oo saaka Muqdisho ku geeriyooday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-qanyare-afrax-oo-saaka-muqdisho-ku-geeriyooday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maxamed Qanyare Afrax oo saaka Muqdisho ku geeriyooday - Wardoon","og_description":"Maxamed Qanyare Afrax oo horay u soo noqday Wasiirka Amniga Qaranka iyo Xildhibaan ayaa saaka ku geeriyooday magaalada Muqdisho, sida ay xaqiijiyeen eheladiisa. Allaha u naxariistee Maxamed Qanyare ayaa ku jiray Isbitaalka Erdogan (Ex Digfeer) ee magaalada Muqdisho, halkaasoo uu muddooyinkan ku xanuunsanayay lagulana tacaalayay xaaladiisa caafimaad. Maxamed Qanyare ayaa ka mid ahaa Hoggaamiyeyaashii siyaasadda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-qanyare-afrax-oo-saaka-muqdisho-ku-geeriyooday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-29T08:06:10+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":1080,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/44912771_152206502419448_5629232146795039922_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-qanyare-afrax-oo-saaka-muqdisho-ku-geeriyooday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-qanyare-afrax-oo-saaka-muqdisho-ku-geeriyooday\/","name":"Maxamed Qanyare Afrax oo saaka Muqdisho ku geeriyooday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-qanyare-afrax-oo-saaka-muqdisho-ku-geeriyooday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-qanyare-afrax-oo-saaka-muqdisho-ku-geeriyooday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/44912771_152206502419448_5629232146795039922_n.jpg","datePublished":"2019-06-29T08:06:10+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-qanyare-afrax-oo-saaka-muqdisho-ku-geeriyooday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-qanyare-afrax-oo-saaka-muqdisho-ku-geeriyooday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-qanyare-afrax-oo-saaka-muqdisho-ku-geeriyooday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/44912771_152206502419448_5629232146795039922_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/44912771_152206502419448_5629232146795039922_n.jpg","width":1080,"height":1080},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-qanyare-afrax-oo-saaka-muqdisho-ku-geeriyooday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maxamed Qanyare Afrax oo saaka Muqdisho ku geeriyooday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129901"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=129901"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129901\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":129903,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129901\/revisions\/129903"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129902"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=129901"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=129901"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=129901"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}