{"id":129907,"date":"2019-06-29T10:13:01","date_gmt":"2019-06-29T08:13:01","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=129907"},"modified":"2019-06-29T10:13:01","modified_gmt":"2019-06-29T08:13:01","slug":"siyaasiyad-aflagaadaysay-madaxweyne-erdogan-oo-maxkamad-la-soo-taagay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasiyad-aflagaadaysay-madaxweyne-erdogan-oo-maxkamad-la-soo-taagay\/","title":{"rendered":"Siyaasiyad aflagaadaysay madaxweyne Erdogan oo maxkamad la soo taagay"},"content":{"rendered":"<p>Kanan Kavtangioglu oo ah Haweenay siyaasiyad ah oo caan ah ayaa maxkamad lagu soo taagay magaalada Istanbul ee dalka turkiga ayadoo loo haysto eedaymo la xiriira in ay aflagaadaysay Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan.<\/p>\n<p>Haweenaydaan ayaa madax ka ah laan ka tirsan xisbiga calmaaniga ah ee Republican People\u2019s Party, ayaa lagu waddaa in ay mudan doonto 17 sano oo xabsi ah haddii dambigaas lagu helo.<\/p>\n<p>Ms Kavtangioglu, ayaa lagu maxkamadaynayaa qoraallo ay ku soo qortay barteeda twitter-ka oo ay qaarkod qoratay lix sano ka hor.<\/p>\n<p>Ms Kavtangioglu, ayaa ku eedaysan in ay \u201caflagaadaysay\u201d madaxweyne Erdugan iyo xukuumadda Turkigaba, oo ay faafisay dacaayado argagixiso.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in hadalladaas loo haysto ay la xiriiraan dibadbaxyadii xukuumadda looga soo horjeeday ee dhacay sannadkii 2013 laguna taageerayey xisbiga \u201cla mamnuucay\u201d ee PKK.<\/p>\n<p>Ikram Emamoglu, oo dhawaan ku guulaystay xilka maayarka magaalada Istanbul, oo ay gabadhan isku xisbi yihiin ayaa eedaymaha loo soo jeediyey Ms Kavtangioglu, ku tilmaamay kuwo \u201cSumcadeeda siyaasadeed lagu xumaynayo\u201d.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.bbc.com\/news\/world-europe-48805416\"><span style=\"color: #0000ff;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kanan Kavtangioglu oo ah Haweenay siyaasiyad ah oo caan ah ayaa maxkamad lagu soo taagay magaalada Istanbul ee dalka turkiga ayadoo loo haysto eedaymo la xiriira in ay aflagaadaysay Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan. Haweenaydaan ayaa madax ka ah laan ka tirsan xisbiga calmaaniga ah ee Republican People\u2019s Party, ayaa lagu waddaa in ay mudan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129908,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-129907","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Siyaasiyad aflagaadaysay madaxweyne Erdogan oo maxkamad la soo taagay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasiyad-aflagaadaysay-madaxweyne-erdogan-oo-maxkamad-la-soo-taagay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Siyaasiyad aflagaadaysay madaxweyne Erdogan oo maxkamad la soo taagay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kanan Kavtangioglu oo ah Haweenay siyaasiyad ah oo caan ah ayaa maxkamad lagu soo taagay magaalada Istanbul ee dalka turkiga ayadoo loo haysto eedaymo la xiriira in ay aflagaadaysay Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan. Haweenaydaan ayaa madax ka ah laan ka tirsan xisbiga calmaaniga ah ee Republican People\u2019s Party, ayaa lagu waddaa in ay mudan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasiyad-aflagaadaysay-madaxweyne-erdogan-oo-maxkamad-la-soo-taagay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-29T08:13:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1558688389212-canan.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"900\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasiyad-aflagaadaysay-madaxweyne-erdogan-oo-maxkamad-la-soo-taagay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasiyad-aflagaadaysay-madaxweyne-erdogan-oo-maxkamad-la-soo-taagay\/\",\"name\":\"Siyaasiyad aflagaadaysay madaxweyne Erdogan oo maxkamad la soo taagay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasiyad-aflagaadaysay-madaxweyne-erdogan-oo-maxkamad-la-soo-taagay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasiyad-aflagaadaysay-madaxweyne-erdogan-oo-maxkamad-la-soo-taagay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1558688389212-canan.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-29T08:13:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasiyad-aflagaadaysay-madaxweyne-erdogan-oo-maxkamad-la-soo-taagay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasiyad-aflagaadaysay-madaxweyne-erdogan-oo-maxkamad-la-soo-taagay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasiyad-aflagaadaysay-madaxweyne-erdogan-oo-maxkamad-la-soo-taagay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1558688389212-canan.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1558688389212-canan.jpg\",\"width\":1600,\"height\":900},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasiyad-aflagaadaysay-madaxweyne-erdogan-oo-maxkamad-la-soo-taagay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Siyaasiyad aflagaadaysay madaxweyne Erdogan oo maxkamad la soo taagay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Siyaasiyad aflagaadaysay madaxweyne Erdogan oo maxkamad la soo taagay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasiyad-aflagaadaysay-madaxweyne-erdogan-oo-maxkamad-la-soo-taagay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Siyaasiyad aflagaadaysay madaxweyne Erdogan oo maxkamad la soo taagay - Wardoon","og_description":"Kanan Kavtangioglu oo ah Haweenay siyaasiyad ah oo caan ah ayaa maxkamad lagu soo taagay magaalada Istanbul ee dalka turkiga ayadoo loo haysto eedaymo la xiriira in ay aflagaadaysay Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan. Haweenaydaan ayaa madax ka ah laan ka tirsan xisbiga calmaaniga ah ee Republican People\u2019s Party, ayaa lagu waddaa in ay mudan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasiyad-aflagaadaysay-madaxweyne-erdogan-oo-maxkamad-la-soo-taagay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-29T08:13:01+00:00","og_image":[{"width":1600,"height":900,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1558688389212-canan.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasiyad-aflagaadaysay-madaxweyne-erdogan-oo-maxkamad-la-soo-taagay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasiyad-aflagaadaysay-madaxweyne-erdogan-oo-maxkamad-la-soo-taagay\/","name":"Siyaasiyad aflagaadaysay madaxweyne Erdogan oo maxkamad la soo taagay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasiyad-aflagaadaysay-madaxweyne-erdogan-oo-maxkamad-la-soo-taagay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasiyad-aflagaadaysay-madaxweyne-erdogan-oo-maxkamad-la-soo-taagay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1558688389212-canan.jpg","datePublished":"2019-06-29T08:13:01+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasiyad-aflagaadaysay-madaxweyne-erdogan-oo-maxkamad-la-soo-taagay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasiyad-aflagaadaysay-madaxweyne-erdogan-oo-maxkamad-la-soo-taagay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasiyad-aflagaadaysay-madaxweyne-erdogan-oo-maxkamad-la-soo-taagay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1558688389212-canan.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1558688389212-canan.jpg","width":1600,"height":900},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasiyad-aflagaadaysay-madaxweyne-erdogan-oo-maxkamad-la-soo-taagay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Siyaasiyad aflagaadaysay madaxweyne Erdogan oo maxkamad la soo taagay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129907"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=129907"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129907\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":129909,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129907\/revisions\/129909"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129908"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=129907"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=129907"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=129907"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}